Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo hanbalyo u diray Ardey China wax ku barata oo deeq waxbarasho dalka keenay
Sallaxley August 05,2012(SDN)-Ardeyda reer Somaliland ee Jaamacada China wax ka barata ayaa dhawaan waxa ay Dugsiga Hoose Dhexe ee Gaaroodi ee ku yaal Degmeda Sallaxley gaadhsiiyeen Deeq waxbarasho. Hadaba tilaabadan ku deyashada mudan ee Ardeyda degaanku ku gacan qabteen jiilalka ka danbeeya ayaa waxa ka mahadceliyay Ururka Wadaniga ah ee Gaaroodi oo isagu gacanta ku…
