Webmaster

“Haddii La Odhan Jiray Berberi Wax Go’ Lagu Qaado Ka Weyn Maanta KULMIYE Googorad Buu Ku Qaadey..”.Marwo Faadumo Siciid DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI ee arrimaha dibadda Marwo Faadumo Siciid, ayaa dhaliilahii ugu adkaa ku hurguftay xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisa, waxaana ay soo bandhigtay fadeexado horleh oo ay sheegay in uu KULMIYE ku dhaqmay. https://www.youtube.com/watch?v=qm-ncj1JDTo

Read More

Waraysi Xiiso Badan oo Weriye C.salaan Hereri la Yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka Punt Land DAAWO

Garowe 26. May 2017 (SDN/QJ):- Weriye C.salaan Ibraahin Hereri oo ka hawl gala Telefishanka afka Somaliga ku hadla ee Universal ayaa Magaaladda Garowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Punt land waxa uu Waraysi Dhinacyo badan leh kaga qaaday Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Cabdi xakiin Cameey. https://www.youtube.com/watch?v=aaf43kLSxes

Read More

Maayarka Magaalada Gabilay Oo Ku Fashilmay Qaybinta Mucaawimo Loogu Deeqay Danyarta Magaalada Iyo Waddani Oo Ka Faa’iidaystay Habacsanaanta Maamulka Magaalada Gabilay DAAWO

Gebilay 26. May 2017 (SDN/QJ):- Maayarka magaalada gabilay oo ku fashilmay qaybinta mucaawimo loogu deeqay danyarta magaalada iyo waddani oo ka fa.iidaystay habacsanaanta maamulka magaalada gabilay. https://www.youtube.com/watch?v=lmh1dM7PNz8&feature=share

Read More

Guddiga Doorashooyinka Somaliland Iyo Qaadhaan-Bixiyeyaasha Oo Iska Wareystay Hawshii Bixinta kaadhadhka Codbixiyeyaasha

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa shalay xaruntooda kula kulmay xubno ka socday qaadhaan bixiyeyaasha. Kulankaas oo ku saabsanaa xog waran la xidhiidha qaabkii ay kaadh qaybinta codbixiyuhu uga dhacday Gobollada Awdal iyo Saaxil iyo Xeebaha Gobolka Sanaag. Kulankan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku xigeenka KDQ mudane Maxamuud Wacays ayaa warbixin…

Read More

Gudoomiye Jawaari oo qoraal ku saabsan Mooshinkii Dekeda & Saldhiga Berbera U Diray Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Kheyre (Akhriso)

Muqdisho 26. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa Madaxweynaha iyo Raisul wasaaaraha Somalia u diray qoraal ku saabsan mooshinkii Baarlamanka Somalia uu ka keenay heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Imaaraatka ee lagu wareejiyey dekeda Berbera, saldhig milaterina looga siiyey. Jawaari oo qoraalkiisa ku lifaaqay mowshinka la geeyey baarlamanka ayaa ka dalbaday madaxda…

Read More

Mooshin Ka Dhan Kelmadda Dhaqan-Celis & Barnaamijka Laga Baahiyo Radiye Ku Yaala Magaaladda Oslo DAAWO

Oslo 26. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka kulanka Gorfaynta oo ka baxa idaacadda Radio Maqal oo laga dhegayso Oslo iyo nawaaxigeeda, ayaa todobaadkan diiradda lagu saaray Kelmadda DHAQAN-CELIS, oo marka macnaheeda hoos loogu sii dhaadhaco ay ka muuqato nooc takoor ah. Taas oo ay aalaaba dhalinyarada qurbaha laga celiyo ee waddankii hooyo loo celiyo si ay…

Read More

Sidee ayuu Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawladu Uga Jawaabay eedayn Ku Saabsan Wiil Muwaadin ah oo Shaqadii uu Ku Guulaystay Loo Diiday?

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Sharmaarke geele waa gudoomiyaha hay’ada shaqaalaha dawlada ,waxaa maalmahan baraha bulshada haysatay siiba facebook wiil dhalinyara oo ka cabanaya imtixaan shaqo oo ay qaaday hay’ada shaqaaluhu waxaanu dadka lawadaagay sidii ay wax ahaayeen iyo wuxuu cadaymo hayey ,waxaa isna baahiyey qoraal uu ku iftiiminayo isla markaana dhinac isaga duwayo eedayntaas…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Ka Gil Gishay eedayn uga Timid Dawlada Federaalka Somalia & Dulucda War Murtiyeed ay ka soo Saareen Akhri

Garowe 26. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabtay eedeyn dhawaan uga timid Wasiirka Kaluumeesiga Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi , oo ku eedeeyay Puntland in ay fashilisay shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles. Wasaarada Kalluumeesiga Puntland Puntland ayaa beenisay in ay fashiliyeen shirka ka dhicvi lahaa Jaziirada Seychelles , waxa ayna…

Read More

Ku Cibro Qaado: Nin Indhoole Ah Oo Ku Guulaystay Inuu Gacantiisa Ku Sawiro Cid Aanu Arkayn !

Washington 26. May 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Maraykanka oo magaciisa la yidhaahdo John Bramblet Da’diisuna tahay 40 jir ayaa ku guulaystay inuu soo saaro sawiro aad u qurux badan isagoo araga naafo ka ah. Ninkan ayaa ayaa markii hore waxa uu dhashay isaga oo laxaadkiisu dhan yahay, laakiin sanadkii 2011kii ayuu ku dhacay…

Read More

Dalalka Carabta Qaarkood Oo Laga Mabnuucay Baraha Telefiishanka Al-jazeera Ku Leeyahay Internet-ka

Doha 26. May 2017 (SDN/QJ):- Shabakadda ama (Website-ka) uu Internet-ka ku leeyahay Telefiishanka Al-jazeera ee fadhigiisu yahay Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka Qadar, ayaa laga mamnuucay qaar kamid ah waddamada Khaliijka, sida Sacuudiga iyo dalka Imaaraadka Carabta, sida dowladahaasi ay sheegeen. Maamulka Telefishinka  Al Jazeera, ayaa sheegay in ay baadhayaan sababtii looga mamnuucay dalalkaasi. Magaalada…

Read More

War-Saxaafadeed Kasoo Baxay Baanka Caalamiga Ah Ee Prmier Bank Somaliland Oo Si Toos Ah Shalay Xadhiga Looga Jaray

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Waxa uu si rasmi ah Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) xadhig looga jaray Premier Bank, oo ah bangi Islaami ah oo ruqsad ka haysta Baanka Dhexe ee Somaliland. Premier Bank waa bangi xidhiidh la leh bangiyada caalamka, waxaanu rukhsad ka haystaa shirkadaha bixiya adeegyada lacag-bixinta…

Read More

Dawlada Waddanka Kuwait Oo Qabatay Shimbir Xambaarsan Maandooriye !!

Kuwait 26. May 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u layaab badan oo aan nooceeda oo kale hore loogu adeegsan Tahriibinta iyo Iib geynta Maandooriyaha ayaa waxay ka dhacday Dalkaasi Kuwait. Dhacdadan ayaa ka dhacday xudduuda u dhexaysa labada Dal ee Ciraaq iyo Kuwait gaar ahaan goobta Cashuuraha ee loo yaqaan Al-cabdali waxaanay Shaqaalaha ka hawlgala goobtaasi…

Read More

Wiil Dhallinyaro Ah Oo U Dhashay Dalka Masar Oo Si Fool Xun Loogu Dilay London !

London 26. May 2017 (SDN/QJ):- Wiil Dhallinyaro ahaa oo Da’diisuna aheyd 20 jir magaciisana la odhan jiray Xusaam Cali Cisa oo 14sanadood noloshiisa ka mid ah kusoo qaatay Dalka Talyaaniga kahor intii aanay isaga iyo Qoyskiisu usoo wareegin Dalka Britian sanadkii hore gaar ahaan Xaafada ku taala Bariga Magaalada London ee Dagenham ayaa waxa uu…

Read More

Dareenka Qoys Caan ka ah Saaxada Ciyaaraha oo Ka Badbaaday Qaraxii  Ka Magaalada Manchester !

Manchester 26. May 2017 (SDN/QJ):- Tabbabare Beib Guardiola ayaa waxa uu Qoyskiisu ka kooban yahay Xaaskiisa iyo laba hablood oo uu dhalay waxaanu xilliga uu qaraxaasi dhacayay ku sugnaayeen Magaalada Manchester, balse waxa la xaqiijiyay inay bad qabaan oo aanay wax dhibaato ahi ka soo gaadhin qaraxaasi, dhinaca kale waalidka Dhalay Tabbabaraha Kooxda M.citay oo…

Read More

Spain: Maxkamad Taageertay Xukun Ka Dhan Ah Ciyaaryahanka Messi !

Spain 26. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada sare ee Dalka Spain ayaa xaqiijisay maalintii arbacadii shalay  inay taageersan tahay Xukunkii ka dhanka ahaa ciyaaryahanka u dhashay Dalka Argentin ee Messi. Xukunkan xadhiga ah ee lagu soo rogay ciyaaryahan Messi waxa sabab u ah in aanu bixin Cashuuraha laga doonayo, sidaasi awgeed waxa lagu xukumay Xadhig muddo…

Read More

Qaybihii Ka Hadhay Dhanbaalo Nebi Muxamed NNKH u qoray Boqoro Ka Talin Jiray Meelo badan oo Adduunka ah

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Waa qaybtii labaad ee qormadii uu Geeska Afrika ku soo koobayey qaar ka mid ah dhambaalladii uu Nebi Muxammed (SCW) u kala diray boqorradii xilligiisii ka talinayey meelo kala duwan oo dunida ah, isaga oo ugu baaqaya diinta Islaamka: Warqaddii uu Nebi Muxamed u diray boqorkii Masar   Sida ku…

Read More

Tartanka Saliid Saytuunta Oo Lagu Qabtay  Dalka Turkiga !

Ankara 26. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Dalkaasi Turkiga ayaa qabatay Tartankii ugu horreeyay ee loo qabto Saliid Saytuunta oo lagu kal ogaanay Nooca ugu fiican Noocyada Saliid Saytuunta ee kasoo baxda dalkaasi, waxaana tartankani soo qabanqaabiyay UZZK ee ka masuulka ah wax soo saarka Saliid Saytuunta, waxaana Garsoorka tartankaasi hayay Aqoonyahano iyo Macalimiin waxa ka…

Read More