Webmaster

“Waxaanan Gayin Ayuu Faysal Gayaa,Baad Ayuu Qaataa Oo Maalina Waxa Lagu Dirayaa Cirro,Maalina Halkan Ayaa La Soo Wadayaa,Oo Aroorta Dambena Muuse Ayuu Caayayaa..”Cali Guray

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenkii saddexaad ee Hore ee Xisbiga UCID Muj Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa weerar Afka ah ku qaaday Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,Waxa uu ku Sifeeyay Shaqsi ay Xukuumaddu si khaldan u isticmaasho oo laaluush quute ah,Waxa uu shaaca ka qaaday inay Xukuumaddu dhawaan ay…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Sheegtay in Xukuumadu Keenayso Raashinka Kuna eedaysay in Ganacsatadu ay Sabab u Yihiin Sicir Bararka DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Sheegtay in Xukuumadu qorshaysay sidii ay dalka u keeni lahayd raashinka ay bulshadu quutado iyadoo xustay in Sicir bararka ka taagan Suuqyada Somaliland ay Sabab u Yihiin Ganacsatadu.

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shacabka ugu Baaqay inay Si Xilkasnimo,Xamaasad Iyo Xasanaad Raadis uga Qayb qaataan Qaadhaan Ururinta Balaadhan ee Xuska 18 May DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (SIILAANYO)  Ayaa Shacabka Somaliland gude Iyo Dibadba Waxa uu u Diray fariin Ku Saabsan Xuska Qaran ee 18 May iyo Gurmad loo Fidiyo Bulshada Somaliland Sidii ay uga soo Kaban lahaayeen Xaaladii abaareed ee Dalka Soo Martay. Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland, waa mid…

Read More

Dagaal Laba Beelood Oo Budhadh La Isku Adeegsaday Oo Markii Dambe Hub Urursi Isku Badelay Oo Ka Dhacay Xeebta Woqooyi Ee Magaaladda Hargeysa Iyo Dhaawacyo Hargeysa La Keenay

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Dagaal budhadh la isku adeegsaday ayaa laba beelood ku dhex maray Doraad Deegaano ka tirsan Xeebta Woqooyi ee Magaaladda Hargeysa,dagaalkaasi oo markii dambe isku badelay Mid la isku hub urursaday,Waxana dhaawacii ku waxyeeloobay Dagaalkaasi oo sagaal qof ah loola soo cararay Magaaladda Hargeysa iyagoo sida la sheeggay ay labadaasi beelood…

Read More

‘’Madaxda Somaliland Kuwii Diidanaa Gooni Isu Taagu Way Ogol Yihiin Kuwii Ogolaana Way Diideen’’ Siyaasi Cali Guray

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa ka hadlay Kulan Magaaladda Jabuuti Ku dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Iyo Dublamaasiyiin Ka Tirsan Safaarada Ruushka ee Jabuuti Isla markaana laga wada hadlay Sidii Ruushku u heli lahaa Saldhigii Mileteri ee uu Xiligii Dagaalkii qaboobaa ka samaystay Magaaladda Berbera ee Maanta…

Read More

Ciidanka Asluubta Somaliland oo Jawaab ka Bixiyey eedaymo uu u Soo Jeediyey Xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Af-hayeenka Ciidamada Asluubta JSL Dhame Khaalid Sheekh Nuuriye Oo uu Waheliyo Hogaanka Ciidanka Asluubta Gaashaanle Sare Saleebaan Sheekh Cabdilaahi Yuusuf, Ayaa Ka jawaabay eedayn Uga timid Xildhibaan cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Read More

‘’Xaal ayaanu Siinaynaa Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid,Maxaa Keenay Inuu Is Casilo Gudoomiyihii Komiishanka Maamul Wanaagu’’Siyaasi Jamaal Xuseen Hure

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne way muuqataa in gurigii dhaqaalaha qoysku (womens club) uu ka mid noqday hantida ganacsi e qoyskaaga. Haddaba madaxweyne iyado aad ku dhawaaqday dhowr toddobaad ka hor in ay hawlgalaan hayadaha hantidhowrka xeer ilaalinta iyo la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaaga oo ahayd talaabo horumar mudada kala guurka nasiibdaro waxa…

Read More

Weriye Aamino Muuse Weheliye Oo Banaanka Soo Dhigtay Dhibaato Xoog Leh Iyo Xad Gudub Uu U Geystay Wasiir Yuusuf Garaad

London 16. May 2017 (SDN/QJ):- Aamino Muuse Wehliye oo ah wariye Soomaaliyeed oo weliba Haween ah ayaa waxaa si xun ula dhaqmay Yuusuf Garaad Cumar oo ahaan jiray Madaxa BBC Soomaali, markaasna Aamino waxay aheyd Shaqaale ka tirsan BBC-da, wuxuuna ku sameeyey sida ay qortay waxyaabo uusan sameyn karin qof damiir leh oo weliba ah…

Read More

100-kii Maalmood Ee Ugu Horeysay Dowladda Farmaajo Oo Kusoo Dhamaaday Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Muqdisho 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa la doortay 08 February 2017, waxaana boqolkii maalmood ee ugu horeysay uga harsan muddo 12 Maalmood. Wuxuu Madaxweyne Farmaajo ballan qaaday in 100-ka maalmood ee ugu horeyso uu qaban doono waxyaabo badan iyo horumar uu dalka gaarsiinayo, waxaana is waydiin mudan maadaama hadda…

Read More

Roobab Waaweyn Oo Shan Carruur Ah Ku Dilay Puntland Iyo Gaadiid Somaliland Ka Tagay Oo Daadad Ku Xanibeen Duleedka Boosaaso

Bosaaso 16. May 2017 (SDN/QJ):- Roobab xooggan ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland,  kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Sidoo kale, roobabkaasi ayaa la sheegayaa in ay sababeen dhimashada illaa 5 qof, isla markaana daadadka ka dhashay ay hakad geliyeen isku socodka gaadiidka Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa waxaa ay…

Read More

“Waxaan Leeyahay Xukuumadda,Ceebmaha Inaad Waxqaban Kari Weydaa Waxaase Ceeb Ah Inaad Kala Bakhayshid Cidii Wax Qaban Lahayd,Ee Dalka Ka Saari Lahayd Xaalada Qalafsan Ee Uu Galay”…Siyaasi Obsiiye

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa mar labaad usoo jeediyay Xukuumadda inay fursad kasiiso inuu ka qayb qaato xal u helida Mashaakilaadka Sixir bararka iyo Shaqo la’aanta dalka ka taagan,waxa kale oo uu ku baaqay innay maanta Somaliland marayso meel adag oo u baahan in wada jir lagaga gudbo,Waxa uu ka…

Read More

Dadka Masar Boqolkiiba 17 Keliya ayaa Isirkoodu Carab Dhalad ah ka soo Jeedaa,Itoobiya Boqolkiiba 11 ayaa Carab ah Halka Iran Boqolkiiba 56 ay Carab Yihiin

Qaahira 16. May 2017 (SDN/QJ):- Casrigan ay dunidu joogto waa ay adagtahay in si run ah loo sugo isirka runta ah ee bulshooyinka dal ku wada dhaqani halka uu ku arooro, gaar ahaan marka ay noqoto in si cilmiya loo caddeeyo cid ama qayb kastaa halka ay ku isir leedahay, sababaha arrintaas adkeynayana waxaa ka…

Read More

Imaaradda Dubai oo Samaysatay Far Computer u Gaar ah Isla Markaana Xafiisyada Dawlada Khasab Kaga dhigtay Isticimaalkeeda

Dubai 16. May 2017 (SDN/QJ):- Imaaradda Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa ku guulaysatay in ay samaysato far kombiyuutar oo u gaar ah. Fartan oo dadka magaaladan iyo guud ahaan dunidaba kalaba ay isticmaali karaan ayaa soo jiidatay indhaha dad badan oo dalxiisayaal ah iyo dadka shaqooyinka kala duwan u yimaadda Imaaraadka Carabta. Golaha…

Read More

Si Fudud oo aad Ku Garan Karto in Xogtaada Internetka la Jabsaday amase adigoon ogayn la faafiyey

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Maalin kasta waxaa dunida ka dhaca falal budhcadnimo oo internet ka dhexdiisa ah, waxa aynu maqalna ama u soo joognaa akoonno ay shirkado ama shakhsiyaad leeyihiin oo inta la jabsaday lagu dhacay, ama fadeexad iyo ceebayn si loogu sameeyo xogtii ugu jirtay lagu faafiyey bogag ay dadka oo dhami arkayaan….

Read More

Maxkamad Xukuntay Nin Dil Ugu Hanjabay Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Obama

Washington 16. May 2017 (SDN/QJ):- Maxakmad ka mid ah maxkamadaha Dalka Maraykanka ayaa waxa ay ku xukuntay  Muwaadin u dhashay Dalkaasi shano sano iyo saddex bilood oo xadhig ah. Muwaadinkan ayaa Madaxwaynihii hore ee Dalka Maraykanka  ee Obama ugu hanjabay dilka, ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa John Rose waxa aanay Da’diisu tahay 62 jir waxa…

Read More