Milicsiga Waraysigii Axmed Siilaanyo ee BBC-da ee Gudo Galkii Magaalooyinka Waaweyn 27 May 1988
Hargaysa 28. May 2017 (SDN/QJ):- Jimcihii taariikhdu ahayd 27kii May sannadkii 1988kii waxay ahayd maalin taariikhi u ah halgankii ururkii SNM iyo shacbiweynihii taageerayey ay kaga soo horjeesteen, afkana ugu rideen nidaamkii Cabudhinta iyo cadaadiska ee xukunkii Keli-taliska ahaa ee Soomaaliya. 27 May oo ay SNM Burco soo gashay iyo 31 May oo ay Hargeysa…
