Soomaalida oo sanad ka dib Abaaruhu ka qixinayaan degaanadooda
Kismaanyo July 22,2012(SDN)-Waxa mar kale la dareemayaa saameynta cuno yaridu ku heyso Soomaalida sanad ka hor uun ay macluushu aqaladooda ka barokicisay,sida ay ku soo waramayaan hay’adaha gaegaarka. Soomaaliya ayaa mar kale waxa isku baheystay labo dilaa oo kal ah Gaajo iyo colaad. Soomaaliya ayaa sanadkani ay ka da’een roobab ka samato bixiyay in mar…
