Webmaster

    Japan oo 67 sanadood ka dib weli laga murugeysan yahay Nuclearkii lagu garaacay

    Hiroshima August 07,2012(SDN)-Waxa guud ahaan Dalka Japan tacsi iyo baroordiiq loogu sameeyay ummadii ku le’atay qaraxii Nuclearka ee lagu weeraray dagaalkii labaad ee dunida oo ay ku qurbaxeen boqolaal kun oo ruux. Dalaka Japan ayaa waxa la arkayay tiyoo shacabku meel walba ku duceysanayo oo uu ka tiiraanyeysan yahay khasaarihii maalintaa ka dhashay weerarkii Mareykanku…

    Read More

      Ra’iisul wasaraha Soomaaliya oo yXala Afur Sharaf U Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed

      Muqdisho 07,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa Afur Sharaf u sameeyay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana Afurka kasoo qeybgalay Golaha Wasiiradda, xildhibaano, suxufiyiin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Ganacsigga ayaa hadal kooban u jeediyay Odayaasha Dhaqanka isagoona ku amaaney sidii ay isugu howleen in Soomaaliya…

      Read More

        Guddoomiyaha xisbiga UDUB oo magaacaabay guddi hoosaadyo

        Hargeysa August 07,2012(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku magacaabay xubno ka mid noqon doona guddi hoosaadyo xisbigaasi uu yeelan doono. Gudiyada ayaa ka koobnaan doona ashqaastan oo loo bixiyay Madaxda waaxyaha bahweynta UDUB,waxaaney kala yihiin;1. Guddi-Hoosaadka Abaabulka iyo Wacyi gelinta 1.    Maxamud …

        Read More

          Sanaag: Deeq raashin ah oo la gaadhsiiyay Agoomaha Ceerigaabo iyo degmada Ceel-afwayn

          Ceerigaabo 6, August 2012 (SDN)- Gudoomiyaha gobolka Sanaag Aaden Diiriye Cigaal, ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay 30 qoys oo Agoomo ah oo ku nool gudaha degmada Ceel-afweyn. Deeqdan caawimada ahi waxay ka timi urur fadhigiisu yahay dalka Holland oo lagu magacaabo Nomad. Munaasibadii gudoonsiinta deeqdan oo lagu qabtay xarunta dawlada Hoose degmada Ceel-afwayn, waxa ka…

          Read More

            Komishanka oo ka digay saamaynta ay qabsoomida doorashada ku reebayso haddii aanu Baarlamaanku wax-ka-bedel ku samaynin Xeer No.20

            Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa sheegaya in aanay doorasho qabsoomayn sanadkan 2012 haddii ay goleyaasha Baarlamaanku markale soo celiyaan xeerka doorashooyinka Xeer N0:20. Xubnaha KDQ oo warbaahinta la hadlay, waxay sheegeen in xeerkan oo hore Guurtida iyo Wakiiladu u soo celiyeen, loo baahan yahay in laga saaro waxyaabaha caqabada ku noqon…

            Read More

              Barnaamijkii Tijaabi Aqoontaada Diimeed iyo maanta

              Berlin August 06,2012(SDN)-Akhristeyaal waa mar kale iyo barnaamijkii Tijaabi aqoontada Diimeed adoo ka jawaabaya suaalaha. Sheeg adeegihii Kacbada furaheeda heen-jiray? 2;sheeg saaxaabigii kula taliyey Rasuulka NNKH)in laqodo godkii khandaq? 3:sheeg saxaabigii hogaaminaayey dagaalkii Qaadisiya? 4; sheeg inta duulamaad uu aaday nebigay? 5. sheeg asxaabiga kaliya ey magaciisa quraanka lagu sheegay? 6-Su’aal Sheeg sanadkii uu geeriyooday…

              Read More

                Immigration Board vetting stayed

                                                                                          (KampalaSDN)The Appointments Committee of Parliament has stayed vetting of President Yoweri Museveni’s six nominees for the National Citizenship and Immigration Board, over a petition by Muslims. The committee was scheduled to interview former MPs Beatrice Nyakaisiki (Hoima), Jane Akwero Odwong (Kitgum) and John Eresu (Kaberamaido), and Patrick Ambako Kibrai, Elizabeth Nabakka Musazi and…

                Read More

                  Hargeysa: Deeq Dhar iyo Kabo ah oo lagu wareejiyay Wasiirka Caddaalada

                  Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdullaahi, ayaa deeq dhar iyo kabo ka kooban ku wareejiyay wasiirka Caddaalada, taasoo loogu talogalay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee caasimadda Hargeysa. Wasiirka Diinta Sheekh Khaliil Cabdullaahi oo hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay wareejinta dharkaas oo lagu qabtay xabsiga dhexe, waxa…

                  Read More

                    War degdeg ah: Xagta-toosiye oo lagu horjoogsaday Buuhoodle iyo wararkii u dambeeyay ee gogosha nabadeed ee lagu waday inay maanta ka furanto Bali-dhiig

                    Hargeysa 6, August 2012 (SDN)- Wararka ka imanaya degmada Buuhoodle, ayaa sheegaya in kooxo nabad-diid ahi is hortaageen in hoggaamiyaha SSC Saleebaan Xagla-toosiye u gudbo dhinaca degmada Bali-dhiig ee gobolka Togdheer oo lagu waday inay maanta ka furanto gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay beelaha gobollada bariga qaarkood. Xukuumadda Somaliland ayaa xalay wefti culus…

                    Read More

                      Madaxweyne Shariif oo isaga baxay shirkii saxeexayaasha Raodmapka,iyo qodobo la soo saaray

                      Nairobi August 06,2012(SDN)-Saxeexayaasha Dhabaha nabada Soomaaliya(Roadmap) ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kiinya,xili ay kulanka hareeyeen muran salka ku haya cida saxeexayaasha ka mida ee meteleysa Ahlu Sunna Wal Jamaaca. Kulanka ayaa waxa ka soo xaadiray labo wadaad oo sheegay in ay yihiin hogaamiyeyaasha dhabta ah ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo la kala…

                      Read More

                        Today in history:August 5, 1962

                          (KampalaSDN) At the Uganda People’s Congress (UPC) annual delegates’ conference in Mbale, the Prime Minister Milton Obote announced that the Uganda government was to establish a high powered Economic Planning Commission as part of its war on poverty. Obote received a tumultuous welcome from the 900 delegates and large numbers of other guests who…

                        Read More

                        Faraska Aduunka u Dheereeya Usain Bolt oo Ku Guuleystey 100 Mitir (By-Jaahuur)

                        London-July-5-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku suu qaadaneynaa Olympigii oo wali si habsami ah uga socda cariga ingiriiska ee London. Haddaba galabta waxaa la isku arkay garoonka weyn ee Olympikada ee London,waxaana ku balansanaa ciyaaryahanada aduunka u dheereeya siiba 100-Mitir,waxaana Finalka isku soo hadhey 8 ciyaartooy oo wadamadooda ka kala socdey. Mucjisada aduunka u dheereeya ee…

                        Read More

                        Dawladda Suudaan oo ogolaaday in gobollada jabhaddu qabsadeen caawimo loo gudbin karo iyo heshiiska Khartuum-Jubba ee murankoodii Saliida

                        Khartuum August 5, 2012 (SDN/FT)- Dawladda Sudan ayaa Axadda maanta ogolaatay in caawimooyinka gargaarku u gudbi karaan gobollada dhinaca Koonfureed ee labada jabhadood qabsadeen. Sida uu ku waramay wargeyska Financial Times, kooxaha arrimaha bani’aadaminada u dhaqdhaqaaqaa waxay sheegeen in dagaalku galaaftay dadka shacabka ah oo Macaluul waajahaya. Ogolaanshuhu waxa uu yimi maalin keliya ka dib…

                        Read More