Webmaster

Axkaamta Soonka Bisha Ramadaan & Sheekh Maxamed Macallin Cabdi Carab DAAWO

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Axkaamta Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee Diiniga ah, Fadliga iyo Fadaa’isha iyo Shuruudaha Qofka Saa’imka ah ama Soomman looga baahan yahay Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo aannu si taxane ah idiinku soo gudbin doonno haddii Illaahay raalli ka noqdo inta aynu ku gada-jirno Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Maanta koow…

Read More

Maxaad Ka Taqaan Buurnida/Naaxitaanka Amase Cayilka? Warbixin

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ma ogtahay marka laga hadlayo Cayilka amase Naaxitaanka in dad badan oo adduunka ku nool ay la xanuunsan yihiin halka ay gaajaba kaba fekerin.Magaalada New York ardayda dugsiyada hoose 21% waa kuwa buur-buuran. Dadka Mareykanka ah Seddexdii Ruuxba Hal ayaa cayilan/Naaxsan.   Dadka joogtada qadada iyo quraacda ka cuna Resturantiyada…

Read More

Magaalo Madaxda Dalka Morocco Oo Ka Mid Noqotay Magaalooyinka Ugu Dadka Badan Leh Adduunka !

Marocco 04. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalo madaxda Dalka Morocco  ee loo yaqaan Daar Al-baydaa waa magaalo aad u qurux badan waxaana ku nool 1Km Square ee ka mid ah magaaladaasi Dad tiradoodu dhan tahay 14,200. Haddaba, warbixin dhawaan ay soo saartay hay’ada World Economic Forum oo had iyo jeer ka duusha kuna tiirsan xogaha ay…

Read More

Xoghayaha Cadaaladda WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay in Aanay Dalka u Sameynin Xarun Keyd oo Shacabka Laga Badbaadin Karo Xiliyada Dhibbaayinku Soo Kordhaan

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha cadaaladda ee Xisbiga WADDANI Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE ba ku canaantay in maanta aanu dalku lahayn xarun keyd oo laga badbaadin karo shacabka wakhtiyada ay la soo dersaan xanuunada iyo dhibbaatooyinka abaarahu, waxaana uu tilmaamay in uu aad uga xun yahay in ay…

Read More

‘’Raysal-wasaaraha India Wuxuu ahaa Shaahle, Balse Lahaa Riyooyin Waaweyn,Wuxuu Sannadka 2022-ka Ku Haminayaa in Qof kasta oo Hindi ahi Helo Guri isku dhan,Heerkee ayuu Siyaasiga Somaliland Fikirkiisu Yahay’’ Cabdi Kariin Axmed Mooge

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ma ogtahay in Raysalwasaaraha India uu ahaa shaahle/ a tea seller, waa nin leh riyooyin waaweyn, waa chief ministerkii badalay gobolka India ka muuqda ee Gujurat , hada oo uu yahay Raysalwasaaraha India wuxuu ku hamiyayaa in 2022ka in qof kasta oo Indian ahi uu helo guri uu ku noolado…

Read More

Ciidamo Hubeysan Oo Xoog Ku Galay Dayuurad ay leedahay Shirkadda Malaysia Airlines

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada amaanka Australia oo aad u hubeysan ayaa fuulay diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Malaysia Airlines oo lagu khasbay inay dibu ugu laabato Melbourne ka dib markii mid ka mid ah rakaabka diyaaradda uu isku dyayay inuu galo qolka laga hago duulimaadka diyaaradda. Arrintaasi ayaa cabsi ku beertay rakaabkii iyo…

Read More

Mid kamid ah Wadamada Carabta Oo Laga Mamnuuca In Laga Daawado Filim Ay Jilaa Ka Tahay Gal Gadot

Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Lubnaan Shineemooyinka kuyaala ayaa gabi ahaan laga mamnuucay in laga daawado Filim cusub oo la sheegay in ay aktarada ama jilaaga koobaad ka tahay gabadha lagu magacaabo Gal Gadot , oo kasoo jeeda yahuuda Israa’il. Filimkan ayaa la qorsheenayay in laga daawado habeenkii xalay shineemooyinka kuyaala magaalada Beirut ee…

Read More

Faransiiska Oo Quus Ka Taagan Taajir U Hiiliyay Dumarka Xijaabka Laga Mabnuucay SAWIRO

Paris 04. June 2017 (SDN/QJ):- Rachid Nekkaz waa Nin Milyaneer Taajir ah oo u dhashay dalka Faransiiska balse asal ahaan ka soo jeeda wadanka Aljeeriya , wuxuuna ninkaan quus iyo jahwareer ku riday dowlada Faransiiska .   Maalqabeenka Rachid Nekkaz ayaa bilaabay olale looga soo hor jeedo mabnuucida Xijaabka ama Niqaabka wuxuuna Dumarkii asturnaa u…

Read More

Madaxweynaha Ruushka oo Beesha Caalamka u Soo Jeediyay inay Go’aan ka Gaadhaan ka Bixidii Madaxweyne Trump ee Heshiiska Cimilada

Moscow 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Ruushka Mr: Vladimir Putin, ayaa ugu baaqay bulshada caalamka in ay u qaataan wax fudud go’aanka uu kaga baxay madaxweynaha  maraykanku Mr: Donal Trump heshiiskii dhinaca cimilada ee aduunka oo dhami gaadhay laba sanno ka hor. Mr; Putin waxa uu intaasi ku daray in hesiiska Paris dhaqan galkiisu…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Dib u Dhigay Qorshihii uu Safaarada Maraykanka ugu Rari lahaa Qudus

Washington 04. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maraykanka Mr: Donald Trump ayaa go’aan ku gaadhay in uu dib u dhigayo qorshihii uu safaarada maraykanka ee ku taala caasimada Israa’iil ee Talaabiib ugu rarilahaa magaalada Qudus ee barakaysan, iyada oo arintaasi ka mid ahayd balan qaadyadiisii waqtigii uu u halgamayey madaxtinimada dalkaasi. Madaxweyne Trump waxa uu go’aankan…

Read More

Weerar loo Adeegsaday Gaadhi oo ka dhacay Magaalada London iyo Xaalad Jahwareer ah oo caawa ka jirta Magaaladaasi

London 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wararka Ka Imaanaya Magaalada London ee Dalka Ingriiska ayaa sheegaya in caawa Magaalada ay ka Jirto xaalad jahwareer ah kadib markii Weerar loo adeegsaday Gaari uu ka dhacay Meesha loo yaqaan London Bridge Ama (Buundada London) oo ah meel aad u Mashquul badan oo u dhow xarunta baarlamaanka Dalkas. Weerarka…

Read More

“Caalamku Wuxuu U Muuqdaa Inuu Abaalmarinayo Kuwa Fashilmay [Somaliya], Oo Uu Ciqaabayo Kuwa Guulaystay [Somaliland]” Wasiir Sacad Cali Shire

Washington 03. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa aqoonsi la’aanta haysata Somaliland ku tilmaamay mushkilad cagaha ka xidhay horumar badan oo jiri lahaa. Wasiir Sacad oo u waramay wargeyska The guardian, wuxuu beesha caalamka ku canaantay inay dayaceen Somaliland oo ay ku ciqaabayaan guulaha…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh Iyo Socdaalkiisii Jaamacada Camuud Iyo Waxyaabihii Soo Jiitay DAAWO/SAWIRO

Boorama 03. June 2017 (SDN/QJ):- Wafti ka kooban Gudomiyaha Ahna murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, Xubno ka mid ah Guddida Wada Hadalada Somaliland iyo Khaatumo oo kala ah Wasiirka Waxbarashada C/laahi Habane iyo Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamed Xaaji Aadan iyo Masuuliyiin kale oo ka mida Khaatumo…

Read More

Diyaarad Siday Gargaar Caafimaad oo Ku Dhacday Degmada Garbahaareey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay DAAWO

Garbahaarey 03. June 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw garoonka Diyaaradaha magaaladaasi ay kusoo dhacday diyaarad xamuul sida oo dooneysay in ay ka degto garoonkaasi. Masuul katirsan gobolka Gedo ayaa Warbaahinta u sheegay in diyaarad kasoo dageysay garoonka ay soo dhacday , waxa uuna tilmaamay in…

Read More