Webmaster

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Gudoomiye Cirro dabadii,Diidmadiisa Heshiiska Saldhiga Berbera & Mus danbeedka Xisbiga Waddani Waxa ka jira DAAWO

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Isaga Iyo Gudoomiye Cirro ay Socdaal ku Marayaan dalal ka Tirsan Qaarada Yurub ayaa ka hadlay Halka uu Hankiisa Siyaasadeed marin doono Gudoomiye Cirro dabadii. Waxa uu ku adkaysatay in Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Berbera laga siinayo Imaaraadka inuu khatar ku…

Read More

Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay In Baasaboorada Saddexda Guddoomiye La Hubinayo, Murashixii Dhalasho dal Kale haystana Loogu Baaqay inuu Ka Takhaluso DAAWO

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa hor tagay Gudi hoosaadka Ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ayaa Xukuumadda ka dalbaday inay dedejiso Wixii Kharashaad ah ee Komiishanka Doorashooyinku ku Hawl galayaan Sidoo Kale Waxay Sheegeen in Doorashadan la Hubin doono Murashax kasta Hantida uu Gaarka u leeyahay….

Read More

Xogwaran Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Siiyay Telefishanka Dalka Tanzania,& Weriyaha oo Ku Cel Celiyey Jamhuuriyadda Somaliland DAAWO

Tanzania 05. April 2017 (SDN/QJ):- Tvga dalka dalka Tanzania ayaa Xog Waran Dhinacyo Badan Leh Waxay la Yeesheen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Xaaji Cali Shire kaas oo uu ku faahfaahiyey Guulaha Horumar ee ay Shacabka iyo Xukuumadda Somaliland gaadheen Xili Mudo ka badan rubuc qarni ay raacdo ugu jiraan sidii ay dunnida…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Doorashadii Madaxtinimo ee Somalia ka Dhacday Ku Sifeeyay Tii ugu Musuq Maasuqa badnayd ee Somalia Soo Marta, Kana Soo Hor Jeestay Mabd’a ahaan Qaabka Saldhiga Mileteri Imaaaradka Looga siiyey Berbera DAAWO

New York 05. April 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Mudo ku soo Jiray Siyaasadda Somalia balse aakhirkii dhinac iska dhigay baadi doonka rajada Somali weyn isla markaana taageeray qaddiyadda Gooni isu taaga Somaliland ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku taxaluqa Siyaasada Somalia iyo ta Somaliland ee Xiligan.

Read More

Heshiiskii Dhawr Todobaad ka Hor ay wada Saxeexeen Labada Madaxweyne ee Somalia Iyo Kenya oo Durba buray

Nairobi 05. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa Socdaal uu Bishii dhamaatay ee March ku tegay Magaaladda Nairobi waxa uu la Saxeexday Dhigiisa Kenya Uhuru Kenyata Heshiis dhigayay in Diyaaradaha ka soo duula Madaarka Aadan Cade ee Muqdisho ay Toos uga degaan Madaarka Nairobi halkii ay Markii hore ku sii…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Aabo Qaadka Iska Da’aa”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Wefti Ka Socda Dalka Imaaraadka oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa & Ujeedada Booqashadoodda DAAWO

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa Ku soo dhaweeyay Wefti ka socda dalka Imaaraadka kuwaas oo dalka u Yimid si ay u arkaan Xaalada abaarta ee Somaliland ka Taagan Isla markaana deeq gaadhsiin doona dadka ay Saamaynta ku yeelatay abaartu.

Read More

Marxaladihii Loo Soo Maray Sidii ay Jamhuuriyadda Somaliland u Heli Lahayd Manhaj u Gaar ah oo ardaydeedda Wax lagu Baro & Dadaalo Mudo Kooban lagu Najaxay

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Xarunta Manaahiijta ee Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Mudane Cabdilaahi Yaasiin Diiriye Waa Mid ka Mid ah Tiirarka doorka Weyn ka soo qaatay horumarka Waxbarashadda Iyo Sidii uu dalkani u Yeelan lahaa Manhaj Waxbarasho oo u gaar ah Isla markaana uu kaga duwan yahay Waddamada Kale ee Dunnida. Cabdilaahi Yaasiin Diiriye…

Read More

Maayar-ku-xgeenka Hargeysa oo London Kulamo Kula Qaatay Hoggaamiyeyaasha Ugu Culus UK DAAWO

London 05. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa ahna maayar ku xigeenka Caasimadda Md. Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cago-weyne) oo Muddooyinkii u dembeeyey safar shaqo ku joogay wadanka Ingiriiska ayaa waraysi uu Siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da waxaa uu kaga hadlayo waxyaabaha uga qabsoomay safarkiisan oo ka dembeyey martiqaad…

Read More

Wasiirka Cusub ee Amniga ee Dawlada Federaalka Somalia oo soo Bandhigay Qorshayaal uu Wax kaga qabanayo amniga Muqdisho

Muqdisho 05. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee Amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Wasaarada Amniga Gudaha kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradaasi. Munaasabada uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee Amniga gudaha waxaa ku sugnaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamd Guuleed, Xildhibaano…

Read More

Wasiiro iyo Xildhibaano Oo Loogu Baaqay In Ay Usoo Diyaar Garoobaan Dagaal Ka Dhan Ah Al Shabaab

Kismaayo 05. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Jubbbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ugu baaqay Xildhibaanada iyo Wasiirada maamulkiisa in ay usoo diyaar garoobana dagaal Al Shabaab looga xureenayo deegaanada Jubooyinka. Axmed Madoobe oo shalay hadal ka jeediyay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in muhiim tahay in loo diyaar garoobo dagala xoogan oo…

Read More

Maamul Goboleedka Galmudug oo Digniin culus u diray Dowlada Federaalka Soomaaliya

Cadaado 05. April 2017 (SDN/QJ):- War Saxaafadeed kasoo baxay Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta maamulka Galmudug ayaa looga hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug ee la qorsheenayo in 10-ka bishan Apri, ka dhacdo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Galmudug ayaa ugu baaqday dowlada Federaalka Soomaalia in ay ixtiraamto dasuurka u yaala maamulkooda, waxa ayna…

Read More

Hilary Clinton oo Go’aansatay inay soo saarto Buug ka Waramaya Ololaheedii Doorashada Madaxtinimo ee Lagaga Guulaystay & Xaaladihii Xannuunka Badnaa ee Soo Maray

Washington 05. April 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda daabacista ee Simon & Schuster ayaa sheegtay in murashaxaddii xisbiga dimuqraaddiga ee dalka Maraykanka doorashada uga qaybgashay, Hilary Clinton ay go’aansatay in ay daabacdo buug cusub oo ay kaga warramayso nolosheeda, kaas oo ay ku jirto qisada ol’olihii adkaa ee ay u gashay doorashadii madaxnimada sannadkii 2016-ka oo uu…

Read More

Fitamiin C oo Si Lama filaan ah loo Ogaaday inay Tahay Daawo ka adkaan Karta Cudurka Kansarka

Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in Faytamiin C oo aad loo cunaa ay noqon karto dawo si waxtar leh oo sahlan uga adkaan karta cudurka Kansarka. Xeeldheerayaasha daraasaddan cusub sameeyey waxa ay sheegeen in dawadan marka iraab ahaan bukaanka loogu mudo ay awood u leedahay in ay la dagaallanto unugyada kansark,…

Read More