Webmaster

Xildhibaan Hore oo ka Tirsanaa Golaha Deegaanka Hargaysa Kuna Guul daraystay Inuu Mar Kale Ku Soo Laabto Golaha Deegaanka oo Shaaciyey inuu Ka Baxay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI  DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Oday Xasan Cabdi Muxumed (Xasan-Xaydh) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Caanka ah ee Reer Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in isaga iyo Taageerayaashiisu ka baxeen Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. Xasan-Xaydh oo Shir-jaraa’id ku qabtay Huteelka Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Wada-tashi ay isaga iyo Taageerayaashiisu Muddo-dheer wada lahaayeen…

Read More

Faahaahin: Qarax ay ku dhinteen Saddex askari oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay Qarax gaari oo maanta ka dhacay nawaaxiga isgoyska Xaawa-taako ee degmadda Wadajir, sida Afhayeenka Gobalka Banaadir uu sheegay. Gaariga ayaa la sheegay in ciidammada ammaanka ay gacanta ku dhigeen ka hor inta uusan Qarxin, waxaana la sheegay inta uu baaritaanka socday inuu Qarxay Gaariga….

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Shifay Shirqoolo Wasiirka Macdantu U Maleegayey Shirkado Laydh DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland gaar ahaan gudida khayraadka dabiiciga ah ee golahaasi ayaa fashiliyey go’aamo uu damacsaanaa wasiirka macdanta Somaliland Xusseen Cabdi Ducaale.   Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland,islamarkaana ka mid ah  gudida khayraadka dabiiciga ah ee golahaasi ayaa ayaa si…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘‘Ha Dilin Wakhtigaaga”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo Oo Ka Sheekeeyey Qiso La Yaab Leh Oo Kala Qabsatay Isaga iyo Nin Reer Burco Ah DAAWO

Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ka sheekeeyay qiso qabsatay markii uu ra’iisalwasaaraha Soomaaliya ahaa. Islamarkaanna wuxuu sheegay in qisaddaasi dhexmartay isaga iyo Nin reer Burco ah oo gacan siiyay nin reer Gabaharay ah oo doonayay inuu xafiiska igu yimaado. madaxweynaha oo qisadda ka sheegayna wuxuu yidhi ugu horrayn “Xamar…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Horjoogsaday Wasiiradda Caafimaadka Iyo Hawlaha Guud Oo Damcay Inay Kala Tuuraan Xarun Caafimaad Oo Ku Taalla Hargeysa

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Warar Xog ogaal ah ayaa tibaaxay in Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo horjoogsaday Dalab ugu yimid Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Cali Xasan Maxamed (Mareexaan),kaasi oo ku saabsanaa in loo xalaaleeyo inay Iibiyaan Dhismaha Xarunta Caafimaadka (Ex-Civil…

Read More

“Dumaroow Toddobada Milyan ee aynu ku baaqnay gudo iyo dibedba ha innagu qaadato 40 Cisho..” Marwo Aamina-Waris DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina-Waris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa Hambalyo iyo Baaq isku ladhan u dirtay Guud ahaan Bulshada Reer Somaliland gudo iyo dibed meelkasta oo ay ku nool yihiin, gaar ahaan Haweenka Jamhuuriyadda oo ay ugu baaqday inay Munaasibadda 26-guurada Qaranka ee 18-ka May 2017 uga faa’iideeyaan…

Read More

Gudoomiyaha Cusub ee Komiishanka Maamul Wanaaga oo Jawaab Xiligeedi dhaaftay ka Bixiyey eedihii Musuq Maasuq ee Gudoomiyihii hore ee Is casilay Ku Wadacay Xilkii uu Hay’adaasi ka hayay

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha hay’adda maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqa ee dhawaan la doortay Axmed Jaamac Maxamuud, ayaa ka jawaabay eedo uu guddoomiyihii hore Axmed Muxumed Madar u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. War-murtiyeed ay hay’adani shalay soo saartay oo uu ku saxeexanyahay guddoomiyaha cusub ee bedelay guddoomiyihii hore ayaa waxa uu u…

Read More

Kenya Oo Aan Weli Fulin Qodob Ka Mid Ahaa Heshiiskii Ay La Gashay Somalia & sababta ka dambeysa

Nairobi 17. May 2017 (SDN/QJ):- Dowladaha Kenya iyo Somalia ayaa dhowaan heshiisyo la xiriiray dhinaca socdaalka ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya kuwaasoo quseeya danaha labada dal. Heshiiskaas ayaa dhameystir u ahaa heshiis ay horey madaxda labada dowladood ugu kala saxiixdeen Muqdisho oo Kenya loogu fasaxay Qaadka ay u soo dhoofiso Somalia oo…

Read More

Ku Xigeenkii Saddaam Xuseen Maxuu ka yidhi inay Saraakiishoodii Ku Jiraan safafka Daacish?

Tunis 17. May 2017 (SDN/QJ):- Wargayska dalka Tunis ka soo baxa ee “The Maghreb street’ ayaa shalay Isniintii waxa uu baahiyey waraysi dheer oo uu la yeeshay siyaasiga ay ugu yeedhay ‘ninka dunida loogu raadin badan yahay’ Cali Cizzat Duuri oo ah odayga dhuuban ee markii geeridiisa la sheegaba ay hadana beenowdo oo isaguna ka sii qaado…

Read More

Maxaa Ka jira Dhulka ay Masar Dhowaan Ka Qabsatay Sudan? Mase Jirtaa In Saldhig Maraykan oo Qarsoodi ahi Ku yaalo Sudan?

Khartuum 17. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa sheegay in dalkiisu samirka kaashanayo inkastoo ay Dawlada Masar qabsatay dhul ay Sudan leedahay. waxana uu ku eedeeyey Warbaahinta Masar inay sumcad xumayn ku hayaan  Qaranimada Sudan iyagoo weliba ka dheregsan awoodda Taariikhiga ah ee uu leeyahay xidhiidhka Masaarida iyo Sudan. Madaxweyne Bashiir…

Read More

Waa Kuwama Dalalka Weerarku saameeyey? Natiijada Duulaankii Electraonic ahaa ee Lala Beegsaday 100-ka Dawladood

Washington 17. May 2017 (SDN/QJ):- Weerarkii balaadhnaa ee dhanka Electronic-ga ee  Maalintii jimcihii dunida ka dhacay waxa uu sababay inay shaqada ka fadhiistaan tobanaan kun oo Computer oo lagu kala isticmaalayey in ka badan 100 wadan oo dunida ah, waxana khubaradu ku tilmaameen weerar aan isagoo kale soo marin dunida, marka la eego xajmiga uu…

Read More

Ganacsato Abaabuleysa Banaan Bax Ka Dhan Ah Duqa Muqdisho iyo Sababta Ka Dambeysa

Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah ganacsatada xarumaha ganacsi ku leh laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa abaabulaya banaan bax ka dhan ah amar uu dhawaan soo saaray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. Amar kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ku aadan in hareeraha laamiga Maka Al Mukarama la…

Read More

Madaxweyne Trump Oo Loo Heysto Warbixino Sir Ah Oo Uu La Wadaagay Dowlada Ruushka

Washington 17. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Donald Trump ayaa difaacay ‘xaqa uu u leehay’ inuu macluumaad la wadaago Ruushka, ka dib markii uu muran ka dhashay macluumaad sir ah oo la sheegay in madaxweynuhu uu la wadaagay wasiirka arrimaha dibedda ee Ruushka. Mr Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhiga inuu Sergei Lavrov la wadaagay ”xaqiiqooyin…

Read More

Isku-dhac Booliska & Shacab ku dhex-maray Berbera, Dhaawacyo ka dhashay, Tirada Dad la xidhay, Waxa Sababay & Taliye ka hadlay DAAWO

Berbera 16. May 2017 (SDN/QJ):-Ugu yaraan Toban Ruux oo isugu jira Askar Boolis ah iyo Dad Shacab ah, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen Iska horimaad rasaas nool laysu adeegsaday oo Salaasadii Maanta dhedxmaray Ciidammada Booliska Berbera oo ay qayb ka ahaayeen kuwa sida gaarka ah u tabobbaran ee RRU-da iyo Nin ka mid…

Read More

Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Maanta ee Xiligii Maxmiyada Ingiriis’’ DHAGAYSO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa Halkan…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Xili Xeedho Iyo Fandhaal kala dhaceen Shaaciyey inay Suuqyada ku sii daynayaan Lacag dollar ah si Sicir bararka loola dagaalamo DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Maaliyada JSL Marwo Samsam Cabdi Aadan oo uu weheliyo gudoomiyaha Baanka dhexe Maxamed Cabdi Ibraahim ayaa daaboolka ka qaaday in lacag doolar ah lagu sii daynayo suuqyada si wax looga qabto sicirbararka dalka ka taagan.

Read More