Webmaster

Raisul wasaaraha Somalia Mr Khayre oo amar ka soo saaray dhismayaasha ka socda agagaarka garoonka Aadan cadde (Akhri)

Muqdisho 13. March 2017 (SDN/QJ):- Raisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa soo saaray wareegto lagu joojinayo dhamaan boosaska sida sharci darrada ah loo kala iibsanayo & dhismayaasha ka socda agagaarka garoonka dayuuradaha Aadan cadde. Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in lagu xad gudbay xeyndaabkii garoonka dayuuradaha, isagoo xusay in guddi arintaas baaritaan ku…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Digniintii Ugu Cuslayd Ka Soo Saartay Gaajada Ka Dhalatay Abaaraha

New York 13. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxa hawlaha bani’aadminimada ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay in dunidu ay waajahayso dhibaatadii bani’aadminimo ee ugu weynayd tan iyo markii la aasaasay Qaramada Midoobay 1945kii. Stephen O’Brien ayaa u sheegay Golaha ammaanka in tiro ka badan 20 Milyan oo qof oo ku nool afar dal oo kala ah Suudaanta…

Read More

Maxay Ku Dhamaatay Sheekadii Malxiisada ee Hargaysa Ka Dhacday?

Hargaysa 13. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ka dhacday arin dad badan layaab iyo amakaag ku noqotay kadib markii gabar la guursaday ay malxiisad ka dhigtay nin ay horey saaxiibo u ahaayeen xariir jaceylna uu ka dhaxeeyay.   Ciidamada booliiska magaalada Hargeysa ayaa xabsiga dhigay ninka Malxiiska iska soo dhigay…

Read More

Xidhiidhkii Dublamaasiyadeed ee Turkiga & Waddamo badan oo Ka Tirsan Qaarada Yurub oo Meel Halis ah Maraya Iyo Sababta Keentay

Ankara 13. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa sii xumaanaya xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeyay Dowladaha Turkiga iyo Holand, waxaana hada khilaafka u dhaxeeya labadaasi dowladood uu marayaa meel aad u xun .   Dowlada Holand ayaa shalay u diiday Wasiirka Arimaha dibada Turkiga Mevlut Cavusoglu in uu dalkaasi diyaarad ku soo galo kana qeyb galo isku…

Read More

Maraykanka: Lamaane Is-qaba Oo Isku Ciidan Ah Weliba ah Duuliyeyaal Dagaal & Dhibaatada Soo Wajahda!!!

Washington 13. March 2017 (SDN/QJ):- Lamaane is qaba oo u dhashay Dalka Maraykanka ayaa waxa ay is guursadeen iyaga oo is jecel, balse nasiib wanaag nooloshoodu iyo wehelkoodu kuma eekaan oo kaliya guriga, laakiin wuxuu nasiibku siiyay in ay wada dagaalamaan oo ay ka mid noqdaan iyaga oo is qaba Ciidamada Cirka ee Dalka Maraykanka….

Read More

Deraasad: Dhabar Xanuunka Waxa Lagu Daweyn Karaa Rukuucda Iyo Sujuudaha Salaadda

Riyadh 13. March 2017 (SDN/QJ):- Daraasad cusub oo ay soo saartay majallad ka faalloota Nidaamka farsamada iyo warshadaha ayaa lagu sheegay in dhabar xanuunka ay dareemaan inta badan dadka lagu daweyn karo qaababka Rukuucda iyo Sujuudda haddii loola yimaaddo qaabka ugu saxan ee Rukuucada iyo Sujuudda. Daraasaddu waxay sheegtay in salaaddu ayna daweyn xanuunada jidhka…

Read More

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Farmaajo oo Ku Baaqay Salaad Roob Doon ah Bulshadana u Soo Jeediyey Inay Is Cafiyaan DAAWO

Muqdisho 12. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in maalintaTalaadada ah ee soo socota ay tahay Maalinta Alle-bariga iyo Roob-doonta. Madaxweynaha ayaa baaqan jeediyay keddib markii uu kulama dhawr ah la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Culumada Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in loo baahanyahay in…

Read More

Tageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Musharaxa Madaxwayne ahna Gudoomiyaha XisbigaUcid Eng Faysal Cali Waraabe+Sawiro

London12March17(SDN/QJ)Tageerayaasha Xisbiga UCID  iyo Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharaxa Madaxwayne Mudane  Faysal Cali Waraabe Xafladan oo ka dhacday galbeedka Magaaladda London waxa kasoo qaybgalay Xubanaha Xisbiga ee Heer Qaran iyo Gobolada ay ka kooban Tahay Wadankan Uk iyo Gudoomiyaha Jaaliiyada Somaliland  iyo Qaybo ka Mida …

Read More

Musharax Cirro Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Bari Ugu Kicitimayo Dalka Boqortooyada Ingiriiska Iyo Faaf-faahin Uu Ka Bixiyey Nuxurka Khudbad Caalami Ah Oo Uu Ka Jeedin-doono Xarunta Chatham House DAAWO

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna  musharax  Madaxweyne ee Xisbi  Mucaaradka ah ee  WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa ka haddlay socdaal uu isniinta  beri ah ugu baxayo dalka ingiriiska, gaar ahaana magaalada London, iyadoo uu musharax Cirro uu martiqaad rasmi ah ka helay xarunta lagu falaqeeyo Siyaasada ee loo yaqaano Chatham…

Read More

Prof Ismaaciil Buubaa oo Shaaciyey in Beesha Caalamka ee Taageerta Dimuquraadiyada Somaliland ay Jareen Qayb Weyn oo Ka Mid ah Dhaqaalihii ay Somaliland Ku Caawin Jireen DAAWO

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):- Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Sheegay in Beesha Caalamka ee Taageerta Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland ay Gooyeen Qayb ka Mid ah Dhaqaalihii ay Ku Caawin Jireen Nidaamka Geedi Socodka Doorashooyinka Somaliland.

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay inuu Xisbiga Ucid Ku Wareejinayo Wasiirka Awooda Badan ee Madaxtooyada Maxamud Xaaji Cabdi

London 12. March 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, wuxuu ka jawaabay warar sheegaya inuu guddoomiyenimada xisbiga UCID ku wareejin doono wasiirka awooda badan ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, marka ay doorashadu soo dhawaato. Eng. Faysal, oo isagoo jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska, u waramay weriye Xamse Cali Bulbul oo ka…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Sadex Cisho Kadib Markii ay Shirkada DPW ku Wareejisay Maamulka Dekeda Berbera Dhaqan Gelisay Cashuur 100% Ka Badan Tii Hore

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera, waxa ay dhaqan gelisay cashuur aan hore loo qaadi jirin oo laban-laab ka badan cashuurta ay qaadi jirtay ee ay hadda ku beddeshay. Warqad si toos ah ay wasaaradda…

Read More

“Haddii laanta af Soomaaliga ee BBC-du ku guuldaraysato hanashada dhegaysteyaashayada Somaliland, ma aha Sababtu in khaladku ka yimid Agaasimaha guud ee BBC-da, ee dhibaatadu cidda ay ka timid waa laanta afsoomaaliga ah ee BBC-da’’ Agaasimaha BBC DAAWO

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxa qeybta Afrika ee BBC World Service, Mr. Solomon Mugera iyo Madaxa laamaha Soomaaliga iyo Sawaaxiliga ee BBC World Service, Mrs. Carolina Korbia, oo Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), kula kulmay xafiiskiisa, ayaa sheegay inay Somaliand u yimaadeen si ay ugala hadlaan dacwadii xukuumadda Somaliland ay dhawaan…

Read More