Kumuu Ahaa Marxuum Maxamed Biixi Caalin (Ooto)? Wax ka Baro Taariikh-nololeedkiisii oo Kooban DAAWO
Hargaysa 07. June 2017 (SDN/QJ):- Allaah ha u naxariistee waxaa lagu aasay Xabaalaha Masallaha ee magaalada Hargeysa Maxamed Biixi Caalin (Ooto) oo ku geeriyooday Cusbitaalka Edna Aadan ee Caasimadda Hargeysa, waxaanu Marxuumku u dhintay Xanuun Beerka ka asiibay oo dhawaan Qalliin Dalka Hindiya loogu soo sameeyey. Waxaa Aaska Marxuumka ka qaybgalay Wasiirro Xukuumadda ka tirsan,…
