Webmaster

Somaliland oo Sii daysay 10 Maxbuus oo u Xidhnaa Fal Budhcad Baddeednimo una Dhashay Somalia

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda caddaalada ee JSL ayaa amartay in la sii daayo maxaabiis budhcad badeednimo u xidhnaa oo u dhashay wadankaasi Soomaaliya, kuna xidhnaa dalkan JSL.   Sida lagu cadeeyey warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda caddaalada Md: Axmed Faarax Cadare, warsaxaafadeedkan waxaa lagu sheegay in maxaabiistan oo tiradoodu gaadhayso 10…

Read More

Itoobiya Oo Dhamaystirtay 57% Ka Mid Ah Biyo-xidheen Ay Ka Waddo Webiga NIIL & Ujeeddada Xaflad Loogu Qabtay Hargeysa

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya jamhuuriyadda Somaliland Brig Gen. Berhe Tesfay ayaa shaaca in shacabka Itoobiya xaqiijiyeen awoodda ay u leeyahiin isticmaalka biyaha webiga ABBAY. Mr. Tesfay oo shalay ka hadlay munaasibad loo qabtay sannadguuradii lixaad ee ka soo wareegtay bilowga mashruuca biyo-xidheenka ABBAY oo  halku-dhigga sannadkan loo qaatay “Sidaan…

Read More

Taliska Sare ee Booliska Kenya oo Shaaciyey inay Baadhis Dhab ah Ku hayaan Laba Dhallinyaro ah oo Si Arxan Daran ay ugu Toogteen Badhtamaha Xaafada Isli ee Magaaladda Nairobi & Arrimo ay Shaki Geliyeen DAAWO 

Nairobi 04. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ciidanka Booliska Kenya, Charles Owino  ayaa Sheegay in Baadhis lagu hayo Laba Dhallinyaro ah oo si Badheedh ah ay ugu Dhex Dileen Xaafadda Isli ee Magaaladda Nairobi Askar ka Tirsan Ciidanka Loo Yaqaan Flying Squad-ka, Iyadoo Muuqaal Laga duubay Markii uu Mid ka Tirsan Askartu Si Badheedh ah u…

Read More

Laba Xildhibaan oo Ka Mid ah Golaha Deegaanka ee Burco oo Shaaciyey inay Ka Baxeen Xisbiga Kulmiye oo ay ka Tirsanaayeen,Maxaa Ku Kelifay? DAAWO

Burco 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegay in ay laba ka mid ah xildhibaanadii ka soo baxay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ay shaaca ka qaadeen in ay gebi ahaanba iska casileen xisbiga KULMIYE. Labadan xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada Burco ayaa…

Read More

Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukuno Dil Iyo Xadhig ah ku Riday Askari Dilay Marxuun Dhintay & Xubin Gacan siiyay

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Xukun  dil Toogasho ah waxa ay ku xukuntay Askari hore uga tirsana Ciidanka Qaranka, Siciid Saleebaan shire, oo 35-jir ah, ka dib markii ay cadaatay inuu  dilay Marxuum Bile Sugule Maxamed.     Askarigan oo Dilka ku geystay Magaaladda Laascaanood,…

Read More

Heshiis lagu Wareejinayo Dekadda Boosaaso oo lagu saxiixayo dalka Imaaraatka Carabta

Dubai 04. April 2017 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland saacadaha soo socdo u safri doono dalka Imaaraatka Carabta si uu soo saxiixo heshiis uu ku wareejinayo Dekadda magaalada Boosaaso. Cabdiweli Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa kusii jeeda dalka Imaaraatka Carabta, waxa uuna Madaxweynaha Puntland soo saxiixi doonaa heshiis ay…

Read More

Wasaaradda Duulista Somaliland oo Kaashanaysa Hay’ada Africa Relief oo Kaalmo Raashin ah u Qaybiyey Qoysas Ku Nool Deegaanka Uubaale DAAWO

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ayaa Markii labaad u qaybisay Dadka Danyarta ah ee Ku dhaqan Deegaanka Uubaale Raashin deeq ah Kaas oo ay ka Faa’iidaysteen Boqol Qoys. Kaalmadan Raashinka ah oo ay Ku deeqday Hay’ada “African Relief” Kadib Codsi ay Wasaaradda Duulistu u Gudbisay oo ku wajahan Sidii…

Read More

Maamul Goboleedka Punt Land Oo Dhaliilo u Jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo

Garowe 04. April 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Puntland ayaa durba bilawday dhaliisha ay u jeediyaan Dowlada Federaalka Soomaaliya, waxa ayna markan dowlada cusub ku dhaliileyn in aysan si cadaalad ah u qeybin gar gaarka loogu tala galay dadka ay abaarta saameysay. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng.Cabdixakiim Camey oo Warbaahinta la hadlay ayaa dowlada Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay in…

Read More

Haweenay Laxaadka Aragtida Ka Naafo Ah Oo Ku Guuleysatay Cunto Karinta Adduunka

Hargaysa 04. April 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad aaminsaneyd in dadka naafada ahi aanay gaadhi Karin guul, taasi waa fikrad loo baahan yahay inaad maskaxdaada ka saarto. Tani waa gabadh Indhoole ah laakiin noqotay gabadha ugu haysata cunto karinta dunida. Gabadhaasi iyo horumarkeeda ayaa fikradaada ka dhigaya mid aan run ahayn oo ka hor imanaysa nolosha…

Read More

Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Dalka Sweden+SAWIRRO

Stockholm 03.April 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Xisbiga WADDANI ee jagada Madaxweynaha Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminayay ayaa kulan la qaatay Baarlamanaka Dalka Sweden . Kulankan oo ka dhacay xarunta Baarlamaanka Sweden wuxuu Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa taas oo ay ugu weynayd xaalada abaaraha ku habsaday Dalka Somaliland iyo…

Read More

Soomaaliya: Ra’iisul-wasaaraha oo Soo Saaray Amar Lagu Xoojinayo Isticaalka Afsoomaaliga

Muqdisho 03. April 2017 (SDN/QJ):-Raisul wasaaraha xukuumada Somalia Xasan Kheyre ayaa soo saaray amar ku socda wasaaradaha iyo heyadaha kale eee dowlada Soomaaliya. Wareegto ka soo baxay xafiskiisa ayuu lagu faray dhamaan hey’addaha dowladda inay qoraaladooda rasmiga ah ku qoraan Af-Soomaali. Tallaabadan ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku tilmaamay mid lagu xoojinayo af-Soomaaliga oo muddooyinkii u dambeeyay adeegsigiisu…

Read More

Jaaliyada Degaanada Togdheer, Caynaba, Saaxil Iyo Sanaag Ee Dalka Sweden Oo Kulan Soo Dhawayn Ah La Qaatay Hogaamiyaha X. Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan SAWIRO

Stockholm 03. April 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyada Degaanada Bariga Burco, Bariga Saaxil, Sanaag iyo Caynaba ee ku dhaqan Dalka Sweden ayaa siweyn u soo dhaweeyay hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaji Xasan iyo kaaliyaha War-baahinta Murashaxa WADDANI Muniir Axmed Cigaal. Kulan ballaadhan oo lagu qabtay Hoteelka Caanka ah ee Scandic Hotel kuna yaala Caasimadda Stockholm waxa…

Read More

Gaadiid ku shaqeeya dhiiga dadka oo lagu wareejiyay Laanta Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia SAWIRO

Kismaayo 03. April 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula wareegay Gawaari loogu talagalay in lagu ilaaliyo xaduudaha dalka. Gaadiidkan ayaa ah kuwo casri ah oo intooda badan hada laga isticmaalo dalalka Horumaray, waxaana ay gawaaridan ku rakiban qalab casri ah oo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu Hoggaaminayey Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay Mr. Michael Keating Iyo Arrimaha Laga Wada Hadlay SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobay Mr. Michael Keating. Kulankaasi ka dib waxa saxaafadda warbixin ka siiyey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, iyo Ergeyga qaramada midoobay, iyadoo saxaafaduna su’aalo ka waydiisay ujeedada socdaalkiisa iyo arrimaha…

Read More

Dhawr Todobaad Kadib Waxay Maxkamadda Sare Dacwadii Xisbiga UCID u gudbiyey Isu Dhaafisay in Guddiga diiwaangelintu Ka Garnaqdo DAAWO

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa soo celisay Dacwad Xisbiga UCID u gudbiyey oo ka dhan ahayd Lix Xildhibaan oo ka tirsan Kuwa Golayaasha deegaanka dalka ugu jiray UCID oo bishii labaad shaaciyey inay ka baxeen UCID oo ay Kulmiye ku biireen, waxaanay Maxkamaddu amartay inay Dacwaddaas ka garnaqeeda leedahay Guddiga…

Read More

KULMIYE Vs WADDANI: Doodaha Iyo Falanqaynta Tirada Codbixiyayaasha Ee Ay Qolo Waliba Dhinaceeda U Xisaabsanayso Iyo Xiisaha Ku Lammaan Degmooyinka Xisbi Waliba Ku Faanayo In Uu Codadkiisa Jeebka Ku Shuban Doono

Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib markii Todobaadkii hore Komishanka Doorashooyinka Somaliland si rasmi ah ugu dhawaaqay Natiijada kasoo xerootay tirada dadkii reer Somaliland ee isu diiwaan geliyey doorashooyinka soo socda ee Somaliland la filayo in ay ka qabsoomaan dabayaaqada sannadkan ee la xaqiijiyey Gobol walba inta qof ee doorashadaasi isu diiwaan geliyey waxa durbaba…

Read More