Webmaster

    Aqoon is weydaarsi lagu lafo gurayay sida ugu suurto galsan ee Haweenku ugu soo bixi karaan doorashooyinka Golayaasha Deegaanka oo Hargeysa lagu qabtay

    Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Aqoon is weydaarsi lagu lafo gurayay sida ugu suurto galsan ee Haweenku ugu soo bixi karaan doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo dariiqa ugu haboon ee wacyigooda kor loogu qaadi karo ayaa Maanta lagu qabtay huteelka Sammer Time ee Caasimada Hargaysa. Tababarkan oo ay ka qaybgaleen 40 haween ah oo ka kala socda  lixda gobol ee…

    Read More

      Wefti balaadhan oo ka socda Midowga Yurub ayaa Maanta Booqasho shaqo ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa

      Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Wefti balaadhan oo ka socda Midowga Yurub  ayaa Maanta Booqasho shaqo ku yimid Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Weftigan waxaa garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airpote ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee  Somaliland  iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland. Wasiirka Wasaarada Macdanta,Biyaha iyo Tamarta ee Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale…

      Read More

        Midawga Yurub iyo Somaliland oo kala saxeexday Mashruuc lagu horumarinayo Biyaha magaalooyinka dalka qaarkood

        Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta furay mashruuc balaadhan oo la xidhiidha biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Wajaalle, Burco iyo Ceerigaabo oo ay maal-gelinayso midowga yurub kaasi oo ay ku baxayso 28 Malyan oo Dollar. Waxa xaflad balaadhan oo Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa loo sameeyay furitaanka…

        Read More

          Budhcad-badeeda haysata Markabkii ku socday Berbera oo siidayntiisa shardi uga dhigay in Somaliland ugu bedesho Maxaabiis ay xukuntay

          Hargeysa 06, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox ka tirsan Budhcad-badeeda Soomaalida oo haysta Markab u rarnaa ganacsato reer Somaliland ah, ayaa siidaynta markabkaas ku xidhay in dawladda Somaliland ugu bedesho Maxaabiis ay fal-dambiyeedyo Budhcad-badeednimo u xukuntay. Siday faafisay wakaalada wararka ee Reuters, nin magaciisa ku sheegay Yuusuf Cali oo ka mid ah budhcada haysata markabkaas oo…

          Read More

            Erdogan oo fariin u diray Xukuumada Bashaar Al Asad

            Istanbul Mar 06,2012(SDN)Raiisal wasaaraha dalka Turkiga  Rajib  Dayib  Erdogan ayaa  xukuumada Suuriya  ugu baaqay in ay u ogolaato  sahayda gargaarka ah in la gaadhsiiyo  dadka u baahan , gaar ahaan  kuwa ku nool  magaalada Xumus iyo degaanada  ku hareeraysan . Mr. Erdogan  waxa kale  uu baaqiisa  ku sheegay in siyaasada dilka iyo  cabudhinta ku fadhida ayna xukuumada…

            Read More

              Iiraan oo dalkeeda u ogolaatay kormeereyaal ka socda QM

              Tehran Mar 06,2012(SDN)-Dawlada Iraan ayaa maanta  ku dhawaaqday in ay u ogolaan doonto khubaro ka socota  Hay’ada qaramada  Midoobay u qaabilsan  quwada  Atoomikada in ay booqdaan saldhiga milatari  ee loo yaqaab Baashtin ee ku yaala dalkaasi . Xukuumada Iraan ayaa saldhigan  Baashtin   ka horjoogsatay khubaro ka socda Hay’ada quwada Atoomikada  in ay saldhigaas soo booqdaan bishii…

              Read More

                Urur Siyaasadeedka SSCD oo xafiis ka furtay magaalada Laascanood

                Laascaanood Mar 06,2012(SDN)-Munaasibad lagu furayey xafiiska urur siyaasadeedka SSCD ee magaalada  Laascaanood   ayaa maanta lagu  qabtay  xarunta gobolkja Sool  . Munaasibadan  oo ay  kasoo qeyb galeen  aqoon  yahano , Salaadiin , Dhalinyaro  iyo haween  ayaa waxa ugu horeyn halkaasi ka  hadlay gudoomiyaha  ururkaasi ee gobolka Sool C/qaadir  Maxamed  Adar  oo ka waramay Barnaaijka  siyaasadeed ee…

                Read More

                  Madaxtooyada oo ballan-qaad u samaysay Agoon iyo Naafo cabasho la hortagey

                  Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ballan qaad u sameeyay daweyne isugu jira naafo iyo agoomaha ciidanka qaranka oo cabasho la hotagey xarunta Madaxtooyada. Naafadan iyo agoomaha ciidanka qaranka ayaa maalmihii u dambeeyay ka cabanayay in laga jaray gunno ay ka qaadan jireen Wasaaradda Gaashaan-dhiga, iyagoo shalayna cabashadooda…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Wakiillada oo furay aqoon is-weydaarsi lagu darsayo Xeerka Hay’ada Maamul Wanaaga

                    Hargeysa, 06, Mar 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta aqoon is-waydaarsi ku saabsan dibu eegista Xeerka Hay’ada Maamul Wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa ka furay Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa. Aqoon isweydaarsigan oo socon doona muddo saddex cisho ah wax aka qayb qaadanaya xubno ka kala socda labada Gole ee…

                    Read More

                      Safiirka Mareykanka ee Jabuuti oo la kulmay axsaabta mucaaridka dalka

                      Jabuuti Mar 06,2012(SDN)-Safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Jamhuuriyada Jabuuti Geeta Pasi ayaa kulan wada jir ahaa la qaatay madaxda xisbiyada Mucaaridaka Jabuuti. Safiirka ayaa kulankan ku qaabilay madaxda axsaabta ARD, UDJ, iyo PDD PND,waxaana looga wada hadlay xaaladihii u danbeeyay ee Jabuuti iyo kuwa gobolka. Axsaabta ayaa wada jir uga mahadceliyay sida beesha caalamku ugu soo…

                      Read More

                        Madaxweyne Geelle oo u socdaalay Qatar ka dibna uga gudbaya Turkey,maxey tahay sababtu?

                        Jabuuti Mar 06,2012(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geelle ayaa shalay ka anbabaxay dalaka kiyoo ku sii jeeda dalka Qatar isaga oo halkaa uga sii guddbi doona dalka Turkiga. Warbaahinta dalka ayaa sheegtay in u jjeedada safarku yahay sidii ay Jabuuti cilaaqaadka ay dalalkaa la leedahay kor loogu qaadi lahaa. Madaxweyne Geelle ayaa lagu wadaa…

                        Read More

                          Seychelles oo burcad badeedii u horeysay ku wareejineysa Somaliland

                          Hargeysa Mar 06,2012(SDN)-Dawlada Seychelles ayaa 19 ka mid ah Burcad badeeda dalkeeda ku xidhan u soo wareejineysa Somaliland. Madaxweyneyaasha Seychelles iyo Somaliland James Michel iyo Axmed Siilaanyo ayaa intii lagu gudo jiray shirkii Somalida ee dhawaanta London lagu qabtay heshiis ku gaadhay in Burcada Soomaalida ee Seychelles ku xidhan in Somaliland lagu wareejiyo. Sanadkii hore…

                          Read More

                            Somalia insurgency moves north as pressure grows

                            MOGADISHU, Somalia — The fight against Somalia’s al-Qaida-linked insurgency may be moving north to an area previously considered safer than the war-ravaged south, analysts and officials told The Associated Press on Monday. The move could mean that the al-Shabab militia is seeking to regroup in the semiautonomous region of Puntland, where international companies are exploring…

                            Read More

                              Burundi soldier killed in Somali blast

                              Mogadishu – A Burundi soldier with the African Union troops was killed and another injured Monday in the north of Mogadishu, when a bomb they were defusing was detonated by Shebab rebels, a statement said. “As the bomb was being removed to be safely defused, it was detonated by the Al Qaeda-backed extremists, the Shebab,…

                              Read More

                                Berbera: Dadweyne dibad-bax ku muujiyay siday uga soo horjeedaan Wershad Sibidh oo hirgelinteeda Dahabshiil la siiyay iyo odayaal la xidhxidhay

                                Berbera 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amniga ee magaalada Berbera, ayaa xidhay qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha gobolka Saaxil. Siday sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay halkaas, xadhigan oo ka dambeeyay markii ay guddi dhinaca bulshada Berbera ahi ka soo horjeesteen dhismaha wershad labaad oo Sibidh oo shirkadda Dahabshiil ruqsad lagu…

                                Read More

                                  Guddi dusha kala socota xaaladaha maxaabiista oo kormeertay xabsiga dhexe ee Cerigaabo

                                  Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Gudi Loo xilsaaray Qiimaynta Xaalada Xabsiyada iyo Maxaabiista dalka,ayaa maanta kormeer ku soo maray Xabsiga dhaxe ee Magaalada Ceeri-gaabo. Sida ay sheegtay wakaalada wararka Somaliland ee Solna,Gudidan ayaa kormeerkan ugu kuur galayay Xaalada Xabsiga Dhex ee  Ceerigaabo,iyo Maxaabiista ku sugan.halkaasi oo ay xogwaraysi kaga qaateen Masuuliyiinta Xabsiga iyo Maxaabiistaba. Gudigan oo wasiirka wasaarada…

                                  Read More

                                    Sanaag: Ujeedada kormeer ay wasiirada Beeraha,Shaqada iyo iyo Arimaha Bulshadu ku soo mareen degaamada buuraleyda qaarkood

                                    Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Wasiirada wasaaradaha Beeraha,Shaqada iyo  iyo Arimaha Bulshada ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mid ah deegaanada Beeraleyda Gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliso Wasiirada Shaqada,Arimaha Bulshada Marwo,Ilhaan Mohamed Jaamac ayaa waxay ay maanta Kormeer ku soo mareen Deegaanada Beeralayda ee Midhisho,Tuulada Kulmiye oo Kaga beegan Magaalada Ceerigaabo…

                                    Read More