Shir lagu faaqiyado wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya u bilaabmay oo ka furmaya Hargeysa
Hargeysa, 23, July 2012 (SDN)- Kulan lagu faaqiyado wada-hadala dhowaan u bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inuu todobaadkan ka furmo caasimadda Hargeysa. Shirkan oo uu qabanqaabadiisa leeyahay ururka SORADI oo ka mid ah kuwa maxaliga ah, waxa sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo laba maalmood ah. Sida lagu sheegay qoraal hordhac ah…
