Yaab: Garsoore Kaadhka Cas U Taagay Garsoore Kale Iyo Sababta Keentay Arrintaasi !
Scotland 14. May 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aan hore u dhicin in ayaa dhex martay garsoorayaal Ciyaareed, taasi oo ah inuu Garsoore Kaadhka Cas u taagay Garsoore kale oo ka mid labada garsoore ee loo yaqaano Calan wadayaasha, balse sida lagu soo bandhigay Fox Sports oo Wargeyska Himilo soo xigtay ayaa lagu cadeeyay in garsooraha la…
