Webmaster

Booliska Dawlada Federaalka Somalia oo Markii Kowaad Loogu Deeqay Diyaarada aan Duuliyaha Lahayn SAWIRO

Muqdisho 27. May 2017 (SDN/QJ):- Booliska Soomaaliya ayaa helay markii ugu horeysay dayuuradaha sahanka ee drones-ka loo yaqaan oo aan duuliyaha wadin.   Sarkaal hore uga tirsanaa sirdoonka dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Brett Velicovich ayaa Wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in diyaaradahan oo shan ah ay ugu deeqeen booliska Soomaaliyeed si ay ugu…

Read More

Ka Digtoonow Waxyaabaha Dhibaatada Ku Noqon Kara Soonkaaga, Haraad Iyo Gaajo Degdega Ahna Keena

Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Arrimo badan oo qofku sameeyo ayaa dhibaato ku noqon kara soonka, kuwaas oo la xidhiidha cuntooyinka iyo cabitaanada, gaar ahaan wakhtiyada habeenkii sida afurka, cashada iyo Suxuurta, wakhtiyadaa kala duwan waxa cuntooyinka iyo cabitaanada qaarkood dhibaato ku noqon karaan, soonka maalintii iyo in qofku habeenkii si raaxo leh oo caafimaad…

Read More

Khubaro Maraykan ah oo Baadhitaan Cilmeed Ku Sameeyay Soonka Ku Waajibay Maslimiinta Iyo Maxsuulka uga soo Baxay

Washington 27. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmi baadhis caafimaad khabiiro ka tirsan jaamacadaha dalka Maraykanku ku baadheen saamaynta soonku ku leeyahay caafimaadka aadamiga ayaa natiijo aad uga yaabisay oo ay mucjiso ku tilmaameen kaga soo baxday, waxaanay baadhistoodan ku ogaadeen sida qayb kasta oo caafimaadka aadamiga ah uu soonku faa’iido iyo wax tar ugu leeyahay. Jariirada…

Read More

Muslimiinta Magaalo 24-ka Saacadood Aanay Qoraxdu Ka Dhicin Ku Soomaya

London 27. May 2017 (SDN/QJ):- Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa sanadkan ku soo beegantay xili dunida inteeda badani ku jirto, wakhtiga xagaaga ee ugu kulul saacadaha maalintuna ugu badan yihiin, oo ah wakhti qoraxdu u iilato waqooyiga dunida. Meelo badan oo dunida ah ayaa 20-saacadood maalintu noqotay, waxaanay taasi ka dhigaysaa in wakhtiga soonku aad…

Read More

Hormadii Afaraad ee Laga Soo Masaafuriyey Maraykanka oo Laga Soo Dejiyey Magaaladda Nairobi

Nairobi 27. May 2017 (SDN/QJ):- Dayuurad siday 54 ruux Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa Xalay laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Dadkan laga soo tarxiilay Maraykanka ayaa isugu jira dhalinyaro iyo dad waaweyn waxaana dayuurada lagu soo qaaday dadkan la socday ilaalo hubeysan.   Saraaakiisha Maraykanka ayaa…

Read More

Wiilka uu Sodoga u Yahay Madaxweyne Donald Trump oo Cadeeyay La Kulanka Dublamaasiyiin Ruush ah Xiligii Doorashadda Maraykanka & Tuhunadii in Ruushku Taageeray Trump oo Bannaanka Is Keenay

Washington 27. May 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Dalka Mayaraykanka ayaa sheegaysa in ay sirdoonka gudaha dalkaasi ee (FBI) ay su’aalo baadhitaana waydiiyeen Mr.Jaraad Kushnar,oo la taliye sare u ah madaxwaynaha Maraykanka Mr Dolnd Trump, lugtii uu ku lahaa in faragalin Ruushku ku sameeyay doorashadii madaxtinimada dalkaasi. Mr. Kushnar oo Madaxwaynaha dalkaasi Sodog u yahay ayaa sanadkii…

Read More

Warbixin Daaha ka Rogtay Jeelal Qarsoodi ah oo Ku Yaala Dalka Yemen oo Lagu Ciqaabo Maxaabiista

Sanca 27. May 2017 (SDN/QJ):- Hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda bani’aadamka ayaa soo saaray warbixin sheegaysa in Jeelal qarsoodi ah oo ku yaala dalka yaman loogu gaysto maxaabiista xadgudubyo arxandaro ah  oo gaadhsiisan ilaa dil.   Warbixintani waxa ay soo baxaday markii ay haya’daha xuquuqda aadamuhu kulan ku yeesheen magalada Jineefa ee dalkan IswisarLaand…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Hambalyo ah oo Ku aadan Bilowga Bisha Ramadaan u Diray Shacabka Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isagoo ku hadlaya Magaciisa, ka Xukuumadda iyo kan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, Wuxuu dhambaal hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shucuubta Islaamka guud ahaan iyo shacbiga Somaliland gaar ahaan, isagoo ku tahniyadaynaya bilashada bisha barakaysan ee RAMADAAN, kuna beegan hijriyada 01-Ramadan 1438, halka ay milaadiga ka…

Read More

Sida ay Muwaadiniinta Somaliland Mar Labaad u Uruuriyeen Qaadhaanka Ka Soo Kabashadda Abaaraha Iyo Barnaamij Toos ah DAAWO

Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):-Guddida Heer Qaran ee Qaadhaan Uruurinta Ka soo Kabashada abaaraha iyo dib u Xoolaynta dadkii ay Abaartii dalka soo martay Xoolahooda ka fara saartay ayaa Caawa Mar Kale Waxay Ka Sii Ambo Qaadeen Barnaamijka Qaadhaan Uruurinta oo ka wada Baxaya Dhamaan Telefishanada afka Somaliga ku hadla iyo Shabakada Internet-ka ee Wararka…

Read More

Hambalyada Shabakadda Qurbejoog ee Bilowga Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caawa inoo Bilaabantay Bishii Barakada,Xasanaadka iyo Fadliga badnayd ee Ramadaan, Waa Bil Cibaado Waa Bil Koobsatay Nimcooyin uu allaha abuuray adduunku u gaar yeelay dadkiisa Muslimiinta ah ee adeecidiisa ajiibay. Shabakada Qurbejoog.com ama Somalidiasporanews.com Waxay asxaabta ku xidhan alle uga baryaysaa inuu Caafimaad qab,Cimri dherer iyo Cibaado Suuban inagu…

Read More

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa oo Lagu Qabtay Xuska 20-ka Ginbood ee 26 Guuradii ka soo Wareegtay Markii Xukunka la Tuuray Taliskii Dhergiga ahaa ee Itoobiya DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Iyo Mas’uuliyiin Kale ayaa ka qayb galay Xuska 26 Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Xukunka laga tuuray Taliskii Itoobiya ee Dhergiga ee 20-ka Gimbood. Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya Barhay Tasfay ayaa Tilmaamay in Mudada 26 ka Sano ahayd ee ka soo…

Read More

Raysal-wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Shaaciyey  Bilowga Qorshe Kaga Midho-dhalinayso Qoddobada Shirkii London DAAWO

Muqdisho 26. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilaabayaan qorshe  gundhig u ah sidii looga midho dhalin lahaa qoddobadii dhawaan laga soo saaray shirkii muhiimka ahaa ee lagu qabtay magaaallada London. Reysal-wasaare ku xigeenka dawladda federaalka ah ee dalka Soomaaliya Garyaqaan Mahdi Maxamuud Guulleed (Khadar) oo isagu xubin ka ahaa…

Read More

Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde oo Shacabka Somaliland ugu Baaqey in Aan La Dooran Xisbiga KULMIYE DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag u dhaliilay xisbiga KULMIYE, waxaana uu xisbigaas ku masaalay in uu yahay geed Tiin ah oo laga siibaayo dhulka isla mar ahaantaana aan loo baahneyn in mar kale dib looggu beero dhulka. https://www.youtube.com/watch?v=NL6mdI1CN6I

Read More

“Maanta Dalku Wuxu Marayaa Marxalad aan Lagu Sii Eegan Karin..”.Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI, ayaa si weyn uga deyriyey xaaladda uu dalku maraayo, waxaana uu sheegay in wakhti xaadirkan loo baahan yahay siddii dalka loo badbaadin lahaa isaga oo shacabka dib u xasuusiyey dhammaan ba heshiisyadii kala duwanaa ee la la…

Read More