Webmaster

Xulka Gabdhaha Canada oo 2-0 Ku Qanacsiiyey Xulka Britain.

Coventry-England-July-3-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta tiigsaneynaa ciyaarihii Olombiga oo si habsami ah ugu socda garoomada kala gadisan ee cariga ingiriiska London iyo xulka Gabdhaha qaranka kubadda cagta ee Canada oo u soo baxay Semi finalka. Haddaba xulkan Canada oo ah taariikhda markii ugu horeysey ciyaaro ka tirsan Olombikada iney soo gaadhaan Semi Finalka xagga kubada…

Read More

    Ururka la dagaalanka Qaadka iyo Maandooriyaha ee Somaliland

    Milton August 03,2012(SDN)- Waxa laga assassay magaalada Hargeysa sanadkii hore dhamaadkiisi , urur dhalinyara ah oo ka soo horjeeda Qaadka iyo Maandooriyayanka ummada halaagay.  Ururka waxa ka madax ah arday dhigata Jaamacada Hargeisa oo u guntaday inay bilaabaan wacyigelin iyagoo dadka u sheegaya wax yeelada uu qaadku leeyahay. Hadalka waxba idinku dheerayn maaye waxad barnamujka…

    Read More

      WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBEDELKA DHAQANKA BULSHADA(QEYBTII 2AAD)

      Berlin August 03,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada Barnaamijki Suugaanta iyo isbedelka Bulshada oo aad qeybtiisii hore maalmo ka hor halkan uga bogateen. Akhristeyaal waxa xasuusin gaar ah naga ah in qaybtaani ay daba socoto taxanihii hore. Waxaan taabaneeyna inaaga oo qayb walabaa siideeda ugaa hadalayanaa 1: sida uu ahaa deegaanka ay ummada soomaaliyeed ku…

      Read More

        Xukuumadda Badbaado Qaran oo u mahadcelisay khaban qaabayaashii Shirka Odayaasha Dhaqanka

        Muqdisho, 03, 2012(SDN)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa aad ugu mahadcelisay khaban qaabayaasha Shirkii Ansixinta Dastuurka oo ay ugu horeeyaan C/fitaax Maxamed C/nuur iyo Kamaal Xasan Guutaale. Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa mahad balaaran u soo jeediyay Dhalinyaradii ka qeybqaadatay khaban qaabadii Shirka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee igu yimid Magaalada Muqdisho, Si ay u samatabixiyaan…

        Read More

          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo xalay Casho sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale

          Muqdisho August 03,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Casho Sharaf u sameeyay Golaha Wasiiradda iyo Marti sharaf kale iyadoona Munaasabad lagu  xirayay Ansixintii Dastuurka dalka lagu qabtay hoyga Ra’iisul Wasaaraha. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhamaan Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Badbaado Qaran, Xildhibaano, Ururada Haweenka, Ururka Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed,…

          Read More

            Kala hadalka wasiirka arrimha dibedda Somaliland ee ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo muujisay khibarad yaradiisa Siyaasadeed

            HargeysaAugust 03,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa mar uu u waramayay Iddaacada BBC da  waxa uu ku soo bandhigay licib siqiirnimadiisa Siyaasadeed. Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay sida uu u arko in la ansixiyay dastuurka Soomaaliya oo ka kooban 18 gobol oo kuwa Somaliland dabcan ka mid yihiin. “Marka ugu horreysa…

            Read More

              Hillary Clinton in Uganda

                (KampalaSDN)US Secretary of State Hillary Clinton is in Uganda and will spend a night in the capital, Kampala before a visit to the world’s newest nation South Sudan, locked in a crippling border and oil dispute with Sudan. She flew out of Senegal on Thursday headed for Uganda. Her 11-day tour of seven African…

              Read More

                Museveni speaks out on Ebola

                  (KampalaSDN)Good evening country men, I am addressing you about some new problem in the Health sector. This is the emergency of Ebola again in our country. About three weeks ago in the village of Nyanswiga in Kibaale district, some people become very sick. Initially the health workers did not realize what it was. This…

                Read More

                  Isku milanka siyaasada iyo Shirkada la wada eegay ee Dahabshiil maxay sababi kartaa?

                  London August 03,2012(SDN)-Shirkada Dahabshiil ee ganacsiga kala duwan ku hawlan ayaa beryahan danbe saxaafada ku soo noqnoqoneysay,mar waxa ay aheyd weerar kii ay dhawaanta jacda ku siiyeen Kooxda u ololeysa cadaalada Ganacsiga iyo Dimuqraadiyada ee Anonymous. Kooxdaa oo cadaalada ku raadisa sifooyin dibedda ka ah nidaamka sharciyeed ee caalamka oo ay qabaan in nidaamkaasi yahay…

                  Read More

                    Mucaaridka Jabuuti oo sida fiinta uga qeyliyay hantida dalkooda ee Somaliland loo weeciyay

                    Ottawa August 03,2012(SDN)-Hogaamiyaha Ururka Isbedelka,Horumarka iyo Dimuqraadiyada Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole ayaa xogo warbaahintu baahisay oo sawir ka bixinaya lacago xukuumada Jabuuti siiso masuuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland ku tilmaamay wax aaney labada ummaddooba aqbeli karin. Md Candhool oo noo waramay ayaa sheegay in tiraba dhawr sanadood ay mucaaridka Jabuuti ka warhayeen isla…

                    Read More

                      Safarka Qurbejooga Soomaalidu ku tagaan wadanku inta badan waa FARXAD sii socodka ah iyo FIRXAD soo socodka ah, waa maxay sababtu? Q 2aad

                      Mar kale Ramadaan Kariim Qormadii hore waxaynu kaga hadalnay sida ay muhiim u tahay inuu qofku doorto diyaarad iyo dariiq ku munaasib ah safarkiisa si uu uga badbaado caqabado ku yimaada socdaalkiisa. Qormadan maantana waxa aynu ku taataaban doonaa muhimada ay leedahay doorashada Ticketka saxda ahi iyo saameynta uu ku leeyahay safarka qofka. Sideedaba, waxa…

                      Read More

                        Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka hadlay gaadiid hore loogala goostay oo ay maanta gacanta kaga dhigeen kooxda Khaatumo State

                        Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Ciidamada Qaranka ee Somaliland jiida hore, ayaa 2:30pm ee maanta gacanta ku dhigay laba gaadhi oo nooca gaashaaman ah iyo hal Landcruser oo kuwa raaxada ah, kuwaasoo lagala soo goostay kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo State. Taliyaha Ciidamada Qaranka ee Somaliland Col. Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo war qoraal ah…

                        Read More

                          Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo gudoontay qalab loogu talogalay xafiisyadeeda 5 ka mid ah gobollada cusub ee Somaliland

                          Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Samsam Cabdi Aaden, ayaa qalab loogu talogalay xafiisyada wasaaraddaas ee 5 gobol oo dalka ah ka gudoontay hay’adda Mercy Corps. Qalabkan waxa loogu talogalay xafiisyada 5 gobol oo ka mid ah gobolada cusub ee Somaliland, gobollada Saraar, Oodweyne, Badhan, Hawd iyo Selal. Ugu…

                          Read More

                            Hargeysa: Nuxurka kulan dhexmaray Komishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada kumeel-gaadhka ah iyo 9-ka urur ee cusub

                            Hargeysa 02, August 2012 (SDN)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan lagu gorfaynaayo qaabka qabsoomiyaddda doorashada golaha Deegaanka la yeeshay  saddexda xisbi qaran iyo sagaalka urur-siyaasadeed. Kulan oo ay albaabadu u xidhnaayeen, waxa markii uu dhamaaday ay warbaahintu wax ka waydiiysay waxyaabihii laga wadahadalay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta  ururada iyo xisbiyada qaranka oo sharaxaad ka bixiyay…

                            Read More

                              Frustrated Annan quits as Syria peace envoy

                              Former U.N. Secretary-General Kofi Annan is quitting as international peace envoy for Syria in the face of an armed rebellion against President Bashar al-Assad whose violence shows no sign of abating after 17 months of strife. As battles raged on Thursday in Syria’s second city Aleppo between rebel fighters and government forces using war planes…

                              Read More

                                Madaxweynuhu muxuu kala kulmay kormeerka uu ku tegay xarunta dawladda Hoose ee Hargeysa? (DAAWO SAWIRADA)

                                Hargeysa 2, July 2012 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Saaka subaxnimadii hore markay saacadu ku beegnayd abaaro 8:00 Am, kormeer Kedisa ku soo maray habsami u socodka Xarunta Dawlada hoose ee Hargeysa Madaxweynuhu waxa uu kormeerkiisa ku eegayay sida ay hawlaha shaqada ee Dawlada hoose u socodaan, iyo sida ay…

                                Read More

                                  Website iyo Wargeys Warbaahinta Somaliland baraya Dimiqoradiyada – Faalo uu qoray Dahir Alasow

                                  21 sano kadib Somaliland waxaa ka soo ifbaxay Warbaahin madaxbanaan oo lagu kala magacaabo Halbeegnews.net iyo Wargeys afdheer oo la magacbaxay Hubaal News Paper. Wargeyskaan iyo Website-kaan oo ay ka hoowlgelayaan khabiiro Saxaafadeed waxay u muuqdaan kuwa suuqa ka saaraya Warbaahinta laga leeyahay Somaliland oo badankood u shaqeeya qaab la mida Xidigtii Oktober ee Kacaankii…

                                  Read More