BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE OO SI BUUXDA U TAAGEREYE GO’AANKA KOOXDA ILAALADA QARAMADA MIDOBEY “ MONITORING GROUP”
Shir deg de goo ay yeesheen Aqoon yahannada , Siyaasiyiinta, Dhaqankii soo jireenka ahaa, Culama’uddiinka, Haweenka iyo Dhallinyarada Beelaha Digil iyo Mirifle oo ku sugan Gudaha Somalia iyo dibada waxey si qeexan uaga doodeen Warbixintii uu soo saarey Guddiga Dabagalka Qaramada Midoobey eek u saabsanaa Xogaha dhabta ah ee ka jira Somalia iyo Dembiyada lagu…
