Webmaster

Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga. https://youtu.be/uPoh5mQ_p6o

Read More

Wasiir Hore oo Ka Tirsanaa Dawladii Xasan Sheekh Dhalasho ahaana ka Soo Jeeda Somaliland oo Muqdisho Ku Geeriyooday & Madaxweyne Farmaajo oo Aaskiisa ka qayb galay SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) Guddoomiyaha Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay salaadda Janaasada oo lagu tukaday Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee dekedaha, gaadiidka cirka iyo dhulka marxuum Nuur Faarax. Marxuumka ayaa saaka ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo mudooyinkanba uu xanuunkiisa lagula…

Read More

“Waxaanu Shacbiga Somaliland u Cadaynaynaa In Aanay Waxba ka jirin Warar la Leeyahay Dad baa Xubno lagala Baxay, Hal qof oo Qarankan ka Maqani Ma jiro.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa meesha ka saaray jiritaanka warar bulshadu si wayn u hadal hayso oo la xidhiidha in Somaliland uu ka dilaaceen budhcad jidhka bini-daamka dhacaysaa. Wasiirka Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo lagu khalkhalgalino amniga dalka isaga oo guud ahaanba…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Komiishanku Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee Toddobaadkii hore uu Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku dhawaaqay. Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad ka jeediyey Casuumad uu Wasiirka Madaxtooyadu u sameeyay Garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay KULMIYE ahaan soo dhaweynayaan Natiijada…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Raysal Wasaare Xigeenka Turkiga SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxwenaha Jamhuuriada Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Madaxwene Farmaajo ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak , waxaana labada masuul yeesheen kulan muhiim ah ay uga wada hadleen…

Read More

”Mudane Madaxweyne Caruurta Somaliland way Ku Jecel Yihiin ee Adiguna Jeclow” Fariin uu Madaxweyne Siilaanyo u diray Wiil Yar oo uu Dhalay Weriyaha Xidhan ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil Yar oo uu Dhalay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo bil iyo dheeraad ah ku Jira Xabsiga Magaalada Hargaysa Iyadoo Xukun Maxkamadeed ku dhicin ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka Codsaday inuu Aabihii u Soo Daayo.

Read More

Shan Ruux oo Magaaladda Buuhoodle Ugu Geeriyooday Cudurka Shuban Biyoodka & Tiro aad u Badan oo u Jiifta

Buuhoodle 02. April 2017 (SDN/QJ):- Shan Ruux ayaa Ku Geeriyooday tiro kalena waxa ay u jiifaan Cibitaalada Magaalada Buuhoodle, kadib shuban Biyood baaxad leh oo ka dilaacay Deegaankaasi.   Madaxa Cibitaalka Gobolka Buuhoodle Dr Cali-Xukun Yuusuf Maxamed, oo ay La Xidhiidhay wakaaladda Wararka ee SOLNA Oo Warkan aanu ka Soo Xiganay Isaga Oo Ku sugan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Kormeeray Dhisme Cusub oo Loo Samaynayo Ciidanka Booliska Iyo Gaadiid Gaashaaman oo loo Keenay SAWIRO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynha JSL Md Axmed Maxamed maxmuud siilaanyo ayaa maanta kormeer ku tegay taliska guud ee Ciidanka booliska Somaliland, waxana uu soo kormeeray dhismaha cusub ee taliskaa loo dhisayo waxana uu ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayey gaadiid cusub oo lagu soo kordhiyey ciidanka booliska Somaliland.

Read More

Maxamud Xaashi iyo Maxamed Kaahin oo Wada Jir u Beeniyey inuu ka Dhexeeyo Loolan ku aadan Jagada Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa dafiray inuu jiro loolan ka dhexeeya guddoomiye-xigeenka KULMIYE oo ku saabsan hanashada guddoomiyaha KULMIYE, Muuse Biixi dabadii. Sidoo kale Maxamed Kaahin ayaa isna sheegay inay yihiin masuliyiin ay wada shaqayni ka dhaxayso. Wasiir Xaashi, oo hadal ka jeediyay madal shalay ay qabteen haweenka xisbiga…

Read More

Siyaasi Samaale Oo Ka Hadlay Xanuunka Tartanka Iyo Xummada Kursiga, Iftiimiyeyna Sababaha Tanaasulka Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay culeyska ay leedahay tartanka doorashadu iyo sababaha uu filayo inuu Madaxweyne Axmed-Silaanyo uga tanaasulay inuu mar labaad is sharaxo, iyo waliba kaalinta uu ka qaadan doono tartanka uu Muuse Biixi ugu tartami doono Doorashada jagada Madaxweynaha Somaliland ee la filayo inay qabsoonto dhamaadka sanadka…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Waddanka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Yimid Caasimada Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak . Wafdigan waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo masuuliyiin kale katirsan Dowlada Soomaaliya. Waxaa la filayaa…

Read More

Maxaad Ka Ogtahay Sahamiyeyaashii Mar Qudha Muuqooda la Waayay ee Dunnida? DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga. https://youtu.be/Fh6Xf9lE3W4

Read More

Golaha Wakiiladda Somaliland oo Dur Duro ku Ansixiyey Tiro Wasiiro ah

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Kal-fadhigii Golaha Wakiilada, oo uu guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo lagu ansixinaayey afar Wasiir oo ka mid ah Wasiiraddii ugu dambeeyey ee uu Madaxweynuhu magacaabo, kana maqnaa Kal-fadhigii hore ee lagu ansixiyey inta badan Wasiiraddii dhawaan la magacaabay. Wasiirka Qorsheyna ayaa mar uu…

Read More

Dawlada Jabuuti oo Bilowday Deked u Gaar ah Dhoofka Xoolaha & Asbaabaha Keenay

Djibouti 02. April 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa ku jirta dhismaha deked cusub oo ay ugu tallo gashay in laga dhoofiyo xoolaha nool ee taga dalka Sucuudiga iyo dalalka kale ee Carbeed. Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa dhawaan baahiyay in dawlada Djibouti dhisayso dekedda ugu weyn gobalka…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Bandhig-dhareed Lagu Qabtay Hargeysa DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Meel adag iska Taagay Bandhig dhareed lagu qabtay Caasimada Hargaysa Waxaanu Bulshada u soo Jeediyey Ahmiyadda ay leedahay in ILAAHAY loogu Mahad-naqo Nimcooyinkiiisa uu inna siiyey, maaddaama oo ILAAHAY (SW) uu inoo sheegay in Addoomada ugu Mahad-naqa Nimcooyinkiisa uu u kordhinayo. Sheekhu waxa…

Read More

“Haddii Qofka Wax loo Dhiibayo Yahay Mid Aqoon Badan oo Qallinka Wax ku Xadaya dee Waxba Hagaagi Maayaan” Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Guddi Uu Madaxweyne Silaanyo    Magacabay Ku Tilmamay Kuwo Khaayimiin Ah DAAWO

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Md. Khadar Xaaji Yuusuf Cabdillaahi, ayaa ka hadlay shuruudaha diinta Islaamku ogoshahay in lagu xusho qofka loo dhiibayo masuuliyad umadda ka dhaxaysa. Wasiir Khadar Xaaji Yuusuf waxa uu sheegay in diinteena Islaamku tilmaantay qodobada laga doonayo cidda loo igmanayo masuuliyad ummaddu leedahay ay ka…

Read More

”Hadii uu Madaxweynuhu Samaynayo Gudi Musdanbeed u ah Doorashada Markaas ha Qabto Doorasho uu Minxiis Ka Yahay”’ Xildhibaan Qabile

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada kana  tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu si  adag uga soo horjeestay guddiga mus-danbeed ah ee uu madaxweynuhu sheegay inuu u samaynayo guddiga doorashada. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo u waramay wargeyska Geeska…

Read More

“Waa in siyaasad qaangaadh ah aynu ku shaqaysano, oo aynu tartano, aqalkana gudihiisa ilaashano, kii helana muftaax loo dhiibo oo lagula shaqeeeyo, sidaas ayeynu ummad ku noqon karnaa.” Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Wefti Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumaddda Somaliland oo uu hoggaaminayey Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kormer ku samaayey dhismaha dugsiga Boodhinka ah ee Cadaadley. Dhismaha dugsigaasi oo gabogabo ku dhaw oo ay iska kaashanayaan Xukuumadda Somaliland iyo dadka deegaankaasi, ayaa waxa maanta booqasho ku tagay…

Read More

”Somaliland Dagaal Kulama Jirto Somalia Laakiin Hadii ay Dhacdo Waxaan Diyaar u nahay Difaaca Dalkayaga” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamay inaanay Somaliland wax dagaal ah kula jirin dalkii ay kala baxeen ee Somaliya, balse ay diyaar u tahay inay is difaacdo haddii qaranimadeeda lagu soo weeraro. Wasiir Sacad oo dalka Tanzania kaga qayb galay shir, ayaa isagoo saxafiyiinta kula hadlay magaalada…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Hanjabaad Adag U Dirtay Madaxda dhaqanka iyo Axsaabta Siyaasadda Ee Wax Ka Sheega Barnaamijyada Iyo Heshiisyada Ay Gasho DAAWO

Hargaysa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa digniin adag u dirtay madax dhaqameedka iyo dadka shacabka ah ee ka soo horjeeda heshiisyada caalamiga ah ee ay gashay. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha ee maamulka gobolada iyo degmooyinka Jaamac Cabdilaahi Biin oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in sharciga la marin doono cuqaasha iyo…

Read More