Hindiya : Dugsiga Waxbarasho Oo Loo Diiday Haweenka Ay Da’doodu Ka Yartahay 60 Jir !
Delhi 14. March 2017 (SDN/QJ):- Waxbarashadu waa u muhiim horumarka nolosha Aadmiga, waana inaad ku dadaashaa maalin kasta oo noloshaada ka mid ah. Dugsiga Ajibaica Shala School ee ku yaalla Dalka Hindiya gaar ahaan Tuulada Vangen ayaa waxa wax lagu baraa haweenka ay da’doodu tahay 60 jir ama ka weyn, sidoo kale dugsigan ayaan loo…
