Webmaster

Muhiim U Ah Isku Socodka Laba Ka Mid Ah Magaalooyinka Somaliland Oo Go”Dey Iyo Gaadiidkii Maraayey Oo ku Xaniban DAAWO

Adhi Cadeeye 19. May 2017 (SDN/QJ):- Midka ka mida wadooyinka muhiimka u ah isu socodka gaadiidka laba magaalo oo Somaliland ah ayaa go’day, kadib markii daad ka dhashay roobabkii mahiigaanka ahaa ka da’ay  deegaanka Adhi-cadeeye iyo deegaanada kale ee hoos yimaada. ‘’Hadaan si deg dega wax looga qaban burburka wadadan soo gaadhayna, dhibaato dhanka isu…

Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada oo Laascaanood Gaadhay iyo Ujeedadda Safarkiisa DAAWO

Laascaanood 19. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Sharmaarke Axmed Muxumed iyadoo warku sheegayo in Ujeedada Socdaalka Gudoomiyuhu uu la Xidhiidho Sidii uu Goob Joog uga noqon lahaa Imtixaan laga qaadayo 30 Xubnood oo ka mid noqonaya Hay’adaha Laamaha dawlada Somaliland .

Read More

Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Gobolka Banaadir Isla Markaana qaab dublamaasiyadeed isku dhego mariyey Muranka ka Taagan Beelaha Hawiye iyo Xukuumadiisa DAAWO

Muqdisho 19. May 2017 (SDN/QJ):- Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa Sheegay in Beesha Gobolka Banaadir Wixii Tabasho ah ee ay Tirsanayaan ay soo Mariyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana marka ay soo gaadho isaga iyo Madaxweynaha ay ka hawlgeli doonaan. https://www.youtube.com/watch?v=z-4CLeKeEdI

Read More

“Wasaaradda Waxbarashadu dhaar bay ku martay inay sanadkan maanta ah qishka la dagaallanto, waayo dacaayado badan baa inagu socda….”Da’ud Axmed Faarah

Hargaysa 19. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha guddida imtixaanaadka qaranka Md. Daa’uud Axmed Faarax, ayaa ka hadlay heerka ay gaadhsiisan tahay qishka ay ardkaydu ku sameeyaan imtixaannada shahaadiga ah ee dalka laga qabto, waxana uu farriin u diray maamuleyaasha dugsiyada iyo weliba waalidiinta ardayda dhashayba. Guddoomiye Daa’uud oo ka hadlay shir uu la yeeshay maamuleyaasha dugsiyada…

Read More

Munaasibad Ku Dayasho Mudan oo Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Ka Dhacday Oo Dhaqaale Tiro badan Loogu Yaboohay Bulshada Somaliland ee Ku Tabaaloobay Abaartii Somaliland Soo Martay DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa Qasriga Madaxtooyadda Ku qabtay Kulan Balaadhan oo Qayb ka ah Xuska Munaasibada 18 May Isla markaana si gaar ah loogu talo galay in Bulshada Somaliland ay Kaalintooda ka qaataan qaadhaanka Loo Uruurinayo qaybaha ka midka ah Shacabkeena ee Ku Tabaaloobay…

Read More

“Somaliland Nin Neceb & Nin Jecelba waa Cadceed soo baxday oo aan Sacab lagu qarin karin..” Madaxweyne Siilaanyo 18 May 2017 DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Xuska Sannad-guuraada 26=-aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqistii Gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda oo 18-ka May 2017 oo Maanta ahayd ku buuxda, Khudbad uu Bulshada Warbaahinta u mariyey ka jeediyey Xarunta Madaxtooyada, taas oo uu kaga hadlay arrimo dhawr ah, isla markaana ku sheegay in Nin neceb iyo mid jecelba…

Read More

Muqdisho: Ciidamo Ka Tirsan Dawlada Federaalka Somalia Oo Ka Gadooday Mushahar La’aan Baahsani oo Haysata Isla Markaana Maanta La Wareegay Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia

Muqdisho 18. May 2017 (SDN/QJ):-Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo ka gadoodsanaa mushaar la’aan lasoo daristay ayaa maanta saacado kooban la wareegay xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Muqdisho, waxa ayna ciidanka xanibeen dhaq dhaqaaqii ka jiray Wasaarada. Sida aan Wararka ku helnay ciidamadan ayaa dhamaan xiray wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xarunta Wasaarada Gaashaandhiga, ciidankan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad Garnaqsi,Goodi Siyaasadeed,Tawsta Ka Dhalatay Abaaraha,Sicir Bararka ka Taagan Dalka & Qaadhaan Dhaqaale oo La Bilaabay Ku Sharaxay Xuska Qaran ee 18 May AKHRI/SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Khudbad uu ugu Talo galay Xuska 18 May waxa uu kula garnaqsaday Beesha Caalamka,Waxaa Kale oo uu ka hadlay abaarihii dalka soo maray, Qaadhaan Uruurinta dhaqale ee uu go’aamiyey, wax ka qabashada Sicir bararka, Sida ay Shacabka Somaliland u Ilaashan lahaayeen qaranimadooda,Arrimaha Doorashooyinka iyo Qodobo Kale….

Read More

Qaybtii Sadexaad: Somaliland Qaran Sodon Jirkiisii Mar kale dib u dhashay “Barnaamijyo Taxane ah kala Soco QURBEJOOG Iyo Milicsiga Saaka ee Sheekadii Inqilaabkii Fashilmay 1961kii’’ DHAGAYSO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Somaliland Xiligan ka socda diyaar garow ku wajahan Xuska 26 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland dib ula soo noqotay Xornimadeedii oo ah 18 bishan May isla markaana noqonaysa Rubuc qarni ay Somaliland Jirtay iyadoon Wax aqoonsi ah ka helin dunnida inteeda kale. Shabakada Qurbejoog.com ayaa…

Read More

Qaabka Loo asteeyay In Xuska Maanta ee 18 May Loogu dabaal dego,Iyo Noocyada Mashaariicda Taakulayneed ee La Rabo DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijka ka soo kabashada dhibaatadii abaaraha oo ah hanaanka sanadkan lagu xusayo Munaasabadda 18 may, loona kala qaybiyey labo qaybood oo kala ah taakulaynta dadka ka soo kabanaya dhibaatadii abaaraha iyo qorshaha xiliga dheer ee ka hortagga abaaraha soo noqnoqda ayaa waxa qayb ka ah barnaamij qaadhaan ururineed oo lagu…

Read More

Madaxwayanaha Somaliland Oo Furay Shirweyne Lagaga Tashanayay Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Siyaasada Dawladda Ee Ku Saabsan Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwayanaha Jamhuuriyadda  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa  furay shirwayne lagaga tashanayo sidii kor loogu qaadi lahaa siyaasada dawladda ee ku  saabsan ganacsiga gaarka loo leeyahay,shirwaynahani oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Smaliland waxa kasoo qayb galay ganacsatada waaweyn, guddomiyaha rugta ganacsiga Somaliland,qaar ka mida hay’adaha caalamiga…

Read More

Baaq Ku Socda Jaaliyadaha Qurbaha Oo Ku Saabsan Xuska 18-ka May Iyo Cadadka Lacagta Laga Doonayo

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):-Sannad-guurada 26aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18 May 1991, waxa ay ku soo beegantay sannadkan 2017 xilli dalkeennu ku jiro abaar laba jirsatay oo saamayn weyn oo taban oo dhaqaale, bulsho iyo deegaanba ku yeelatay dalka guud ahaan, gaar ahaanna barakac iyo caydh dhaxalsiisay …

Read More

Dr. Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaciyey Wada-hadallo Ka Duwan Kuwii Hore, Oo Adduun-weynuhu Isku Hor-fadhiisinayo Somaliland & Soomaaliya

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Dadka ka soo horjeeda Wada-hadallada u socda Dawladda Somaliland iyo Kooxdiisa Khaatumo u soo jeediyey inay iimaansadaan inay ka mid yihiin Somaliland, maaddaama buu yidhi Adduun-weynuhu xilligan u soo jeedsaday in Somaliland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya u wada-hadlaan Koonfur iyo…

Read More