Cali Guray oo Isku Qaaday Weedhihii uu Wakhtigiisii Mucaaridnimo Ku Ganay Gudoomiye Muuse Biixi & Sida ay Giraanta Siyaasadeed Mar Qudha Isula Rogtay DAAWO
Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wadadii Cadayd Cagta Saartayee Ku Caraabiyoo Wax kasta uu Caligurey yidhi waxa yidhi Caligurey goor iyo xaalad uu joogay ee Ilaahay ma odhanin. Ayuu Ku bilaabay qoraal uu ku faafiyey degelka uu ku leeyahay Barta Shabakada Facebook. Taasi maalinteedii iyo xaaladeedii bay ahayd UCID oo mucaarid ah oo dagaal qadhaadh ku…
