Webmaster

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Aqbalay Xil Ka Qaadistii Golaha Wasiiradu ku Sameeyeen Hanti dhawraha Guud ee Qaranka

Muqdisho 06. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u aqbalay xil ka qaadistii  Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ku sameeyeen Hanti Dhowrka guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax. Madaxweyne Farmaajo ayaa soo saaray xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii hanti-dhawrka guud ay  ku sameeyeen golaha wasiirada,…

Read More

Fillim Ku Saabsan Taariikh Nololeedkii iyo Doorkii Hoggaamineed ee Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Laga Joogaa Mudo Shan Iyo Toban Sano ah Markii Maanta oo Kale Magaalada Berbera Lagu aasay alle ha u naxaristee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Madaxweynihii Xiligaas ee Somaliland oo 3 Bishii May 2002kii ku Geeriyooday dalka Koonfur Africa oo Xaalad Caafimaad loo Geeyay. https://www.youtube.com/watch?v=EvrjjiBf4ac

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Soo Gunaanadey Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayey Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan oo Ka Dhacay Garoonka Cadeyse ee Degmada Maxamed Mooge ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo gebo-gabeeyey tartan ciyaareed lagu xusaayey Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan oo uu soo qaban-qaabiyey xisbigaasi isla mar ahaantaana ka dhacay garoonka cadeyse ee ku yaala degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Tartan ciyaareedkan oo ujeedkiisu ahaa siddii da’yarta…

Read More

12 Ka Mid ah Hablihii Lagu Qabtay Madarasad Ku Taala Magaaladda Hargaysa oo Loo Dhoofiyey Dalalkii ay ka Yimaadeen

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):-Laba iyo toban hablood (12) oo reer Somaliland ah oo toddobaadkan laga soo qabtay dugsi boodhin ah oo ku yaala magaalada Hargeysa, ayaa shalay dalka laga dhoofiyay, iyagoo ku jihaysan dalal ay dhalashadooda haysteen oo ay markii hore ka yimaadeen. Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in 12-kan hablood oo…

Read More

”Madaxweyne Is Casil Talada Dalkana Ku Wareeji Madaxweyne Ku Xigeenkaaga Saylici Waayo Sharaftaadi Way dhimatay” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Kuna abtirsada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inuu is Casilo Maadaama Sida uu Xusay ay dhimatay Sharaftiisii. https://www.youtube.com/watch?v=dhZQPTANRA8

Read More

”Xitaa Wakaaladda Wararka ee Somaliland Solna Ma Gaadhsiin Karaan Caalamka Dhibaatada ina Haysta oo Xitaa English iyo Carabi Waxba Kuma Qoraan” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Dhibaatooyin badan oo Somaliland Wehel la ah Isla markaana ay Xukuumadda Jirtaa Ku Guul daraysatay Sidii ay Bulshada Caalamka ugu Gudbin lahayd Qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland.  

Read More

Madaxweynaha Gal Mudug Xaaf oo Ciidamo gaar ah kala soo degay Garoonka Aadan Cadde

Muqdisho 06. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynaha cusub maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) oo maalmo kahor lagu doortay magaalada Cadaado. Madaxweyne Xaaf ayaa markii uu kasoo degayay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu watay diyaarad gaar ah oo kasoo qaaday magaalada Cadaado, waxaana diyaarada…

Read More

Fanaan Caan ahaa kuna biiray Daacish oo guursaday Haweeney FBI-da Mareykanka ka tirsan

Washington 06. May 2017 (SDN/QJ):- Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka gaar ahaan tan gudaha dalalka Jarmalka iyo Mareeykanka ayaa noqotay Fanaan Jarmal ah oo ku biiray kooxda Daacish ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay in uu guursado haweeney ka tirsaneed sirdoonka dalka Mareeykanka ee FBI-da . Fanaankaan oo lagu magacaabi jiray Deso Dogg waa Madawga Jarmalka ku…

Read More

Hargeysa:Laba Gaadhi Oo Saaka Aroortii Hore Isku Dhacay Iyo Midkood Oo Sidey Qoysaskii Abaaruhu Saameeyeen +Khasaaraha Ka Dhashey

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Abbaaro wakhtigii salaadda subaxa ee saaka aroortii hore ayaa shil aad u naxdin badan ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa. Shilkan oo ahaa mid aad u naxdin badan ayaa ka dhacay dhinaca bari ee magaalada Hargeysa gaar ahaan agagaarka Hotel Maamuus ee magaalada Hargeysa. Shilkan ayaa yimi kaddib markii ay is…

Read More

Wiil Dhintay 20-sano kahor oo la sheegay in Garaaca Wadnihiisa dhawaan is taagay

London 06. May 2017 (SDN/QJ):- Nicholas Green ayaa toogasho lagu dilay habeen ay taariikhdu ahayd 29 Sebtembar 1994tii iyadoo ay qoyskiisu dalxiis u joogaan Koonfurta Talyaaniga. Geeridiisa ayaa masiibo ku ahayd waalidkii Reg iyo Maggie, laakiin go’aankii ay ku gaareen in ay xubnaha jirkiisa ku deeqaan ayaa sababtay in ay saddex jibaar sare u kacdo xubnaha…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo ka hadlay askari Mareykan ah oo lagu dilay gudaha Somalia

Washington 06. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay dil askari katirsan ciidankooda loogu geestay gudaha Soomaaliya ,kadib howlgal ciidanka Milatariga ka qeyb qaateen oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose. Donald Trump ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid askariga katirsanaa ciidanka Mareykanka ee lagu dilay duleedka Degmada Afgooye, waxa uuna tilmaamay…

Read More

“Go’itaanka Somaliya Aanu Ka Go’ney Kumeynu Khasaarin Ee Waynu Ku Badhaadhney,Waxaan aaminsanahay in Dawladihii Soo Maray Somaliland aanay Aqoonsi raadinta Sidii La Rabay… “Xildhibaan Obama DAAWO

Hargaysa 05. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Ku Magac dheer Obama Kana Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in 25 Sanno ee Somaliland ay baadi goobaysay aqoonsiga aanay ka dhignayn Mid Khasaare u ah Shacabka Somaliland ee Go’aansaday inay ka go’aan Somalia Waxaanu Xusay in dawladihii u kala danbeeyay Somaliland…

Read More

“Ina Xarbi oo sita Warqad Maxamuud Xaashi & Cali-Marreexaan Siilaanyo uga Saxeexeen ayaa Jidadkii Xaafadda naga jaray,Xitaa Meel Maydka aanu Marino Ma hayno..” Shacab Cadhaysan DAAWO

Hargaysa 05. May 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Dadka Shacabka ah ee deggan Xaafadda ka dambaysa Saldhigga dhexe ee Booliska badhtamaha magaalada Hargeysa, ayaa Cabasho ka muujiyey Jidadkii Xaafaddooda geli jiray oo ay sheegeen in dhammaantood loo xidhay Ganacsadaha Ina Faarax Xarbi oo ay Xukuumaddu ka iibisay, isla markaana sita Warqad Madaxweyne Siilaanyo laga…

Read More

Baarlamanka Federaalka Somalia oo Madaxweyne Farmaajo ka Dalbaday inay Damaanadqaado Ilaalinta Nabadgalyadooda & Codsi ku Wajahan Dilkii Wasiirkii Hawlaha Guud DAAWO

Muqdisho 05. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Shalay Galab Magaaladda Muqdisho aas qaran loogu sameeyay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Somalia oo Ciidan ka tirsan kuwa dawladu ay Habeen hore ku dileen agagaarka Madaxtooyadda Villa Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=q73y4TvVzA0

Read More

Gudoomiyihii Hay’adda Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa oo Baarashuudka ka Goostay Saaxiibkiisii Mudada dheer Axmed Siilaanyo Soona Taxay Dhaliilaha Maamul ee Wehelka la noqday Xukuumadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 05. May 2017 (SDN/QJ):-Md.Axmed Muxumed Madar oo Madaxweyne Axmed Siilaanyo Markii uu Ku guulaystay hogaaminta dalka Sannadkii 2010-kii u Magacaabay Gudoomiyaha Komiishanka Maamul Wanaaga iyo la Dagaalanka Musuq Maasuqa ayaa Shaaciyey inuu iska Casilay Xilkaas. Axmed Muxumed Madar oo Kulan Warbaahineed ku qabtay hoyga uu ka degan yahay Magaaladda hargaysa ayaa dhalliilay guddida la…

Read More

Dilkii Lagu Khaarajiyey Wasiirkii Hawlaha Guud ee Somalia Cabaas Siraaji oo Saamayn Ku Yeeshay Qoyskiisa DAAWO

Nairobi 05. May 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd Habeen hore Kadib Markii Ciidan ka Tirsan Dawlada Somalia ay Tacshiirad Rasaas ah Ku fureen Gaadhiga Wasiirkii Wasaaradda Hawlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya marxuum Cabaas Siraaji. Wasiir Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii ugu da’da yaraa ee Xukuumadda Federaalka Somalia da’diisuna ahayd 31 Jir ayaa Sidoo…

Read More

Ciidanka La Dagaalanka Argagixisada RRU ee Somaliland oo Kaashanaya Sirdoono Shisheeye oo Dugsi Hargaysa Ku Yaala oo Lagu Dhaqan Celiyo Hablaha Qurbaha u dhacay,Hablihii oo Dalal ay Dhalashadooda Haysteen loo Gudbiyey & Qaylo dhaanta Waalidiinta DAAWO

Hargaysa 05. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada ammaanka ee Somaliland ayaa hawlgal ka fuliyey goob wax lagu barayey hablo ka soo noqday wadamada qurbaha, halkaasna waxay ka soo qabqabteen hablihii ku sugnaa dugsigaas waxbarasho oo ahaa dugsi xanaano ah ama ardaydu seexdaan.   Dugsigan oo waalidiinta hablaha dhalay ay sheegeen in lagu baranayey arrimaha diinta, ayaa…

Read More

‘’Waddanka Waa In Laga Qabtaa Muuse Biixi Iyo C/raxmaan Cirro,Hadii Kale….’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Boorama 05. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Shacabka Somaliland Looga baahan yahay in aanay Xilka hogaaminta Qarankan u dhiibin Labada Gudoomiye ee Isaga La Loolamaya ee Kulmiye iyo Waddani Muuse Biixi Iyo C.raxmaan Cirro. Waxaan Isu Sharraxanahay Si Aan Dalka Uga…

Read More