Madaxweynaha Dawlada Federaalka Iyo Boqolaal ka Mid ah Shacabka Muqdisho oo u Dabaal Degay Waxqabadkiisii Boqolkii Cisho ee ugu Horeeyay Mudada Xilhayntiisa & Dulucda Khudbad Goodi Siyaasadeed ah DAAWO
Muqdisho 05. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad u jeedinaayay kumanaan qof Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium ayaa waxaa uu ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdiisa ay xoogga Saartay Ammaanada iyo sidoo kale sidii loola dagaalami lahaa Musuq…
