Buugaag Geeddi ah: Maktabadda wareegta 2012 waa socdaalka dhiganaha qoran ee magaalooyinka Somaliland
Hargeysa 30, June 2012 (SDN)- Maktabadda wareegtaa waa qayb ka mid ah bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa. Waa hab ka duwan habab inta badan laga yaqaanay dalka, kuna cusub saaxadda buug-akhriska ee Somaliland. Maktabadda wareegtaa waa nidaam ay kooxo kala duwani ay buugaag tiro badan ku geynayaan magaalooyinka waawayn ee dalka, si ay fursad…
