“Sayliciyoow; Saylac Oo Qudha Madaxweyne Ku Xigeen Uma Tihid, Ee Xilkaaga Garro”Xildhibaan Aareeye
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay kal-fadhigii Golaha Deegaanka ee Saylac ee xilka lagaga qaaday Maayarkii hore, laguna doortay Maayar iyo Maayar ku xigeen waxaanu sheegay inay Xukuumaddu faragelin ku hayso, gaar ahaan Madaxweyne ku xigeenka, oo…
