Ururka Daryeelka Xayawaanka Lagu Tacadiyo Oo Hargeysa Kusoo Bandhigay Dameer Nabarro Culusi Ka Muuqdaan Iyo Ninkii Watay Oo Xabsiga La Dhigay DAAWO
Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Ururka Daryeelka mayeedhaanka gaar ahaanna dameeraha ee magaciisa markala soo gaabiyo loo yaqaano SOWS oo fadhigiisu yahay magaallada Hargeysa ayaa soo bandhigay tacadiyo naxdin leh oo loo geystay dameerro ay dadkii ku shaqaysan jireen dhibaateeyeen. Guddoomiyaha ururkan Dr. Cali Xasan Xirsi oo Magaallada ku soo bandhigay tacadiyo kadhan ah dameeraha…
