Webmaster

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Xuska 18 May,Maalgashiga Somaliland,Horumarka la gaadhay,Qabyada Jirta,Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu amaanay Iyo Fariin uu u diray Dawladda Federaalka Somalia DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Qiimaha ay Shacabka Somaliland ugu Fadhido Xuska Maanta loo dabaal degayo ee 18 May Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe u Mahadnaqay Maalgelinta ay Imaaraadku ka hirgaliyeen Somaliland,Sidoo Kale wuxuu xusay guulaha ay Somaliland gaadhay…

Read More

Dawladda Itoobiya Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeysay Xuska 18-ka May DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeysay Xuska 26 Guurada Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo xuskeedu maanta ku beegan yahay. Qoraalk Kooban oo ka Soo baxay Xafiiska Qunsuliyadda Dawladda Federaalk Ehiopia ku leedahay Hargeisa Hambalyo Loogo Diray Maalinta Qaran 18 May Shacabka iyo Dawladda. ‘’Anigoo kul Hadlay Magacayg Xafiiska Qunsuliyadda…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyey Xuska Maalinta Qaranimada 18-ka May, Farriin Qaadhaan Ururin ahna u Diray DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland ugu hambalyeeyey xuska sannad-guurada 26-aad ee ka soo wareegtay dib-ula-soo noqoshada qaranimada Somaliland ee 18-ka May 1991. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu hambalyada shacabka maalinta qaranimada ka sakow uu farriin…

Read More

Wiilkii 99 Dal Ka Badbaadiyay Budhacadnimadii Tiknoolajiyada Oo Hore Loogu Eedeeyey Falkan Oo Kale !

Washington 18. May 2017 (SDN/QJ):- Wiilka yar ee kahor tagay Falkii Budhcadnimo ee 99-ka Dal kusoo waajahnaa dhinaca tiknoolajiyada oo warbaahinta Dalka Britian ay maalmo kahor ku sheegeen inuu yahay halyey Badbaadiyay Dalalkaasi ayaa la xaqiijiyay in Dugsigii uu wax ka baran jiray looga eryay Falal la xidhiidha Dhinaca Budhcadnimada Tiknoolajiyada. Wiilkan oo magaciisa dhabta…

Read More

Xanuuno Qarniyo Kahor Laga Dabar Jaray Dalalka Bariga Dhexe Oo Dib Ugu Soo Noqday Dad Badana Dilay !

Yemen 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka badan ee ay abuureen dagaaladii ka dhacay Dalalka Bariga dhexe xilliyadii hore ayaa waxay kaga tageen xanuuno dad badani ku naf waayeen oo ay ka mid ah yihiin Faaliga ku dhaca Carruurta iyo Daacuunka ama shuban biyoodka. Warbixin ay soo saartay Laanqayrta cas ee Adduunku ayaa waxay ku cadaysay…

Read More

(Waxaa DPW Laga Jaray 14% Halka Somaliland Laga Jaray 5%) Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Badheedhay Halka uu Ka Yimid 19% Saamiga ah ee Itoobiya Laga Siiyay Dekeda Berbera

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa markii u horaysay cadeeyay halka uu ka imanayo saamiga 19% ah ee dekedda Berbera laga siiyay dawladda Itoobiya. Wasiir Sacad Cali Shire, oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in DP world oo lahayd…

Read More

Itoobiya oo Somaliland siisay dhisme ay ku shaqeyso Safaaradeeda Addis Ababa SAWIRO

Addis Abbaba 17. May 2017 (SDN/QJ):-Muuqaal lagu baahiyay barraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dhisme diblumaasiyadeed oo dowladda Itoobiya ay ka siisay Soomaaliland xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Bole magaalada Addis Ababa. Dhismahan ayaa wajigiisa hore waxaa ku xardhan Boor lagu qoray ‘’ The Republic Of Somaliland Permanent Diplomatic Mission Addis Ababa’’ taasoo muujineysa…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kormeeray Dekedda Muqdisho & Waxyaabihii uu Ku Soo arkay

Muqdisho 17. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta booqday dekedda Magaalada Muqdisho. waxayna kulan looga hadlayey dar-dargelinta howlaha shaqo la qaateen maamulka dekedda. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kala hadlay maamulka howlaha ka socda dekadda iyo sidii loo horumarin…

Read More

Cabdikariin Axmed Mooge oo Kashifay in Xukuumadda Siilaanyo Fadhiid ka dhigtay Baasaabboorka Somaliland & Tayada Waxbarashada DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa sheegay in Baasaabboorka Somaliland halkii ugu hoosaysay uu qiimihiisu gaadhay dhawrkii sannadood ee ugu dambeeyey ee ay xilka haysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Wasiir Ku-xigeenka Qorshaynta Qaranka-ba ka soo noqday, intii aanu iska casilin xilka Qorshaynta dabayaaqada sannadkii 2015-kii. Cabdikariin…

Read More

Qaybtii Sadexaad: Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Maanta ee Sheekadii Inqilaabkii Fashilmay 1961kii’’ DHAGAYSO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa…

Read More

Siyaasi Cali Guray oo Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ugu Baaqay inuu Kala Diro Tirada badan ee Golihiisa Wasiiradda DAAWO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo Jeediyey inuu Kala diro Tirada aadka u badan ee Golihiisa Wasiiradda Isla Markaana ay Ku Kala Biiraan Sadexda Xisbi Isagoo taas ku Macneeyay Mid wax ka taraysa Sicir bararka xadhkaha goostay ee Ka Taagan Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=HR69A69udpc

Read More

Qaybtii Labaad: Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Maanta ee Xiligii Maxmiyada Ingiriis’’ DHAGAYSO

Hargaysa 17. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa…

Read More

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo Golaha Amaanka ka Hor Sheegay in Dimuquraadiyadii iyo Aaminaadii Somaliland Ay Si Tartiib Tartiib ah u Burburayso

New York 17. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyaay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Somaliland ee madaxweynaha iyo baarlamaanka, waxaanu sheegay inay dib u dhacyadan soo noqnoqday si tartiib-tariib ah u burburinayaan sumcadii iyo aamnimadii Somaliland ee dimuqraadiyadda. António Guterres, wuxuu sidan ku sheegay…

Read More