Webmaster

    Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray kuxigeenkiisa

    Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici). Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi M. Daahir (Cukuse) soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Madaxweyne kuxigeenka ka tacsiyadeeyay aabihii oo Jimcihii maanta ku geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka…

    Read More

      Shirkadda Telesom oo Abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah Shaqaalaheeda

      Hargeysa 16, March 2012 (Qurbejoog.com)- Shirkadda ugu wayn dhinaca Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa abaal-marino kala duwan ku maamuustay qaar ka mid ah hawlwadeenadeeda. Shirkadda Isgaadhsiinta eeTelesom waxay xalay xaflad si heer sar ah loo soo agaasimay u qabtay shaqaalaheedii loo aqoonsaday inay ugu wanaagsanaayeen sanadkii 2011, kuwaasoo lagu abaal mariyay abaal-marino maaliyadeed,…

      Read More

        Diyaarad uu lahaa Milateriga dalka Turkigu oo ku burburtay Afgaanistaan iyo khasaaraha shilkaas ka dhashay

        KABUL 16, March 2012 (Qurbejoog.com/AP)- Diyaarad Milateri oo ay leedahay dawlada Turkiga, ayaa Jimcihii maanta ku burburtay duleedka caasimada Afgaanistaan ee Kaabuul. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Associated Press, shilkaas waxa ku dhintay 12 askari oo Turkish ah iyo laba gabdhood oo ku jiray guriga ay ku burburtay, sida ay sheegeen masuuliyiinta Afgaanistaan iyo…

        Read More

          Xil. Maxamed Xuseen oo shaaciyay inuu u sharaxan yahay jagada Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Wakiillada

          Hargeysa, 16, Mar 2012 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji-Ciise oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha baarlamaanka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay jagada gudoomiye-ku-xigeenka koobaad ee baarlamaanka Somaliland ee uu baneeyey C/casiis Maxamed Samaale oo madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Wasiirka Maaliyadda. Jagadan banaanaatay ee gudoomiye-ku-xigeenka oo ay u tartami doonaan xildhibaanada golaha wakiiladu…

          Read More

            Mid ka mid ahaa shaqaalaha Villa Soomaaliya oo Shabaabka gacan ka siiyay qarixii madaxtooyada

            Muqdisho Mar 16,2012(SDN)-Mid ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala Madaxtooyada Muqdisho ayay soo baxday in uu gacan siiyay qarixii dhawaanta halkaa ka dhacay ee Shababaku sheegtay. Afhayeenka Dawlada Cabdiraxmaan Yariisow ayaa saxaafada u sheegay in ruuxan oo qudhiisa qaraxa ku dhintay in uu gacan siiyay labdii ruux ee Villa Somalia isku qarxiyay. Kooxda Shabaabka ayaa…

            Read More

              Tacsi:Allaha u Naxariistee Carab Ciise Xeyd ayaa maanta ku geeriyooday Mareykanka

              Minneapolis Mar 15,2012(SDN)-Waxa maanta dalka Mareykanka ku geeriyoodey Allaha u naxariistee Md Carab Ciise Xeyd oo in mudo ahba xanuunsanayay. Marxuumka ayaa ku caan baxay Ganacsi hufan oo uu uga mid ahaa ganacsatada Soomaalida ugu caansan. Sidoo kale Marxuumka ayaa lagu yiqiinay gacan qabad,furfurnaan iyo Alle ka cabsi. Barta Internetka ee Somalidiasporanews.com waxa halkan ay…

              Read More

                Salaadiin Hargeysa shir ku qabtay oo sheegay in Kheyaadka Dalaka aan la kala xigin

                Hargeysa Mar 15,2012(SDN)-Xubno ka mid ah Madax-dhaqmeedka reer Somaliland oo Shir jaraa’id Maanta ku qabtay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa Cadeeyay in loo siman yahay dhulka Somaliland iyo Khayraadkiisa isla markaana u soo jeediyay shacbiga Somaliland inaanay kala sheegan gobollo iyo degmooyin. Salaadiintani waxa ay Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay Ganacsiga Somaliland iyo Fursadaha…

                Read More

                  Kulan ay wada jir uga qeybgaleen macalimiinta dugsiyada sare iyo masuuliyiin ka socota Jaamacada Golis oo looga wadahadlay u diyaarinta Ardeyda Jaamacadaha

                  Hargeysa Mar 15,2012(SDN)-Kulan ay soo qaban qaabisay Jaamacada Golis isla markaana ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Maamulayaasha dugsiyada sare ee Caasimada oo lagaga hadlayay sida ugu haboon ee la isu waafajin karo  maadada uu rabo in ardayga dugsiga sare dhamaystay uu ka barto Jaamacada taas oo ka qabsoontay Huteelka Maansoor ee…

                  Read More

                    Ethiopia ‘launches military attack inside Eritrea’

                    Ethiopian forces have launched a military assault on positions inside Eritrea, Ethiopian officials have said. Ethiopia attacked because Eritrea was training “subversive groups” to carry out attacks inside Ethiopia, a government spokesman said. A number of people were killed and others captured when three camps were attacked, a defence official said. Eritrea has not yet…

                    Read More

                      Itoobiya oo weerartay xarun ciidan oo ku taal guddaha Eritrea

                      Adis Ababa Mar 15,2012(SDN)-Dawlada dalka Itoobiya ayaa sheegtay maanta in ay hawlgal ka fulisay guddaha dalka Eritrea oo ay ku eedeysay in ay taageereyso kooxo mucaarida oo dalkeeda weerara. Afhayeen u hadlay dawlada Itoobiya Shimeles Kemal ayaa sheegay in ciidamadoodu weerar ku qaadeen xero uu shaaegay in lagu tababarayo ciidamada Mucaaridka Itoobiya. Afhayeenku waxa uu intaa…

                      Read More

                        Hambalyo Madaxweyne: Ugaadhso Masuuliyiinta Hantida Umadda Xada

                        Jeeroo rag dheeraad cunnoo, dhumucle loo yeedho, Nin waliba wuxuu dhimay ilaa, dhabarka loo saaro, Dhacadiidka jeeroo rag badan, dhawda laga saaro, Jeeroo Maxkamad loo Dhisoo, Dhididku hoobaano Jeeroo waxay naga dhaceen, lagaga dheelmaalsho, Daarahan la dhiibsaday ilaa, laga dhawaateeyo, Dhunkaal shilinku jeeruu noqdoo, dhuunta mari waayo, Dhacarsiga la deyn mayo iyo, dhiilka lays baraye,…

                        Read More