Laascaanood: Khasaaraha ka dhashay mudaharaad salka ku haya go’aankii Sheekh Shariif ee Maamulka Khaatumo State iyo go’aanka maamulka gobolku ka soosaaray
Laascaanood 07, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen mudaharaad rabshado wata oo saacado badan oo maanta ah ka socday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Sida uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com u sheegay weriye Maxamed Shaqale oo ku sugan magaalada Laascaanood, waxa abaaro 9:00 habeenimo ee xalay ka…
