Webmaster

Marwo Faadumo Siciid Oo Kashiftay In M. Siilaanyo Intii Uu Maqnaa Aanu La Kulmin, Soo Dhaweyna Ka Helin Jaaliyadda Somaliland Ee UK, Safaradii Daahir Rayaalena Bar Bar Dhigtay

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Faadumo Siciid Ibraahim oo ah Taliyaha Arimaha Dibada ee Musharaxa Xisbiga WADDANI ayaa Nasiibdaro ku tilmaamantay inaanu Madaxweyne Siilaanyo wax soo dhawayn ah ka helin islamarkaana aanu la kulmin Jaaliyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Ingiriiska,Waxa ay safarkani Siilaanyo ku tilmaantay dhaqan inagu Cusub oo aanay fahmi karin ujeedkiisa,Waxa ay…

Read More

Somaliland Oo Noqotay Qashin-Qub Lagu Soo Daad-Gureeyo Raashinka Iyo Daawooyinka Tayada Xun Oo Dib Taariikh Cusub Loogu Sameeyo + Caafimaad darro

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan dhibaatooyinka caafimaad ee shacabka reer Somaliland ay ka dhaxalayaan cuntooyinka iyo daawooyinka tayada xun ee dalka sida la doono loo soo galiyo wakhti aanay jirin hay’ad kantaroosha tayada iyo bad-qabka daawooyinkaasi iyo raashinkaasi ayaa waxa waddanka Imaaraadka Carabta naga soo gaadhay…

Read More

Ma Dhabbaa In Dalal Uu Ka Mid Yahay Denmark Dhimeen Xaddigii Dhaqaale Ee Uga Qorshaysnaa Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF?

Denmark 12. March 2017 (SDN/QJ):-Kadib dib u dhacyo badan oo la xidhiidha doorashooyinka muddo dhaafay ee Somaliland, xaaladaha Musuqmaasuq iyo dawlad xumada ku habsatay Somaliland ee saamaynta ku yeelatay xidhiidhkii caalamiga ahaa ee dalkani la lahaa beesha caalamka gaar ahaan daneeyayaasha nidaamka dimuquraadiyadeed ayaa keentay in dawladihii ku bahoobay maal-galinta Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF…

Read More

Ururka Al-Shabaab oo shaacisay iney dib u howlgelineyso mashruucii caan baxay ee Faanoole

Muqdisho 12. March 2017 (SDN/QJ):-Al-Shabaab ayaa sheegtay iney Markii ugu horraysay tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya ay dayactir ballaaran ku sameynayso Mashruucii caan baxay ee Faanoole.   Munaasabad ballaaran oo ka dhacday gobolka Jubba dhexe ayaa xarigga looga jaray mashruuc dhaqaale malaayiin dollar ah uu ku baxayo oo dib loogusoo noolaynayo…

Read More

Nin Shiinays Ah Oo Qaatay Diinta Islaamka Oo Xalay Tawxiidka Loogu Laqimay Masaajid Ku Yaalla Hargeysa

Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Koox ka mid ah Culimada iyo odayaasha wax-garadka ah ee Masaajidka Jaamacal Khayr ee Xaafadda Qudhac Dheer ee Degmada Maxamuud Haybe caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa Ashahaadada u qabtay tawxiidkana u laqimay Dalxiise Shiinays ah oo muddoba ku sugan Caasimadda Hargeyda.   Ninkan Shiinayska ah oo la sheegay in uu isagu…

Read More

C.Kariin Axmed Mooge oo Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ka Dalbaday inuu Dalka Geliyo Xaalad Deg Deg ah

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa Warqad Furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Taas oo uu Kaga Dalbaday inuu Dalka Geliyo Xaalad Deg Deg ah Maadaama Heerka abaartu Marayso ay Tahay Halkii ugu Xumayd. Cabdi Kariin Axmed Mooge ayaa Qoraal…

Read More

Somaliland Iyo Madaxda Ugu Saraysa ee Idaacadda BBC-da oo Ka Wada Hadlay Dacwad ay Xukuumadda Somaliland ka Gudbisay Laanta Afka Somaliga & Qodobada la Isku Afgartay DAAWO

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) Ayaa Xafiiskiisa Kula   Kulmay Madaxda Idaacada Bbc-Da Ee Bariga Iyo Badhtamaha Afrika, Iyagoo Ka Wada Hadlay  Cabasho Somaliland  Ka Gudbisay Laanta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Ee Bbc-Da Oo Ahayd In Aanay Dhex Ka Ahayn Wararka Iyo Barnaamijyada Ku Saabsan Somaliland Ee Ka…

Read More

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Shaaciyey inay Maxkamad Ku Soo Oogayaan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Iyo Waxyaabaha ay Ku eedaynayaan DAAWO

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Tirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiiladda Somaliland Isla markaana ka Mid ah Xildhibaanada Wakhtigan ku abtirsada Xisbiga Waddani ayaa Sheegay inay Dacwad ku soo Oogayaan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan.

Read More

Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda oo Lagu Ansixin Lahaa Xeer Muran Badan Dhaliyey DAAWO

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Waxa Hadheeyay Buuq iyo Sawaxan Kadib Markii Mudanayaashii fadhigaasi ka soo Xaadiray ay Qaadaceen Xeerka Bangiyada Islaamiga ah oo ay Sheegeen inuu Yahay Mid Keenaya Ribo. Sidoo Kale Mudanayaal…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Ka Hadlay Saamaynta ay Ku Keenayso Xidhiidhkii S.land la Lahayd Beesha Caalamka Mudo Kordhinta Guurtidu Samaysay

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, ayaa ku dooday inaanay muddo kordhintan cusubi dhibaato iyo dhaawac u gaysanayn xidhiidhka Somaliland iyo beesha caalamka oo aad uga soo horjeestay muddo kordhin mar labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo. Wasiir Sacad oo shalay waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale…

Read More

“Heshiiska Saldhigga Berbera Waa Digo Iyo Dambas” Sh. Aadan-Siiro

Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcihii Shalay kaga hadlay Mushkiladda ka dhalata haddii Hoggaanka Muslimiintu ay Shacabka ay u taliyaan ku Maamulaan BEEN, isagoo taasi barbar-dhigaya Xaaladaha Maanta ka jira Somaliland. Sheekha ayaa sidoo kale Khudbaddiisa kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Wareejinta Dekedda…

Read More

Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulamo Xasaasi ah la Yeeshay Maamulka Gobolka Sool,Guddida Abaaraha & Arrimaha Laga wada Hadlay DAAWO

Laascaanood 10. March 2017 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Socdaal Shaqo ku Jooga Gobolka Sool ayaa Maanta Kulan balaadhan la qaatay Maamulka Gobolka,Guddida Abaaraha & Qaybaha Bulshada ku dhaqan Magaaladda Laascaanood.

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Xal Ka Gaadhay Shaqaaqo u dhaxaysay Laba Beelood oo Dega Gobolada Salal Iyo Galbeedka Maroodijeex & Nuxurka Go’aamo ay ka Soo Saartay DAAWO

Hargaysa 10. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka Tirsan Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland ayaa Si rasmi ah Heshiis u dhex dhigay Laba Beelood oo Walaalo ah oo Dega Gobolka Salal iyo Galbeedka Gobolka Maroodijeex oo Sannadkii tegay ay Xurgufi dhex martay.

Read More