Webmaster

Haweenay Ka Baxsatay Dalkeeda Oo Noqotay Shakhsiyad Caan Ka ah Dunnida!

K.Waqooyi 08. May 2017 (SDN/QJ):- Dalka Kuuriyada waqooyi waxa uu ku yaallaa jasiirada Kuuriya ee dhacda bariga Qaarada Asia, waxaana arrin aad u layaab badan ah in aynu maqalno gabadh aan waxba geysan oo ka soo carrartay Caddaadiska iyo dhibaatooyinka ay Madaxda Dalkaasi shacabkooda ku hayaan, taasi oo ay caddaysay markii dalkeeda ka baxsatay gabadh…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali oo Ciidanka Boolisku ka Hor istaageen Cisbitaalka Magaaladda Caynabo oo ay Yaalan Bukaano uu Ku dhacay Shuban Biyood Isla Markaana uu Deeq Daawooyin ah Ku Wareejin lahaa DAAWO

Caynaba 07. May 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Kormeer Ku Jooga Gobolada Bari ayaa Maanta Ciidamadda Boolisku ka Hor istaageen inuu Galo Cisbitaalka Degmada Caynabo oo ay rabeen inay ku wareejiyaan Deeq daawooyin ah Maadaama ay Cisbitaalka Jiifaan Bukaano uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka.

Read More

Musharrax Cirro oo Faahfaahiyey Kulan Ashkato iyo Xog-warran ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo Maanta la yeeshay

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Xisbigaas Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa Madaxweyne Axmed-Siilaanyo kulan kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada Sabtidii Maanta, isla markaana waxay kala hadleen Culaysyo Xukuumaddu ku hayso Xisbiga Waddani iyo Masuuliyiintiisa, arrimaha doorashooyinka…

Read More

Doorashadii Maanta Ka Dhacday Faransiiska oo Afka Ciida Loo Daray Haweenaydii Ka Sharaxnayd Xisbiga Midigta Fog & 39 Jir Noqday Madaxweynihii Ugu Da’da Yaraa ee Faransiiska

Paris 07. May 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka soo Baxaya Waddanka Faransiiska ayaa Sheegaya in Doorashadii Maanta ka dhacday Dalkaasi uu ku guulaystay musharaxihii dhexdhexaadka ee Emmanuel Macron, isagoo ka Guulaystay Haweenaydii Xisbiga Midigta Fog ka Sharaxnayd ee Marine Le Pen. Murashax Macron ayaa ku guulaystay 65% Codadkii la Bixiyey halka Marine Le Pen ay heshay  35% Codadkii…

Read More

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xayiradii Ruqsadda Ka Qaadey Jaamacad Ay Hadda Ka Hor Ruqsadda Kala Noqotey DAAWO

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):-Cabdillaahi Ibraahim Habane Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa sheegey in wasaaradda waxbarashadu ka noqotey mid ka mid ah jaamacado ay dhawaan ruqsadii waxbarasho kala noqotey. Jaamacadan ayaa waxaa uu sheegay wasiirku in ay tahay Togdheer University , balse waxaa uu shuruud kaga dhigay…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Kulan Ballaadhan oo Haweenwaynaha degmada Axmed Dhagax ku Taageereen Xisbiga SAWIRO

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay kulan ballaadhan oo haweenwaynaha degmada Axmed Dhagax ee caasimadda Hargeysa taageero ugu muujiyeen xisbal-xaakimka Somaliland iyo sidii ay hoggaaminta dalka ugu dooran lahaayeen murrashaxiisa. Kulanka oo ka qabsoomay hoolka shirarka xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ee…

Read More

Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Sababta Dr. Bulxan Looga Joojiyay Safarkiisa Muqdisho Iyo Hablihii Reer Somaliland Ee Baasaboorrada Ajaanibka Ah Sitay Ee Dawladahoogu Soo Doonteen DAAWO

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- “hablahu waa reer somaliland ah ee sita baasabooro ajaanib ah, haddaanu nahay waalidiinta, innagaa halkaa geynay amaba ku dhalnayba, markii ay ku dhasheena waxay yeesheen xuquuqo oo dalalkaasi ay baasaboorkooda qaateen ka yeesheen……………….laba kamid ah mooyaane, intii kale hablaha markii la weydiiyay, mid kastaaba  waxay ku jawaabtay ‘hooyaday halaygu celiyo,…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Goor dhawayd Xilkii ka Qaaday Maareeyihii Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Isla Markaana Magacaabay Maareeye Cusub

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo uu Maanta Soo Saaray oo Isugu Jirta xil ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka (Road Development Authority) ee Jamhuuriyadda Somaliland. Digreetadan oo uu ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige (Dayr) Waxa…

Read More

Ma Dhabbaa In Xoghayihii Warfaafinta Ee Xisbiga WADDANI Ku Biirayo KULMIYE, Kulamo Hoosena La Yeeshay Hogaanka Xisbigaasi, Waase Sidee Dareenka Xisbigiisu?

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Kadib in muddo ah oo uu aamusnaa sidoo kalena dhaliilo toos ah iyo kuwo dadbanba uu xisbiyada qaranka hawada u mariyey isaga oo aan ka leexleexan in uu xataa xisbigiisa uu ka tirsan yahay ee uu xilka weyn ka hayo ka gabban in uu duro dhaliilana u soo jeediyo hogaankiisa…

Read More

Xogwaran uu Bixiyey Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Ku Taliyey in La Kala Diro Golayaasha Deegaanka,Kana Warbixiyey Waxqabad uu ka Geystay arrimaha Khayriga ah

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Degaanka ee Degmada Burco, xarunta Gobolka Togdheer, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland inuu maayirro iyo ku-xigeenno u magacaabo magaalooyinka waaweyn ee dalka Marka la gaadho Dhamaadka Mudo Xiloodkooda. Md. Mubaarik Bidhi waxa uu sidaa ku sheegay wareysi uu…

Read More