Webmaster

“Haddaan Nin KULMIYE Ah La Fadhiisto Iyo Haddaan Nin WADDANI Ah La Fadhiisto…Anigu…’’ Maareeyihi Wakaalada Horumarinta Wadooyinka ee Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday oo ka Hadlay Dareenkiisa DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland oo Doraad Madaxweyne Axmed Siilaanyo Xilka ka qaaday Prof Xassan Cali Cismaan ayaa ka fal celiyay Sida uu u arko Xilka uu Madaxweynuhu ka qaaday iyo Mustaqbalka Halka uu Ku Biirayo.

Read More

Telefishanka CBS oo ka mid ah Telefishanada ugu wayn Waddanka Maraykanka oo Warbixin Cajiiba Ka Diyaariyay Wiil U dhashay Somaliland oo Wax ka Barta dalkaasi DAAWO

Washington 09. May 2017 (SDN/QJ):- Weriye Anderson cooper oo ah daadihiyaha Barnaamijka loogu daawashada badan yahay ee 60 minut kaasoo kabaxa telefishanada CNN IYO CBS ayaa warbixin cajiiba ka diyaarshay Wiil udhashay somaliland oo isagoo miyiga kayimi ku guulaystay jaamacad kamid ah kuwa dunida ugu sareeya  . https://youtu.be/uSx0rL_OeFg

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Si Adag Uga Hadley Hablo Dhallinyarro Reer Somaliland Ah Oo Loo Gacan Geliyey Rag Ajaanib Ah DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Iyada dhawaan ay xukuumadda Somaliland ay u gacan gelisey hablo reer Somaliland oo magaalada Hargeysa loo keeney dhaqan celis dad ajaanib ah oo gaalo ah.   Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga hadlay isla-markaana Tallaabo Qaranka Ceeb ku…

Read More

“Xaqiiqda Dhabta Ee Ka Dambeysa Mawduuca Uu Booqashadda U Tegay Farmaajo Dalka Itoobiya, Waxa Uu Raba In Uu Somaliland Ka Hor Istaago Saldhiga Milatari Ee Ay Imaaraadka Carabta” Dublamaasi Gérard Prunier

Addis Ababa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Muqdisho ee Somali Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo Khamiistii Todobaadkii hore magaaladda Addis ababa kulan kula yeeshay Raysul Wasaaraha dalka Itoobiya, ayaa la sheegay in uu halkaasi u tegay Cabasho Dawladda Somaliland ka dhan ah taasi oo uu Itoobiya uga ashkatooday inay wax kala qabato Heshiisyadda maalgashiga ee…

Read More

Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Somalia Mr Cayte oo Dul Istaagay Qodobada Lagaga Hadlayo Shirka Khamiista London Loogu Qabanayo arrimaha Somalia DAAWO

London 09. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada London ee dalka Britain ku qulqulaya wuufuudda ka qeyb galeysa shirka Soomaalida iyo beesha caalamka ee halkaasi ka furmaya todobaadkan.   Waxaa magaalada iminka ku sugan wafti ka socda dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya.   Shirkan ayaa furmaya maalinta khamiista…

Read More

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Buuhoodle Isla Markaana Ka Shaqayn Jiray Arrimaha Samo falka oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Buuhoodle & Xiisadii Dilkiisa Ka Dhalatay oo Degtay DAAWO

Buuhoodle 09. May 2017 (SDN/QJ):- Cabdiraxiim Saleeban Faarax “Rabiish” oo Ka Mid ahaa Dhallinyarada Sida Mutadawacnimada ah ugu adeega Bulshada oo Gacan ka xaq darani ku dishay Magaaladda Buuhoodle ayaa aas ay ka qayb galeen qaybaha bulshada loogu sameeyay Magaaladda Buuhoodle,Iyadoo Maydka Marxuunka ay eheladiisu diideen in la aaso ilaa loo dilo ninkii dilay,Taas oo…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Maraykanka Obama Oo Billad Geesi La Siiyey Kana Digay In La Tirtiro Barnaamijkii Loogu Magac Daray Ee Obama Care

Boston 09. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu rajeynayo in xubnaha aqalka congress-ka Mareykanka ay noqdaan kuwa ay ka go’an tahay “inay eegaan xaqiiqda, oo ay ka hadlanan runta, xitaa hadii taasi ay ka horimaneyso mowqifka xisbigooda”. Hadallada Obama ayaa yimid isaga oo magaalada Boston ku aqbalay biladda geesinimada…

Read More

Gacan Ku Dhiiglihii Dilay Samafale Cabdiraxiim Rabiish oo Lagu Qisaasay Magaaladda Buuhoodle

Buuhoodle 09. May 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Faarax Dayib ayaa dil Qisaas ah lagu fuliyey magaalada Buuhoodle kadib markii uu diley Abdiraxiim Saleban Faarax “Rabiish” oo ka mid ahaa dhalinyarada fara ku tiriska ah ee u istaagay wax ka qabashada arimaha Bulshada.   Qisaasta ayaa timid xili ay isku afgarteen labada beelood xeer u yaaley degaanka…

Read More

Dhacdo Cajiib ah oo Masar Ka Dhacday Isla Markaana Sababtay in Ciid Uskag Ah Loo Kala Iibsado Si Looga Barakaysto !

Qaahira 09. May 2017 (SDN/QJ):- Dadka ku nool magaalada la yidhaa Al-caashir Min Ramadaan ee ku taalla Waqooyiga Dalka Masar ayaa iibasada ciid ur udgoon leh oo laga helay xaafad ka mid ah xaafadaha Magaaladaasi, waxaanay sheegeen dadka iibsaday ciiddaasi inay leedahay Urta Cambarka iyo Miskiga. Goobta laga helay Ciiddan ayaa waxa tagay dad aad…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Guddida Doorashooyinka Qaranka Ku Wareejisay Milyan Iyo Laba Boqol oo Kun oo Dollar DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Ku Wareejisay Lacag dhan Milyan iyo Laba Boqol oo Kun oo Dollar taas oo Loogu talo galay in Komiishanku ku fuliyaan Hawlgalka qaadashada Kaadhka Codbixiyaha. “Maanta waxa halkan iskugu yimid wasiirka madaxtooyada, xisaabiyaha guud, agaasimaha guud ee baanka iyo guddida doorashooyinka qaranka, waxaanan…

Read More

Hogaamiye Xirsi Oo Deeqdii Dawooyinka Ahayd ee Ciidanka Boolisku ka Hor istaageen inuu Geeyo Cisbitaalka Caynabo Ku Wareejiyey Waayeelka Ku Dhaqan Magaaladaasi DAAWO

Caynabo 08. May 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Shalay Ciidan ka Tirsan Boolisku u diideen Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan inuu Galo Cisbitaalka Degmada Caynabo oo ay u wadeen Deeq daawooyin iyo biyo isugu Jirta ayaa Waxa uu aakhirkii Kaalmadaas ku wareejiyey Odayaal ka mid ah hal doorka Magaaladda Caynabo.

Read More

Hargaysa: Baabuurta Dadweynaha ee Basaska ee u Kala Baxa Xaafadaha Xero Awar iyo Idaacada oo shaqo joojin sameyey & Xubno la Xidhay DAAWO

Hargeysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah basaska u kala baxa xaafada magaalada Hargeysa ayaa Maanta sameyey shaqo joojin ka dib markii uu sameyey sicir-bararka ka jira dalku, dirawaliinta basaska u baxa xaafadaha Idaacada iyo Xero Awar ayaa sameyey shaqo joojin, waxaana la arkayey dadkii xaafadahaasi ku noola oo lugta miicin biday markii…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Maanta Kormeer Ku Maray Goobo Muhiim ah oo Ku Yaala Magaaladda Burco & Wadciga Nolosha Bulshada oo Meel Halis ah Maraya SAWIRO

Burco 08. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Maanta Booqasho ku tagay Goobo muhiima oo ku yaal Magaalada Burco, kalana ahaa Suuqa, Sayladda Xoolaha, Xarunta Halkaraan iyo Xarunta Warbaahinta ka hawl-gasha Magaalada Burco . Gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa saaka subaxnimadii waxaa ay booqasho kadis ah ku tageen…

Read More

Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo Hore uga Digay Dooda Dr.Bulxan ee Tegitaanka Muqdisho DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee Somaliland, ayaa wakhtiyo sii horreysay isaga oo la hadlaaya qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu si adag uga digay in aqoonyahan wakhtigaasi dalka Turkiga kaga qeyb-galay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya ay furan wada halaq oo sababta in cid aan…

Read More

“Waxa la wada arkayaa in Dad ka mid ah Qaranka ay ku Takrifalaan Hantida Ummadda..” Guddiga Dabagalka ee Golaha Wakiillada DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddiga daba-galka Hantidada Qaranka iyo ilaalinta Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire, ayaa sheegay in la aammisan yahay oo la wada arkayo in Dad gaar ah oo Dawladda gaar ahaan Xukuumadda ka tirsani ku takrifalaan Hantida Qaranka (Musuqmaasuq sameeyaan). Waxa uu Naasir Xaaji Cali Shire…

Read More

Wasiirka Tamarta oo Telefishanka Caalamiga ah ee CBC Uga Warramay Kala Duwanaanshaha Somaliland Iyo Somalia

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo  Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland,  Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday xasiloonida iyo amaanka ka jira Somaliland yahay farqiga u dhexeeya Soomaaliya, laakiin iyagana u rajaynayaan maadaama   jaarkooda  yihiin. Eng. Ducaale oo ka hadlayey wareysi telefishanka CBC, ee dalka Maraykanka, barnaamijkiisa  (60 Minutes) weydiiyey kala duwanaanshaha…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo & Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Kulan Xasaasi ahi ku dhex Maray Qasriga Madaxtooyadda iyo Nuxurka Qodobadda Laga Wada hadlay DAAWO

Hargaysa 08. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xafiiskiisa qasriga Madaxtooyadda Waxa uu Kulan kula qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde. Kulankan Foolka Foolka…

Read More