Webmaster

    Hay´adda Havayoco Oo Carwo Dhawaan La Qabtay Ku Soo Bandhigtay Waxqabadkeeda Muuqda

    Hargeysa Sept 03,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Qorshaynta Sacad Cali Shire ayaa abaal marin shahaado sharaf ku gudoonsiyay hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO carwadii bandhiga waxqadabadka hay’ada dawliga, maxaliga, caalimaga iyo qaramada midoobay ee lagu qabtay Maansoor Hotel Hargeisa. Iyadoo halkaasi lagu tibaaxay in HAVOYOCO ay tahay ururka kaliya ee kasoo baxay shaqadii wadaninimo isla markaasina mashaarc kafuliya…

    Read More

      Hoggaanka xisbiga UCID oo tacsi diraya

      Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID, Gudida Fulinta, Golaha Dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ganacsade JAMAC  IIDLE CALI iyo Dr RASHIID MAXAMED BOOTAAN  geeridii naxdinta lahayd eek u timid MARXUUM  CALI XIRZI CALI Kaas oo dhawaan lagu aasey magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaana ALLAH…

      Read More

        Hargeysa: Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaadhay dacwadii urur-siyaasadeedyada hadhay iyo qayb ka mid ah UDHIS oo ku biiray ururka Nasiye

        Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland, ayaa go’aan ka gaadhay dacwad ay muddo ka hor u gudbiyeen qaar ka mid ah ururadii ku hadhay wejigii hore ee tartanka urur-siyaasadeedyada. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa sheegay in markii ay dib-u-eegis ku sameeyeen dacwadda ay u soo gudbiyeen…

        Read More

          Burcad badeed Soomaali ah oo kolkii u horeysay la-heysteyaal u dilay madax furasho raagtay awgeed

          Xaradheere Sept 02,2012(SDN)-Burcad badeed Soomaali ah oo la heyste u dhashay dalka Syriaku kalena dhaawacay ayaa ku hanjebay in ay leyn doonaan maxaabiista ay haatan hayaan ay leyn doonaan hadaan madaxfurashada lala soo gaarin. Markabaka la heysto oo la yidhaahdo Mv Orna oo sita calnka dalka Panama oo markanaa ay leedahay shirkad Imaraadka degan ayaa…

          Read More

            Addis Ababa: Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo oo Axadda beri ka qaybgalaya aaska Meles Zenawi

            Hargeysa 01, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabta gaadhay magaalada Addis Ababa, si uu uga qaybgalo aaska Raysal-wasaarihii hore ee dalkaas Meles Zenawi. Madaxweyne Siilaanyo oo ay weftigiisa ka mid yihiin; Wasiirada Khaarajiga Maxamed Cabdullaahi Cumar, Madaxtooyada Xirsi Cali Xasan iyo marwadiisa Aamina-weris Sheekh Maxamuud…

            Read More

              Ma doonaysaa waxbarasho Jaamacadeed oo bilaash ah adiga oo gurigaaga/xafiiskaaga jooga?

              Hargeysa 01, September 2012 (SDN) – Jaamacadda barashada cilmiga iyo deraasaadka Islaamka (Islamic Online University) ayaa markii u horraysay faraceeda ka furaysa magaalada Hargeysa ee Somaliland, si fursad ay ugu helaan ardayda ku nool gobollada wadanka ee doonaysa in ay wax ka bartaan Jaamacadan. Jaamacaddan oo waxbarashada ku bixisa habka casriga ah ee loo yaqaano…

              Read More

                MEMORABLE LOCAL GOVERNMENT/COUNCIL MAYOR OF HARGAISA DURING LIFE TIME. By NASIR ALI KABADHE PART TWO

                   (KampalaSDN)    At the initiation of the local council  administration the faction of the municipality of Hagaisa were severally effected seriously power straggle the removed attention for schedule framework   the  leader of local government/council in Hargaisa district it focused on conflict between internal elected council that is refused to start within their responsibility   and also…

                Read More

                  KULAN WADA TASHI OOY ISKU YIMAADEN DHAMAAN JAHLIYADA IYO QAYBAHA KALA DUWAN EE JAHLIYADA SOMALILAND EE DALKA UGANDHA!!!!

                    (KampalaSDN)KULAN BALAADHAN OOY ISKU YIMAADEN DHAMAN QAYBAHA KALA DUWAN  JAHLIYADA SOMALILAND EE DALKA UGANDHA kampala, kalankan ayaa waxa daarna ama ay kaga TASHANAYAAN SIDII AY GUDDONKA  jahliyada ama GUDDOMIYAHA  JAHLIAYADA AY CID UGU SOO DOORAN LAHAYEEN,HADABO TASHIYAAS OO MALMAHANBA KA SOCDAY CAASIMADA DALKA UGANDHA EE KAMPALA LAGU WADA INAY SACADAHA SOO SOCDA INAY KA…

                  Read More

                    jidka ay somaliland umari karto dhabaha horumarka(the way forward for development in somaliland)qormadii saddexaad naasir ali kabadhe

                      Kampala-(SDN)- Waa qaybtii Seddexaad, warbixintii qoraalka ahayd ee uu soo diyaariyay Aqoonyahayn Naasir Cali Kabadhe, ee uu kaga hadlayay Jidka ay Somaliland u mari karto Horumarka oo uu soo gaadhsiiyay Xafiiska Wararka ee Shabakadda Caalamiga ah ee Togaherernews ee Kampala, waxaanu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidatan. Dimoqraadiyadda Somaliland (DEMOCRACY IN SOMALILAND). SHU’RA  IS…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo xilal kala duwan magacaabay

                      Hargeysa Sep 01,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Amed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta magaacaabay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin Wasiirka warfaafinta, Wasiir ku xigeen ay yeelan doonto wasaarada warfaafintaAfhayeenka cusub ee madaxtooyadda iyoMaareeye Madax banaan oo TV-ga qaranka loo sameeyay. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed madaxtooyada ka soo baxay oo uu ku sexeexnaa Xoghayaha…

                      Read More

                        Somaliland waxaa hogaaminaya ruugcadaa siyaasadeed ee yaan la maqlin nin xilkiisii ka soo bixi waayey xilkuna waa meerto.!!!!!

                        waxaan salaamayaa warbaahinta sida fiican noogu kala tebisa wararka Intaasi kadib waxaan jecel ahay in aan in yar ka idhaahdo arimodhawr ah oo warbaahintu baryahan danbe qaadaa dhigaysay oo ah awood ka qaadida xubnaha dawlada iyo kuwa madaxa banaan marka hore xil kaqaadista waxaa iska leh madaxweynaha qaranka oo distoorku siinayaa marka labaad madaxweynuhu wuxuu…

                        Read More

                          Somalia sets date for presidential election

                          Mogadishu: The Somali parliament will hold a presidential election on September 10, the final stage of a UN-backed process to set up a new administration for the war-torn country, an election official said on Friday. “September 10, 2012, is the day that the presidential elections of the Somali Federal Republic will take place,” Osman Libah…

                          Read More

                            Waqtiga la dooranayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo la muddeeyay

                            Muqdisho 31, August 2012 (SDN)- Guddiga doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya, ayaa shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha cusub, iyadoo murashaxiin tiro badani u ordayaan hanashada xilkaas. Guddigan oo ka kooban 16 xubnood oo Baarlamaanka Soomaaliya Khamiistii shalay u saaray hagista hawlaha doorashada Madaxweynaha cusub, waxa uu maanta shaaciyay in doorashadu dhici doonto 10-ka bisha September….

                            Read More