General Jaamac Maxamed Qaalib oo Iska Baraxay Eedaymo loogu Jeediyey Qaabkii uu Ugu Markhaati Furay Saraakiishii Somaliland ee Sameeyay Inqilaabkii Fashilmay 1961kii DAAWO
London 14. March 2017 (SDN/QJ):- General Jaamac Maxamed Qaalib oo Ku Magac Dheer Jaamac Yare ayaa ka hadlay Waxa uu ka Ogaa Inqilaabkii Fashilmay ee Saraakiishii Gobolada Waqooyi oo ah Maanta Somaliland ay Sameeyeen Sannadkii 1961kii, Iyadoo Qaar ka Mid ah Xubnihii Inqilaabka Fuliyey ay ku doodeen in Jaamac Yare uu Ku Markhaati Furay Saraakiishooda…
