Talo Caafimaad: Toonto Waxay La Dagaalantaa Cayayaanka Caloosha Ku Dhasha !
Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Gooryaan calooleedku waa gooryaanka ku dhasha Caloosha qofka waxaana arrintaasi ka dhasha dhibaatooyin caafimaad oo tira badan ,arrinta kale ee halista ayaa waxa ay tahay in gooryaankani uu awood u leeyahay in uu ku dhex noolaado caloosha qofka kuna dhex tarmo ,sidoo kale waxa jirta arrin ayna dad badan oo…
