Donald Trump oo u Hanjabay Kuuriyada Waqooyi & Nuxurka Kulan uu Aqalka Cad kula yeeshay Madaxweynaha Masar
Washington 05. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa tilmaamay in dalka Maraykanka oo keliya uu u diyaar-garoobi doono sidii uu tallaabo uga qaadi lahaa khatarta Hubka Nukliyeerka ah ee uu dhawaanahan tijaabinayey waddanka Kuuqiyarada Waqooyi kaga imaan karta Dunida. Trump oo waraysi siiyay Wargeyska The Financial Times ee ka soo baxa dalka…
