Webmaster

    The World’s Next State?

    HARGEISA, Somalia — If a country isn’t recognized, does it make a sound? Here in Somaliland, the semi-autonomous northern part of the failed state of Somalia, I discovered that the answer is an emphatic yes. The government in Mogadishu has virtually no influence in Hargeisa, the capital of Somaliland, or over the territory’s 3.5 million…

    Read More

      Ruushka oo NATO ugu baaqay in aaney Afgaanistaan ka bixin

      Moscow Mar 19,2012(SDN)-Dalka Ruushka ayaa ku baaqay inaanay ciidamada gaashaan-buurta nato ee uu maraykanku hormeedka u yahay eek u sugan  dalka afganistaan  anay ka bixin dalkaasi ilaa inta ay ciidamada af-ganistaan awood u yeelanayaan in ay xasladaan amaanka dalkaasi. Wasiirka arimaha dibadda dalka Ruushka Sargee lafa-roof ayaa waxa uu sheegay in  qaanuunka caalamiga ahi uu…

      Read More

        Wasiirka cusub ee wasaarada Warfaafinta Somaliland oo xilkii la wareegay

        Hargeysa Mar 19,2012(SDN)-Munaasabad ay xilka kula wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta JSL Mudane axmed cabdi Xaabsade iyo wasiirka Cusub ee wasaaradda W/wacyigelinta Mudane Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa saaka ka qabsoontay Xarunta wasaarada warfaafinta iyo wacyigelinta JSL. Munaasabadaasi oo ay soo xaadireen mas’uuiyiinta iyo shaqaalaha kala duwan ee wasaaradda warfaafinta, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin…

        Read More

          Wasiirka wasaarada Shaqada iyo arriimaha Bulshada oo maanta xilkii la wareegay

          Hargeysa Mar 19,2012(SDN)-Wasiirkka  cusub ee wasaaradda  shaqada iyo  arrimaha bulshada  Maxamuud  Bare  garaad  ayaa maanta si rasmiya  ula wareegay  xaruntii darbi jiifka  wasaaradda ee magaalda  hargeisa. Waxa xafladaasi  ugu horayn ka  hadashay  wasiirkii hore  ee wasaaradaasi  marwo Ilhaam  Maxamed  Jaamac  oo  sheegtay  in xaruntani ay  tahay mid  lagu  dareeylo  laguna  xanaaneeyo  caruurta  darbi jiifka ah,…

          Read More

            15-ka Urur Siyaasaddeed oo saaka si isku mid ah Cududdooda ugu muujiyay Caasimadda Hargeysa

            Hargeysa, 19, Mar 2012 (SDN)- 15-ka Urur Siyaasaddeed ee Somaliland ayaa saaka dhoola-tusyo xoogan ka muujiyay, degmooyinka kala duwan ee Caasimadda Hargeysa. Ururrada ayaa goobo u dhaw Xarumahooda kusoo ururiyay dadwayne aad u tiro badan, iyadoo Urur kasta laga rabo kun qof oo madax-taabasho ah. Hawlwadeennada Shabakada Wararka ee Somalidiasporanews oo saaka u kuurgalay hawsha…

            Read More

              Hargeysa: Guddida Diiwaangelinta Ururrada oo gunnaanaday tirinta kunka qof ee laga doonayo Urur kasta iyo Guddoomiyaha oo ka hadlay

              Hargeysa, 19, Mar 2012 (SDN)- Waxay maalintii labaad ay Guddida Diiwaangelinta Urarradu Siyaasaddu Caasimadda Hargeysa ka bilaabeen tirinta kunka qof ee madax taabashada ah ee laga rabo Ururrada Siyaasadda, iyagoo shalay soo dhameeyay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama. Waxa saaka si isku mid ah uga bilaabmay dhamaan degmooyinka magaalada Hargeysa is-abaabulka Ururrada Siyaasadda, iyadoo wadooyinka…

              Read More

                Hay’ada Human Rights Watch oo ku baaqday in madxii sirdoonka Libaya Maxkamada denbiyada caalamka loo gudbiyo

                New York Mar 19,2012(SDN)-Hay’adaha  xuquuqda aadamaha sida  amnesty  international  iyo Human Rights Watch ayaa maanta ugu  baaqay dawladda  Mauritania  in  ay  gacanta ka galiso  Mr  Cabdalla  Sanuusi  Maxkamadda  caalamiga ah  ee dembiyada dagaalka ee Heeg,  oo  hore  u soo saartay  waarankii  lagu  qaban lahaa. Waxana  waaranka  qabashadiisu  uu ka dembeeyey  markii xeer ilaaliyaha  guud  caalamiga…

                Read More

                  Six Somalis killed in Mogadishu mortar attack: witnesses

                  At least six Somali civilians were killed after mortar shells struck their camp for displaced people near the presidential palace in the capital Mogadishu, witnesses said Monday. “A father, mother and two of their children have all died, after a mortar shell smashed into their hut, and another round killed two other civilians,” said Abdiwahid…

                  Read More

                    Jabuuti oo la isku hayo cida buuxuneysa xilka wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta Somaliland,maxay tahay sababtuse?

                    Jabuuti Mar 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland ayaa dhawaan xilkii ka qaaday wasiirka wasaarada Bootaha iyo isgaadhsiinta isla markaana aan cid kale u magacaabin. Hadal heynta ugu badan ee ka socota haatan Jabuuti iyo Somalilandba waxa ay tahay cida xilkaa qaban doonta. Sababtuna waxa ay tahay iyada oo ganacsato ku xidhan madaxtooyada Jabuuti damacsan tahay in ay kooto…

                    Read More

                      Jarmalka oo madaxweyne Dooranaya Maanta iyo cida xilkaa lagu wado

                      Berlin Mar 19,2012(SDN)-Nin hore   ugu halgami jiray  xuquuqda  aadamaha  ee bariga  Jarmalka  waqtigii  hore  ayaa maanta laga filayaa in baarlamaanka dalkaasi u doorto madaxweye ,  kadib markii  ay isla ogolaadeen xusbiyada waa weyn ee dalkaasi in  uu  noqdo madaxweyne. Hase  ahaatee  jagada  madaxweynaha  Jarmalku  ma laha  awood  badan waxa  kali ah  uu khudbado soo dhaweyn…

                      Read More

                        Tacsi ka socota dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, Canada‏ kuna socota dhamaan reer Marxuum Carab Ciise

                        Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum CARAB CIISE XAYD, isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo…AAMIIN. الَّذِينَإِذَاأَصَابَتْهُممُّصِيبَةٌقَالُواإِنَّالِلَّهِوَإِنَّاإِلَيْهِرَاجِعُونَ﴿١٥٦﴾أُولَٰئِكَعَلَيْهِمْصَلَوَاتٌمِّنرَّبِّهِمْوَرَحْمَةٌۖوَأُولَٰئِكَهُمُالْمُهْتَدُونَ      Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun 1 Ducaale  maxamad Xirsi 2 Former Minister Maxamad Cabdi Xuseen 3 Xuseen Jaaquur Mire (…

                        Read More

                          Nuxurka wadahadal dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ka socda Baanka Horumarinta Afrika

                          Hargeysa 18, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda Baanka Horumarinta Afrika oo shalay socdaal ku yimi caasimadda dalka ee Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Madaxtooyadu soosaartay, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu weftiga ka socda Baanka Horumarinta Afrika (African Development Bank) uu uga mahadceliyay booqashadooda Somaliland, wuxuuna…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

                            Muqisho March 18, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr. Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin mugleh ka qaata taageerada Dowladda.   Shir jaraa’id oo ay…

                            Read More

                              Gollaha Wakiilada Somaliland oo iscasilaad ka aqbalay Md Cabdicasiis Samaale ansixiyayna wasiirnimadiisa

                              Hargeysa Mar 18,2012(SDN)-Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen Cod Aqlabiyad ah ku ogolaaday Iscasilaadii uu golaha u soo Gudbiyay  Gudoomiye ku xigeenkii 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C.Casiis Maxamed Samaale, Waxaa kale oo ay Mudanayaashu ku ansixiyeen Xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland ee Todobaadkii tagay,uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u igmaday Mudane C.casiis…

                              Read More

                                Somalis grow restless over ‘hawala’ freeze

                                Frustration has gripped the Somali community following allegations that the head of one of the largest telecommunication companies in Somalia was providing financial support to Al-Shabaab through the informal hawala money transfer system. Mr Ali Ahmed Nur Jim’ale of Hormuud Telecommunications was accused by the United Nations Security Council, as being one of the financiers…

                                Read More