Webmaster

Xildhibaan Baarlamanka Somaliland Ka Tirsan oo Sheegay In Xilalka Qaranka Ugu Sareeya Beel Kali ahi Isku Taxday,Bariguna Saluug Badan Tirsanayo & Baaq uu u Diray Gudoomiye Cirro

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo kamid ah mudaneyaasha golaha wakiillada ee kasoo jeeda gobolka Sool, isla markaana xisbiga talada Somalialnd haya ee KULMIYE katirsan, ayaa ka hadlay saluugga ay gobolladaasi ka qabaan saami-qaybsiga ku saabsan hannaanka xilalka dalka loo qaybsado, waxana uu si cad u sheegay inaan saamigaas sinaba loogu sinnayn….

Read More

Kudlad Qawlaysato ah Oo isu Bahaystay Lunsiga Hantida Umadda iyo Soo Gelinta Dhamaan Kootarabaanka Mamnuuca ah oo Somaliland ka Dilaacday

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Silsilado musuqmaasuq oo baahsan, ayaa ka bilaabmay kaantaroollada cashuuraha ee xeebta iyo galbeedka Somaliland, taas oo noqotay kudlad isku xidhan oo waaxda cashuuraha iyo ciidamada ilaalada cashuuruhu hormood u yihiin. Silsiladdan musuqa ah ee lagu lunsanayo lacagta umadda, ayaa waxa horseed ka ah oo hoggaaminaya isu-duwaha wasaaradda maaliyadda ee gobolka Salel,…

Read More

Warbixin Ku Saabsan Saxaafadda Somaliland oo ay Soo Saartay Xarunta Human Rights Centre Quarterly Report On The Situation Of Media In Somaliland

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Xuquuqal Insaanku soo saartay warbixinteeda afar bilood laha ah ee ay ku eegto xaaladda saxaafadda Somaliland. Warbixintu waxaay koobsanaysaa xadhiga suxifiyiinta ee ay diiwaangelisay intii u dhaxaysay 10ki December 2016 ilaa 31ka March 2017. Afartii bilood ee u danbeeyey waxaay diiwaangelisay Xaruntu 11 suxufi oo la xidhay. Todoba…

Read More

Caddaado: Haweenay Dhawaan Dil Argagax Leh Geysatayoo Qudh Gooyo Lagu Xukumay

Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamad ku taala Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ee dalka Soomaaliya, ayaa dorraad xukun dil ah ku ridday haweeney dhawaan magaalada Cadaado dil argagax leh ugu geysatay gabadh yar oo 7-sano jir ahayd. Haweeneyda xukunka dilka ah lagu riday ayaa 6-dii bishii March duleedka magaalada Cadaado waxa ay…

Read More

Akhriso Heshiis ay wada gaareen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Maamulka Galmudug

Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa shalay magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ay wehliyaan Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo masuuliyiin kale . Wasiirka Arimaha Gudaha iyo masuuliyiinta kale ee la socatay ayaa kulamo saacado badan la qaatay maamulka Galmudug, waxa ayna ugu dambeyn ku guuleesteen…

Read More

Oday Ka Da’a Weyn X.Cabdi Waraabe oo Cimrigiisu Marayo 137 Sanno Isla Markaana Guursaday 27 Haween ah Iyo Sheekooyin La Yaab Leh oo Noloshiisa la Xidhiidha oo uu Hargaysa Ku Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Magaaladda Hargeysa ayaa waxa warbaahinta kula hadlay Odey sheegay in uu jirey Da’da 137 jirka isla markaana ilaa iyo haatan ku nool magaalada Hargeysa. Ninkan odayga ah oo magaciisa la yidhaa Daahir Qureysh ayaa waxa uu warbixintiisa ku xusayaa in uu soo guursaday mid ka mid ah Dumarkii ay walaalaha…

Read More

“Wasaaradda Arrimaha Dibeddu waxay noqon doontaa Waddada Soomaaliya laga soo galo..” Wasiir Yuusuf Garaad DAAWO

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa sheegay inay Wasaaraddaasi noqon doonto mid u gudata xilkeeda sida dhiggeeda dunida oo kale, isla markaana ay noqon doonto Waddada laga soo galo Soomaaliya oo Cid kasta oo dalka meeshay rabto ha u socoto ee dibedda ka imanaysaa noqoto jidka ay…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaaday Tallaabo Keeni Karta In Imaaraadku Aqoonsado Somaliland & Aragtida Madaxtooyada

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa loo qaybiyey Mooshin ka dhan ah Heshiiska Dawladda Somaliland la gashay Dawladda imaaraadka Carabta, ee khuseeya in Imaaraadku uu Saldhig Ciidan ka samaysto Magaalada Berbera. Mooshinkan oo ay muddo diyaarinayeen Xildhibaanno diiddan in Dawladda Imaaraadku Saldhig Ciidan ka samaysato Magaalada Berbera ee Somaliland, ayaa waxa loo…

Read More

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Doorashooyinka Mr Jawaan oo Ka Soo Hor Jeestay Gudi Musdanbeed ah  oo Madaxweynuhu u Samaynayo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Gaarka ah ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee dhinaca Doorashooyinka C.laahi X.Cumar (C.laahi Jawaan) ayaa Sheegay inuu ka soo Hor Jeedo Gudi uu Madaxweyne Siilaanyo Iclaamiyey inuu ka dhigayo Musdanbeedka Komiishanka Doorashooyinka qaranka. Waxa uu La Taliyuhu Sheegay in Macnaha Erayga Mus danbeed uu dabada ku hayo Qabyaalad iyo…

Read More

Ergeyga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Ka Jawaabay Su’aalo Laga Waydiiyey Qaddiyadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo Maalmihii u dambeeyay Booqasho ku joogay Somaliland, ayaa wax laga waydiiyey sababta Qaramada Midoobay ay Xafiis la mid ah kooda Muqdisho uga furan wayday Magaalada Hargeysa iyo sababaha War-bixinnada Xafiiskooda Muqdisho diyaariyo uu mar walba Somaliland ugu sheego Qayb ka mid ah…

Read More

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Si Qoto Dheer Uga Hadley Muhiimadda Barnaamijka Ololaha Doorashada Ee X.WADDANI DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Kulan dib-u-eegis looggu sameynaayey barnaamijka olalaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga WADDANI oo muddo lix cisho ah ka socday magaalada Hargeysa isla mar ahaantaana ay ka qeyb-qaadanayeen khabiiro siyaasaddeed oo heer caalami ah oo ka socday dalka Ghana iyo weli ba sida oo kale hay’adda caalamiga ah ee horumarisa arrimaha…

Read More

DP World Oo Heshiis Ku Kacaya 336 Milyan La Saxeexatay Maamul-gobolleedka Puntland DAAWO

Dubai 07. April 2017 (SDN/QJ):- Maamul-gobolleedka Punland ayaa heshiis ku kacaya $ 336 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah  la saxeexday Shirkadda DP world ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo Shirkaddu Muddo 30 Sannadood ah ku maamulayso Dekedda Boosaaso.   Qodobbada Heshiiskan waxa ka mid ah in Shirkadda DP World Magaalada Boosaaso ka dhisto…

Read More

Khabiir Caalami Ah Oo Xisbiga WADDANI Ka Tababaray Ololaha Doorashada Somaliland Iyo Rajada Uu Ka Muujiyey Xisbiga DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Mr. Peter Mac Manu oo ah khabiir aad ugu xeel dheer dhinaca siyaasadda iyo ololaha ba isla mar ahaantaana hore u soo noqday guddoomiyaha xisbiga New Patriotic party ee dalka Ghana sida oo kale na la taliye u soo noqday xisbiga ku guuleystay doorashada dalka Neyjeeriya ee uu hoggaamiyo Mahammadu…

Read More

Suldaan Gacan Ku Rimis ah oo Gudoomiye Muuse Biixi Samaystay oo Ka Dhiidhiyey Saldhiga Mileteri ee Berbera,Fariina u diray Safiirka Somaliland ee Imaaraadka DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Salaadiinta Samayska ah ee loo samaystey danaha dhinaca siyaasada Beelaha Subeer Awal ahna Suldaankii uu badhtamihii sanadkii aan ka soo gudubney uu caleemo Saarey Muuse Biix Cabdi ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka hadlay heshiiska dawlada Imaaraatka carabta lagaga kireeyey Madaarka Magaalada Berbera. Suldaanka gacan ku…

Read More

“Madaxweynaha Waxaan Waydiinayaa, Kuwan Kugu Xeeran Ee Daaraha Wada Dhisanayaa Halkay Lacagta Ka Keeneen..”? Eng. Maxamed X. Cilmi

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa laamaha Dawladda Somaliland ku eedeeyay inay waajibaadkoodii gabeen. Eng. Xaashi wuxuu sheegay inay ahayd markii Madaxweynuhu uu Muddo-kordhinta dalbaday marka labaad in Maamuus ka xayuubin lagu sameeyo, isagoo taa beddelkeedana sheegay in Ciddii Waajibaadkaa lahayd oo ah Baarlamaanku ay…

Read More

Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Qiimayn Ku Sameeyay Tiradii Isu Diiwaangelisay Doorashada Madaxtooyadda & Odoroskiisa Xisbiga Tirada ugu Badan ee Codadkaas Hanan Kara

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):-Agaasimaha Maamulka Komishanka Xakamaynta Aids-ka,Cabdikariim Axmed Maxamed Faarax,kana mid ah Xisbigga taladda haya ee KULMIYE,ayaa qiimayn qoto-dheer ku sammeeyay tiradda la-shaaciyay inay sannadkii 2016-kii isu-diwaangalisay Doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh oo ay ugu horayso ta Madaxtooyadda oo muddaysan Bisha 11-aad ee sannadkan aynu ku jirno. Md.Xinif,waxa uu sheegay in aan marnaba…

Read More

Xubno ka Mid ah Guddidii Ololaha Doorasho ee Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in Loo Haysto Kharashka Huteeladii Iyo Guryihii ay Muqdisho ka Degen Yihiin Lagana Rabo Madax Furasho & Cabasho ay Soo Jeediyeen

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ahaa Guddigii Ololaha doorashada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa markii u horeysay farriin cabasho ah soo dhigay baraha bulshada, iyagoo ka cabanaya in lagu dayacay guryihii iyo hoteladii la dejiyay xilligii uu ololaha socday.   Mid ka mid ah Guddigii Ololaha doorashada ee Madaxweyne Farmaajo u qaabilsanaa qeybta Warbaahinta…

Read More