Taliyahii FBI-da Maraykanka oo Ka Jawaabay Xil Ka Qaadistiisa
Washington 11. May 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyahii xilka laga qaaday ee Hay’ada dembi baadhista Maraykanka ee FBI James Comey, ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyey, waxana uu sheegay in aanu filaynin in sidaa degdega ah xilka looga qaadayo amaba ay xil ka qaadistiisu u dhacayso qaabka ay u dhacday. Mr Comey ayaa warbixin uu soo saaray…
