Webmaster

“Waa Ayaa-daro In Agoontii Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Dibadda Loo Tuurayo…” Sheekh Aadan-Siiro + DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcihii Shalay kaga hadlay isla-markaana faahfaahiyey dhibaatooyinka Aakhiro iyo Adduunkaba ka dhasha DULMIGA lagula kaco Dadka Jilicsan. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu si gaar ah khudbaddiisa ugaga hadlay Agoontii uu ka tagay Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Xisbigu Ka Furtay Degmada 31ka May ee Hargeysa

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa xadhigga ka jaray xafiis cusub oo xisbigaasi ka furtay degmada 31ka May ee magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cirro oo ay wehelinaayeen siyaasi Jaamac Hilaac, Siyaasi Baashe Yuusuf Axmed, Xoghayeyaal ka soo jeeda deegaankaas iyo weli ba sida oo kale saraakiil…

Read More

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Horkacayay oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay, kadib markii magaalada London uga soo qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya oo isugu jiray Wasiiro, Xildhibaano…

Read More

“Daahir Rayaale wuxuu ahaa Muwaadin xalaal ah oo dalka u tudhaya,Waxayse Xukuumadina Wadaa Meesha Shilin yaan Lagaga Tagin”Siyaasi Cabdi Haybe

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay in mudadii uu Xisbiga Kulmiye taladda dalka hayey aanay dalka u tudhin. Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo…

Read More

Dadka u Dhashay Somaliland ee ku Nool Muqdisho oo  Dalbaday Diyaarado ay Kaga Baxaan Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Dadweyne  reer Somaliland ah  ee aaminsan mabda’a Soomaali weyn ee degan Muqdisho, ayaa  ka gadooday sarkaal dawladda  Soomaaliya u shaqeynayay oo  la odhan jiray Maruxum- Mursal Cumar Cismaan oo ka soo jeeda Somaliland  oo habeenimadii Salaasadii ee todobaadkii tegay uu askari ka tirsan nabadsugida Soomaaliya ku dilay Magaalada Muqdisho. Shirjaraa’id…

Read More

“Waddankan (Somaliland) Waxaa Boobaya Afar Dillaal Oo Cado-Qaatayaal Ah,Oo Uu Kow Ka Yahay Ninkan La Magac Baxay Baashe Moorgan” DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal oo ka mid ah da’yarta aqoonyahanka Somaliland ayaa si adag uga hadley wareejinta ay xukuumadda KULMIYE ku wareejisey maamulka dekedda Berbera. Siyaasigan ayaa farta ku fiiqay xubno uu ku tilmaamay inay duul ku yihiin boobka hantida Umadda,waxaana uu ka dhawaajiyey in maxkamadd lasoo hor taago Safiirka Somaliland…

Read More

Khudbad Wasiir Yuusuf Garaad Shirkii Soomaaliya & Caalamka ee London Ka Jeediyey London

London 13. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Shirkii Soomaaliya London loogu qabtay ee gelinkii dambe ee Khamiistii  la soo gebo-gabeeyey, ku sheegay inay Xukuumadda uu ka midka yahay ay ka go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta, Haweenka, Dadka laga tirada badan yahay, la-dagaallanka Musuqmaasuqa, dhismaha Laamaha dawladda,…

Read More

Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka NOW oo Iscashay, Su’aala Gelisay Inay KULMIYE ku sii Jirayso

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka Haweenka Qaranka Somaliland ee NOW, Yurub Abiib Cabdi,   ayaa sheegtay inay gabi-ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinimadii ururkaas, waxaanay u mahadcelisay xubnaha ururka ee xilligii ay xilkan u tartamaysayna u coddeeyay. “Waxaan halkan  ka shaacinayaa inaan iska casilay xilkii aan u hayay ururka haweenka qaranka ee NOW iyo…

Read More

Wariye katirsanaa Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka oo goordhaw Geeriyooday

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay, kadib markii magaalada London uga soo qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha…Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday Wariye Maxamed Maxamuud Macalin (MM Macalin) oo katirsanaa…

Read More

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Qaado Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Imaaraadka ee Maanta Ka Qayb Galay Xaflada ay Shirkada DPW Kula Wareegtay Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Magaaladda Berbera Gaar ahaan xarunta madaxtooyadda ee  Berbera Waxa uu Qado Sharaf ugu Sameeyay Weftigii Ka Socday Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ee Ka Qayb galay Daahfurka La Wareegista rasmiga ah ee Shirkada DPW ay Ku hanatay Maamulka Dekeda Magaalo Xeebeedka Berbera.

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Mr.Cadami Oo Ka Hadley Askar Cabasho La Xidhiidha Sicir Bararka ula Tagay Golaha Wakiilada

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay Ciidamo la sheegay inay ka gadoodeen sicir bararka baahsan ee dalka ka jira, oo tilmaamay in Mushaharkii ay qaadanayeen aanu waxba u taraynin, maceeshad qaaliyoowday awgeed. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, oo Wargeyska Geeska Afrika ugu horeyn wax…

Read More

Global Trade Enabler Dp World MARKS START OF CONCESSION IN Somaliland $442 Million Project To Develop Port Of Berbera Underway

Dubai, United Arab Emirates, 11 May, 2017: Global trade enabler DP World hascelebrated its 30-year port concession for the management and development of a multipurpose port project at Berbera, Republic of Somaliland which started on 2 March 2017. H.E. President of the Republic of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamoud and DP World Group Chairman and CEO…

Read More

“Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo” Raysal Wasaare Xigeenka Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):-Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Khadar Guuleed ayaa ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya: “Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo wada jir ah oo Soomaaliyeed taam ah, taas ayuu Madaxweynuhu nagu…

Read More

Qaabkii uu Maanta Ku Furmay Shirkii Looga Hadlayay Arrimaha Somalia ee Ka Qabsoomay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxweyne Farmaajo, wasiirka arrimaha dibeda ee UK iyo xoghayaha guud ee QM ayaa si wadajir ah shir jaraaid u qabtay gebagebadii shirka. Farmaajo ayaa u mahadceliyay hoggaamiyeyaasha caalamka iyo qurbo joogta Soomaaliyeed oo…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Iclaamisey Saamiga Ay Dawladda Itoobiya Ku Yeelan Doonto Dekedda Berbera

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb oo saaka u warramey laanta afka Soomaaliga ah ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumada Somaliland ay Saami ka siisay dawlada Itoobiya Dekada Magaalada Berbera si ay u isticmaalaan. Wasiirka ayaa sheegaya in Saamiga ay dawladda Itoobiya ay ka heleyso dekedda…

Read More

Xaflad Balaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Berbera Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Shirkada DP World Maamulka Dekeda Berbera SAWIRO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayey ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay shirkada DP WORLD kula wareegaysay Dekada magaalada Berbera. Warbixintan waxa inoo faahfahinaya wariyaga inooga soo warama gobolka Saaxil. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen Madaxda ugu…

Read More

Xaaska Uu Ka Geeriyooday Guddoomiyihii Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegtay In Xoog Lagaga Saxeexay Inay Toddobaad Kaga Baxdo Guri Ay 20 Sanadood Ku Jirtay

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Amran Maxamed Suldaan Xuseen Aabi oo ah Xaaskii uu ka Geeriyooday Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale, ayaa sheegtay in Dawladdu u qabatay inay muddo 10 Maalmood Gudahood ah kaga baxdo Gurigii ay ku jireen iyada iyo Carruurtii uu ifka kaga tagay Cabdiraxmaan…

Read More

Sarkaal Sare oo Hada Iska Casilay Xisbiga KULMIYE+ Sababaha Iscasilaadiisa oo uu Badka Soo Dhigay DAAWO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa Maanta iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE, waxaana uu sheegay in xisbigaasi yahay xisbi aan lagu kalsoonaan karin isaga oo carabka ku dhuftay in uu xisbigaasi uu yahay xisbi kala qoqoban isla…

Read More