Webmaster

    Somali women call for better roles in country

    MOGADISHU, Mar 8 – As Somali women celebrated International Women’s Day with various ceremonies in many parts of the country, calls for greater roles for women in national affairs have been voiced by women leaders.   The occasion were marked with marches and rallies in the Somali capital city of Mogadishu and various ceremonies held…

    Read More

      Wasiirka Beeraha Somaliland oo gaadhay magaalada Caynaba iyo nuxurka kulamo dhexmaray maamulka deegaannadaas

      Caynaba, 09, Mar (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay deegaanada bariga Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Caynaba, isagoo u kuurgalaya xaaladaga beeralayda deegaanaddaas. Wasiirka Beeraha ayaa markii uu gaadhay deegaankaas waxa uu kulamo la qaatay maamulka gobolka Saraar iyo degmada Caynaba iyo qaar ka mid…

      Read More

        Sh. Shariif oo hadal-haynta Somaliland ku badan tahay, Shirkii London ka dib, waa maxay sababtu?

        Hargeysa, 08, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliyaa Sheekh Shariif muddooyinkii u dambeeyay hadal-hayntiisu ku badan tahay Somaliland, iyada oo aan hore looga baran inuu soo hadal qaado arrimaha Somaliland. Intii ka dambaysay Shirkii London Shariif wuxuu warbaahinta kaga hadlay wada hadal ay dawladdiisu la galayso Somaliland, isla markaana waxa uu dhawaan…

        Read More

          Somaliland to Be Part of Ethiopian Grid

          The Ethiopian Electric Power Corporation is planning to put the south-eastern border town of Somaliland on Ethiopia’s grid. Initial work to install electric transmission lines have been launched in the early although it is not yet known when the Corporation plans to begin electric transmission according to sources. Ethiopia and Somaliland are negotiating an agreement…

          Read More

            Jaamacadda Addis Ababa Medical College qaybteeda Hargeysa oo la inqilaabay, maxay tahay sababtu?

            Jaamacadda Addis Ababa Medical College oo ka mid ah Jaamacadaha gaarka loo leeyahay kana dhisan dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, isla markaana lagu barto Culuunta Caafimaadka,  ayaa 2008-dii laan ka furatay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa. Iyadoo wakhtigaas ay baahi aad u badan ka jirtay barashadda dhinaca culuunta caafimaadka iyo cilmiga  dhakhtarnimadda….

            Read More

              Madaxweynaha TFG oo caddeeyay in la magacaabayo guddida wadahadalada Somaliland iyo Somalia, kana hadlay go’aankii uu ku ogolaaday Khaatumo State(DHEGEYSO)

              Muqdisho 08, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dawladda reer Galbeedku taageerayo ee TFG Shariif Sheekh Axmed, ayaa markii u horeysay caddeeyay in la magacaabayo guddi uu ugu yeedhay ‘guddida wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.’ Madaxweyne Shariif oo maanta hadal ka jeediyay munaasibad lagu xusayay maalinta Caalamiga ah ee 8 March, waxa uu ka hadlay sababaha ku kelifay…

              Read More

                Xuska Maalinta Caalamiga ah ee 8 March oo looga dabaal-degay Somaliland iyo Sanduuq Dhaqaale oo lagaga dhawaaqay

                Hargeysa 08, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xuska maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka, ayaa maanta si wayn looga xusay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Xuskankan oo lagu qabtay hoolka guriga shaqaalaha dawladda, waxa ka qaybgalay wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland, Agaasimaha guud ee wasaaraddaas, guddoomiyaha urur-siyaasadeedka NDB, wakiilo ka kala socday ururada bulshada iyo kuwa…

                Read More

                  Soomaaliya oo codsi xubinimo ah u gudbisay urur goboleedka EAC

                  Nairobi Mar 08,2012(SDN)-DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa dalab codsi xubinimo u gudbisay urur goboleedka EAC ee ay ku bahoobeen dalalka geeska Africa,sidaa waxa saxaafada u sheegay madaxweynaha dalka Kenya Moi Kibaki oo haatan ah madaxa ururkaasi. Urur goboleedkan oo ah mid dhaqaalaha dalalka geeska Africa khuseeya ayaa waxa dalabkiisa dawlada KMG ahi gaadhsiisay wasiirka arrimaha…

                  Read More

                    Askari hore uga tirsanaa ciidamada Mareykan ah oo lagu soo oogay in uu damacsanaa in uu Shabaabka ku biiro

                    New York Mar 08,2012(SDN)-Askari hore ugu tirsanaa ciidamada dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay denbi la xidhiidha in uu damacsanaa in uu gacan siiyo kuna biiro kooxda Al Shabaab oo Mareykanku argegixida u aqoonsan yahay. Xeer ilaalinta Mareykanka ayaa shalay ku oogtay denbiga eedeysane Craig Benedict Baxam dacwadan oo uu ku muteysan karo 15 sanadood…

                    Read More

                      RUNTOO LA SHEEGOO LAGU DHAQMAA WAY FIICAN TAHAY DHALIIL KASTOO LAGUU SHEEGANA HA U QAADAN CADAAWAD

                      RUNTOO LA SHEEGOO LAGU DHAQMAA WAY FIICAN TAHAY DHALIIL KASTOO LAGUU  SHEEGANA HA U QAADAN CADAAWAD ILAAHAY BAA MAHAD LEH Dhamaantiin ugu horayn waad salaaman tihiin akhyaartiina wararka sida tooska iskula socodsiinaysa ummada gudaha iyo dibada. Intaa ka dib waxaan salaamayaa akhristayaasha waqtigoodii qaaliga ahaa siiyey in ay ku akhriyaan maqaalkan. Soomaalidu waxay tiraahdaa HADAL…

                      Read More

                        Somaliland next on EEPCO’s power grid

                        Somaliland is the newest nation to be part of Ethiopian Electric Power Corporation (EEPCo’s) plans of electric export deals. Sources at the corporation told Capital that the state electric power supplier plans to electrify the south-eastern border town of Somaliland, which is close to the Ethiopian border town of Togochale. According to sources, the electric…

                        Read More

                          Many of you do not remember sunday night 26th June, 1960

                          HARGEISA and other regions of  Somaliland: June 26, 1960: British rule ended here at midnight last night as fireworks and singing crowds heralded the Independence of Somaliland. Celebrations continued throughout the night. A big electric sign on a hillside carried the message: OSMAN Indhoole and Mohamed weyne -The first governors of Somaliland said “Long Live…

                          Read More

                            Shirweyne lagaga hadlayey waxqabadka hay’adaha qaramada midoobay iyo doorka ay saxaafada Somaliland ku leedahay ayaa maanta lagu qabtayHargaysa

                            Hargeysa Mar 07,2012(SDN)-Shirweyne lagaga hadlayey waxqabadka hay’adaha qaramada midoobay iyo doorka ay saxaafada Somaliland ku leedahay ayaa maanta ka furmay Hotel maansoor ee magaalada Hargaysa. Furitaankii shirkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Arimaha dibada Dr maxamed cabdilaahi Cumar, Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe, Agaasimayaasha guud…

                            Read More

                              Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo deeq gaadhsiiyay Cusbitaalka guud ee Burco

                              Burco Mar 07,2012(SDN)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxamed Maxamed(Xoog) ayaa maanta gaadhsiiyay Cusbitaalka guud ee magaalada Burco deeq isugu jirtay qalab Caafimaad oo kala ah, Dawooyin, Gogol, Sariiro iyo Raashin. Deeqdan ayaa ka timi hay’adda Islaamiya oo ka socotay wadanka Cumaan oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yidhaahdo (SIWO). Waxaana wakiil uga ahaa deeqdan…

                              Read More

                                Solving the Somali Jigsaw

                                Last month, 52 heads of state or government met for the London Conference on Somalia. It is clear that there is an increased appetite for resolving Somali’s difficulties. With suggestions that Somalia is about to go through a process of Balkanisation, what is the true extent of the fragmentation of this troubled nation?  Nationalism to…

                                Read More

                                  Agaasimihii iscasilay ee wasaaradda Khaarajiga Somaliland oo ka hadlay xayiraada lagu soo rogay iyo sida uu u arko sharciyada loo maray

                                  Hargaya 07, March 2012 (Qurbejoog.com)- Agaasimahii guud ee iska casilay wasaarada Khaarajiga Mr. Maxamuud Raage, ayaa sheegay inuu wali  xayiran yahay, isla markaasana aanu garanayan cid uu u xaniban yahay. Sidoo kale waxa uu Mr. Raage sheegay inaanu jirin wax sharci ah loo soo maray xayiraadda socdaalka laga saaray, isagoo sheegay inuu wasiirka arrimaah dibadu…

                                  Read More