Webmaster

Khatarta ay Leedahay inaad Habeenkii Laydhka Lagaga Seexdo Teleefonka Iyo Talooyin Noloshaada Muhiim u ah

Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhowaan dalka Marooko ka dhacay gubasho guri oo sababtay geerida Aabo iyo saddex hablood oo uu dhalay. Dabka guriga qoyskan gubay ayaa ka bilowday talefan dabka (Korontada) ku jiray oo gubtay. Dhimashada aabahan iyo hablihiisa oo midda ugu weyni ay 14 sano jir ahayd, waxa naxdin ku ridday guud…

Read More

Saliid Saytuun Iyo Afakaandhadu waxay ka Mid Yihiin Cuntooyinka Caafimaad qabka Iyo Cimri Dhererka laga dhaxlo!!

Washington 24. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis dhowaan la sameeyey ayaa daahfurtay in cuntooyin ay ka mid yihiin saliid Saytuunta iyo Afakaadhadu ay yihiin cuntooyinka la xaqiijiyey in ay si weyn uga qayb qaataan caafimaadka guud ee qofka. Cuntooyinkan oo uu Geeska Afrika ka soo qaatay Saliid Saytuunta iyo Afakaadhada oo ka mid ah cuntooyinka laga…

Read More

Siyaasiyiinta iyo Wax-garadka Ka Soo Jeeda Beelaha Subeer Awal oo Xisbiga WADDANI u Muujiyey Cududooda Taageero ee ay u Hayaan DAAWO

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):-Qeybo ka mid ah odeyada, wax-garadka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo weli ba madax-dhaqameedka ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ee ka tirsan xisbiga WADDANI, ayaa  kulan ay maanta iskugu yimaadeen ku shaaciyey in ay cudud taageero iyo mid dhaqaale ba ay la garab taagan yihiin Xisbiga WADDANI oo ay sheegeen in uu…

Read More

Dareenkii Soo Dhawayneed ee Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo uu Kala Kulmay Magaaladda Baydhaba ee Xarunta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed DAAWO

Baydhabo 23. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Koonfur galbeed. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Difaaca Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Drs. Maryan Qaasim Axmed, Wasiirka Caafimaadka Drs. Fawziya…

Read More

Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Mashruuc Faa,ido U Ah Xoolaha Nool Iyo Nooca Uu Yahay Mashruucaasi DAAWO

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Mashruuc Faa,ido U Ah Xoolaha Nool Iyo Nooca Uu Yahay Mashruucaasi Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey in wasaaradiisu ay ku guuleysatey tijaabin ay ku sameysay caws Faa,ido weyn leh xoolaha nool. Wasiirka ayaa…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Siyaasiyiintii Xabsiga Ku Jirey ee Xisbigaasi oo Cuntadii Ka Soomay DAAWO

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa si adag uga hadlay siyaasiyiintii Xisbigaasi ee ku jiray xabsiga dhaxe ee Hargeysa oo gebi ahaan ba ka soomay cuntadii la cunaayey, waxaana ay tallaabaddaasi ku dhaliileen Madaxtooyada oo uu sheegay in ay ugu xidhan yihiin sifo sharci darro ah isaga oo…

Read More

Guud ahaan Shaqaale Weynaha Somaliland oo Beri Shaqooyinkooda Fasax Ka ahaan Doona Munaasibada Dheelmintii Nebi Muxamed NNKH Awgeed

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Maxamed C.laahi Obsiiye ayaa Shaaciyey in Maalinta beri oo Isniin ah Shaqaalaha iyo Loo Shaqeeyeyaasha Somaliland ay Fasax ka ahaan doonaan Shaqooyinkooda Munaasibada Habeenkii La dheelmiyey Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH Awgeed. Qoraalka Wasiirka Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda oo Nuqul ka mid…

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Lugtii Kowaad ee Socdaalkiisa Maamul Goboleedyada Ku Tegay Magaaladda Baydhaba DAAWO

Muqdisho 23. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Xubno katirsan labada Golle ee dowlada ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya . Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay wafdiga Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo qeybaha kala…

Read More

Guddoomiyaha Salel Oo Daadifeeyay Xil Ka Qaadistii Maayarka Saylac Iyo Doorashadii Hogaanka Cusub ee Golaha Deegaanka Saylac

Saylac 23. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobalka Salel Axmed Maxamed Xaashi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay fadhigii aan caadiga ahayn ee Golaha Deegaanka degmada Saylac ay xilka kaga qaadeen Maayarka iyo Maayar ku xigeenka degmada Saylac. Axmed Maxamed Xaashi oo la hadlay warbaahinta qaranka, ayaa  sheegay in shuruucda dalka u yaalla aanay waafaqsanayn xilka…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Gobolka Saaxil Ka Bilaabay Wacyigelinta Qaadashada Kaadhka Codbixiyeyaha DAAWO

Berbera 23. April 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalooyinka Berbera iyo Sheekh ee Gobolka Saaxil Waxay ka bilaabeen Wacyigelinta Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha oo dabayaaqada Bishan aynu ku Jirno ka Bilaabmi doonta Gobolkaas. https://www.youtube.com/watch?v=baoKmqqCl84&feature=youtu.be

Read More

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo Shirkad Gaar ah Kooto ugu Xidhay Korontada Hargaysa Iyo Shirkadihii Kale oo Ka Biyo Diiday DAAWO

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada macdanta iyo Tamarta Somaliland Xussen Cabdi Ducaale ayaa waxaa u bilaabey qorshe uu laydhka u baxa caasimada Hargeysa uu kooto ugu xidhaaho hal shirkad oo gaar loo leeyahay laguna magacaabo SOM POWER . Qorshahan uu wado wasiirka macdantu ayaa waxaa aad uga gil gushay shirkadaha kale ee Korontada…

Read More

“Maanta Waxay Maraysaa Somaliland Xaalad  Aan Laga Hadli Karin..Madaxweynihii Ummaddu Dooratay Ee Axmed Siilaanyo Innuu Xaafimaad Qabo Iyo Cidda Dalkan Hogaamisa Ma Garanayno…” DAAWO

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Halkan hoose ka daawo xubin ka tirsan garabka dhalinyarada xisbiga Waddani oo ka hadlay Xaalada ay Ku Sugan Yihiin Shacabka Somaliland oo ay isu barkadeen Xaalada abaarta iyo Dhibta Ka Dhalatay Sicir bararka xadhkaha Goostay ee Dabarka ku noqday Nolosha Danyarta.

Read More

Ingiriiska Oo Ballanqaaday Inay Saami Caddaalad Ah Somaliland Ka Heli Doonto Gargaarka Ay Ku Bixiyeen Gurmadka Abaaraha

London 23. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Ingiriiska, ayaa ballanqaaday inay xaqiijin doonto sidii jamhuuriyadda Somaliland uga heli lahayd saamigeeda taakulaynta abaaraha ay bixiyeen. Ms. Cordela Nelson, oo ah  Sarkaal xidhiidhka bulshada u qaabilsan Waaxda Horumarinta Caalamiga, ayaa weriye Maxamuud Walaaleeye oo ka tirsan Dawan, weydiiyay inay caddeeyaan saamiga Somaliland ka helayso gagaarkaas, waxaanay sheegtay inay…

Read More

Warbixin Caddeysay In 16000 Oo Qoys Ay Ku Barokaceen Gobolka Sanaag Muddo Shan Bilood Ah

Hargaysa 23. April 2017 (SDN/QJ):- Warbixin ay soo saartay mid ka mid ah Hay’adaha ka Hawlgala dalka, ayaa caddaysay baaxada  abaarta ba’an ee ku hawaarsatay gobollada bariga Somaliland, waxaanay sheegtay in gobolka Sanaag oo kaliya ay ku barokaceen 16000 oo qoys muddo kooban shan bilood ah. Qoraal dheer oo ay qortay  Hay’adda NRC oo laga…

Read More

Guddoomiye Ramaax Oo Beeniyay In Dilal Ka Dhacay Togdheer Ay Keeneen Isku Dhacyo Beeleed

Burco 23. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax),ayaa been abuur iyo warar aan  jirn ku sheegay warar  sheegayay in dilal maalmihii u dambeeyay ka dhacay gobolka Togdheer oo siyaabo kala duwan uga dhacay in ay sababeen isku dhac beeleed oo beelihii dilalku   ka dhex dheceen isu hub gurteen. Waxaanu intaa ku daray…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federaalka Somalia oo la kulmay Danjiraha Imaaraadka ee Soomaaliya

Muqdisho 23. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay   Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusman, iyadoo kulanka looga hadlay sidii Imaaraadka Carabta ugu qeyb qaadan lahaa tayeynta warbaahinta qaranka. Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, ayaa danjiraha Isutagga Imaaraadka Carabta ugu…

Read More