Webmaster

Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo Iska Fogeeyay Eedaymo Loo Jeediyey & Nuxurka Shirar ay La Qaateen Madaxweynaha DAAWO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Guddida Abaaraha ee Heer qaran Oo Shir Qaatay Saddex Maalmood oo ay la yeesheen Madaxweynaha iyo Qaybo ka Mida Xukuumada ayey Xalay ka Soo baxeen Go’aamo lagama maarmaan u ah xaalada Abaaraha ee dalku ku jiro iyo Jawaabo ay iskaga Difaaceen Dadka Guddida Eedaymaha u Jeediya.

Read More

Kooxda Xidigaha Geeska oo 1 Gool & Eber Kaga Badiyey Suxufiyiinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska iyo Suxufiyiinta Somaliland ayaa Galabta Isaga Hor Yimid Ciyaar Saaxiibtimo oo Ku dhex martay Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium. Ciyaartan oo ahayd Mid Xiiso Gaar ah leh waxaa Ujeedada Laga Lahaa ay tahay Sidii Qaadhaan Lacageed Loogu Uruurin lahaa dadka ay abaaruhu Saameeyeen ee Somaliland. Qaybtii Hore ee…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Soo Bandhigay Cilmi-baadhis Aqooneed oo ay Ku Sameeyeen Dhibbaatooyinka iyo Mugdiyada Ku Gedaaman Saldhigga Milatari ee Berbera DAAWO+SAWIRO

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay isla mar ahaantaana uu Xisbiga WADDANI ku soo bandhigaayey cilmi-baadhis xeel dheer oo ay ka soo sameeyeen dhibbaatooyinka, sharci darrada iyo weli ba mugdiyada ku gedaaman saldhigga Milateri ee dawladda Imaaraadka Carabta laga siiyey Madaarka magaalada Berbera ee Somaliland, ayaa maanta ka qabsoontay hoolka shirarka…

Read More

Nuxurka Khudbad uu Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Ka Jeediyey Ka Xarunta Lagu Falan-qeeyo Arrimaha Siyaasadda Caalamka ee Chatham House DAAWO/SAWIRO

London 16.March 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna guddoomiyaha xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo maalmahii ugu dambeeyey martiqaad casuumadeed ku joogay dalka Ingiriiska ayaa shalay khudbad taariikhiya oo dhinacyo badan taabaneysa ujeediyey aqalka caanka ah ee lagu falanqeeyo Siyaasadda adduunka ee Chatam House oo ku yaalada magaalada London ee dalka Ingiriiska….

Read More

Fanaanka Nimcaan Hillaac oo Ku Xidhnaa Dalka Sudan  oo ganaac lacageed lagu sii daayay

Khartuum 16.March 2017 (SDN/QJ):- Maxakamadda ku taalla xaafada Deeym ee magaalada Khartuum ayaa sii daysay fanaanka dhallinyarada ah ee Nimcaan Hillaac ka dib markii uu bixiyey lacag ilaa 1100 dollar ah oo lagu ganaaxay. Nimcaan Hilaac oo lagu eedeeyey inuu baal maray cashuur bixinta dowladdu xaq ugu leedahay dadka munaasabadaha ku qabsada Sudan ayey ciidamo…

Read More

Cabashadii Shaqaalaha Dekedda Berbera Oo La Soo Afjaray Iyo DP World Oo Ballan-qaaday CAYMISKA Shaqaalaha

Hargaysa 16.March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in la soo Afjaray Khilaaf dhanka Mushaharaadka ah oo soo kala dhex-galay Shirkadda DP World ee Gacanta ku haysa Maamulka Dekedda Berbera iyo Shaqaalaha Dekedda Berbera. Toddobaadkan ayaa khilaaf dhinaca Mushaharka ahi wuxuu soo kala dhex galay Maamulka DP World u qaabilsan Dekedda Berbera iyo Shaqaalaha Dekedda, qaybta…

Read More

Soomaaliya Oo Si Furan U Soo Bandhigtay Saldhig Turkigu Ka Dhisanayo Muqdisho Iyo Somaliland Oo Si Weyn Ugu Kala Qaybsan Saldhigga Imaaraadku Ka Dhisanayo Berbera

Muqdisho 16.March 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay Sawirrada Saldhigga Milletari ee Dawladda Turkigu dhismihiisa ka waddo Xeebta Jaziira ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Saldhigga Dawladda Turkigu ka waddo Muqdisho oo Sannadkii u dambeeyay la bilaabay, ayaa dhismihiisu marayaa heer gebogabo ah, waxaana ku sugan Saraakiil ka mid ah Milletariga ee Dalka…

Read More

Kooxda Xidigaha Geeska oo Xubinimadii Kooxdaasi ka Saaray Fannaaniinta Yurub Geenyo,Nimcaan Hilaac, Hodan Cabdiraxmaan, yuusuf Hanad Sidoo Kalena Kooxda Ku Soo Celiyey Fannaan Maxamed Bk Iyo Xubno Kale DAAWO

Hargaysa 16. March 2017 (SDN/QJ):- Koox Fanneedka Xidigaha Geeska ayaa Shir ay Ku Yeesheen Magaaladda Hargaysa Waxay Ku Shaaciyeen Xubno ay Ka Saareen Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Shakhsiyaad Kale oo ay Ku Soo dareen.

Read More

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Ka Hadlay Siraha Ku Duugan Socdaal uu Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenku Ku Tageen Imaaraadka DAAWO

Hargaysa 16. March 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Ka Hadlay Wefti  uu Hogaaminayay  Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somalland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Socdaal Ku Tegay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta. https://www.youtube.com/watch?v=BSpQTAnJoKU

Read More

Shacabka Somaliland sannadkii 2010 waxay u kala safan jireen aragtiyo siyaasadeed, haddase waxa loo kala saftaa aragtiyo qabiil

Hargaysa 16. March 2017 (SDN/QJ):-Xaaladda ay marayso Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ah xaalad qalafsan oo ka dhalatay hoggaaminta siyaasadeed ee lixdii sannadood ee u dambeeyay, waxaanay u muuqataa inay u baahantahay hoggaamin firfircoon oo shacabka midaysa, soona celisa rajadii dadka reer Somaliland. Sicir bararka ayaa wuxuu u muuqdaa mid aan weli daawadiisii xukuumadu helin, waxaana talabooyinkii…

Read More

Magaalada Muqdisho Oo Laga Mustaafuriyey Laba Nin Oo U Dhashay Dalka Kenya

Muqdisho 16.March 2017 (SDN/QJ):-Ciidammada Laanta Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa Shalay Magaalada Muqdisho ka Musaafurisay labo Nin oo u dhashay Dalka Kenya, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Sharci-darro ku joogeen halkaasi. Labadan nin ee la masaafuriyay ayaa waxaa gacanta ku dhigay saraakiil ka tirsan Ciidammada Laanta socdaalka qeybteeda dabagalka, waxaana maanta dib loogu celiyay dalka…

Read More

Maxbuus Ku Xidhnaa oo Xabsiga Mandheera Ku Geeriyooday

Hargaysa 16. March 2017 (SDN/QJ):-Waxa dhawaan geeriyooday Marxuum ka tirsanaa maxaabiista ku xidhan xabsiga magaalada Mandheera. Wasiirka cadaaladda Axmed Faarax Cadare, ayaa shalay saxaafadda u xaqiijiyay geerida maxbuuskaas, wuxuuse ku dooday in maxbuusku muddo xanuunsanayay. Maxbuuska ayaa ahaa 29 jir, wasiirka oo ka hadlayaana wuxuu yidhi  “Maxbuuskaasi wuu xanuunsanayay, qofkii caafimaad qabay ayaa xataa, dhimanayay,…

Read More

Xukuumadda Oo Ku Hafatay Sababtii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Looga Hor-Istaagay Kulan Ay Hargeysa Ku Qabanayeen DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye oo waraysi siiyay telefiishanka HCTV ayaa ka hadlay kulan Shalay xisbiga WADDANI damacsanaa inuu ku qabto hoteel Maansoor oo laga hor-istaagay, iyo sababta Keentay. Wasiiru-dawlaha Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxmaed Muuse Diiriye, ayaa waraysi kulul oo uu la yeeshay Weriye Xamse Cali Bulbul…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Sideed Ku Noqon Kartaa Qof Dadka Saamayn Ku Leh”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Guddomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland oo Golaha wakiilada Ka Codsaday inay xeerarka kaga xidhan u Ansixiyaan DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Khadar Dhoobaale ayaa Waxaa Maalintii Shalay uu Khudbad ka Jeediyey Fadhi ay Lahaayeen Golaha Wakiiladda Somaliland Isla Markaana Markii Danbe ay Mudanayaashu Cod Aqlabiyad ah Ku Ansixiyeen. https://www.youtube.com/watch?v=aFMCwuK3xYs&feature=youtu.be

Read More

 ‘’Maxkamadda Sare Ayaan u Gudbinaynaa Dacwada Naloogu Diiday Xafladaas Markaas ama Maxkamada iyo Garsooruhu waxay La Mid Noqon Doonaan Garyaqaanadii Ka Hor Yimid Amarkii Madaxweyne Trump Amase…’’ Xuseen Axmed Caydiid DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Garyaqaan Xuseen Axmed Caydiid ayaa si adag u durey nidaamka iyo jahada ay immika xukuumadda KULMIYE ku waddo dalka. Xusseen Axmed Caydiid oo ka mid ah saraakiisha sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadley tallaabo ay Shalay xukuumadda KULMIYE…

Read More

Sil Silad Suugaaneedka Miinleyda ee Duruufaha Somaliland Ku Gadaaman oo Haatan Maraysa Afar Maanso DAAWO

Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Waa maansadii Madacale oo uu Tiriyey Abwaan Daah Gaas Isla Markaana uu Ka Soo Hor Jeedo Dareenada ay Maansada SilSilada ah ee Miinlayda ah Ku Soo Bandhigeen Abwaan Xasan Weedhsame Iyo Abwaan C.laahi Xasan Ganay oo Doodoodu ahayd Maansooyinka Mudduci Iyo Marag. Maansada Marag ee Abwaan Daaha Gaas Maqal Haboon…

Read More