Webmaster

Dhaqaaqyadii Ugu Dambeeyay Ee Golaha Guurtidu Kaga Go’aan Gaadhayso Mudo Kordhinta Labaad Ee Loo Samaynayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ee Miiska U Saaran

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Golaha Odayaasha Somaliland ee Guurtida oo ay Hawlmaalmeedkooda ka mid tahay islamarkaana iyagu awooda u leh Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa marka ay duruufti timaado ayaa wararka naga soo gaadhayaa ay sheegayaan inay gabo gabo kujiraan inay Go’aan cad ka soo saaraan mudada ku haboon qabsoomida Doorashada Madaxweynaha…

Read More

Ururka Qareennada oo ka Hadlay Xadhigga Afhayeen Axmed Xuseen, Taageerayna Dib-u-habayn Booliska Somaliland lagu sameeyo DAAWO

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in xorriyaddiisa loo soo celiyo Afhayeenkii Xarunta Xuquuqda Aadamaha ee Hargeysa Axmed Xuseen oo dorraad lagu xidhay magaalada Hargeysa, kaasoo ay sheegeen Qareennadu in qaabka loo xidhay tahay mid ka baxsan nidaamka Sharciga ah ee dalka u yaalla. Afhayeenka Xarunta…

Read More

‘’Maantana Duqdeenii Dihataye Maxay Dhali? Ma Siday Doraataba Markii Sheekhu Daakiray Weeraha u Ducatay Maantana Dugaag Dhali? Mise…’’ Dardaarankii Abwaan Ibraahin Gadhle & Ifafaalaha Doorashada Maanta ee Somalia DAAWO

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Somaliyeed Mudo 25 Sano ah ayay ku Jiraan Dawlad La’aan, Xasilooni daro iyo Duruufo Qalafsan oo Nololeed. Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho ka Dhacaysa Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Somalia. Alle Naxariistiisii Janno ha ugu Deeqee Abwaan Ibraahin Sheekh Saleebaan oo loo yaqaannay Ibraahin-Gadhle ayaa Maansada Dirsooc Wuxuu Ku Cabiray Dareenada…

Read More

‘’Anigaa Cadaynaya In Muuse Biixi aanu Wax Shuqul ah Ku Lahayn Khilaafkii Xisbiga Ucid, ,Wax New UCID la yidhaahdo oo meel kale galayna ma jirto’’ Cali Guray DAAWO

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey) oo isagu hore xisbiga UCID u ahaa guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad, ayaa Mar uu Ka Hadlayay Xafladii Midowga Kulmiye & Garabkii Jamaal ee Xisbiga Ucid Waxa uu sheegay in garabkii Jamaal Cali Xuseen ahaayeen laf-dhabarta xisbigoodii, isla markaana iyagoo isku dhan ay si midaysan ugu biireen xisbiga KULMIYE,…

Read More

Khudbaddii Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ka jeediyey xafladdii loo qabtay Garabkii Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyey garabka uu hoggaamiyo Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga la midoobay, kuwaas oo uu ku biiritaankooda ku tilmaamay inuu yahay mid taariikhi ah, isaga oo kala mid dhigay dhacdooyin muhiim ah oo dalka maanta ka dhacay, “Waxaannu aad iyo aad u…

Read More

“Siyaasaddu kolba dhinac bay isku rogtaa, annaguna ka masuugi mayno xisbiga KULMIYE haddii uu talada dalka qabto oo marka dambena uu Muuse Biixi Cabdi ku fadhiisto kursiga’’ Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Murrashaxii hore ee madaxweynaha ee xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen oo isagu hoggaaminayey garabkan sida rasmiga ah ula midoobay xisbiga KULMIYE, ayaa shaaciyey in ujeeddadiisu ahayd sidii uu dalku guul u gaadhi lahaa, balse aanay macno weyn u lahayn inuu gaadho hankii uu lahaa ee ahaa inuu dalka hoggaamiyo,…

Read More

“Donald Trump Waa Nin Wanaagsan Oo Halyeey Ah Oo Ummadda Islaamka La Shaqaynaya….” Sh. Aadan-Sunne

Hargaysa 08. February 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sh. Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay go’aanka uu Madaxweynaha Maraykanku ku xayiray Dadka Toddoba dal oo Muslimiin ahi inay u safri karaan Maraykanka. Sheekha Aadan-Sunne, waxa uu ku soo qaatay go’aankaas Trum, waxaanu sheegay inuu Trump yahay Halyeey la…

Read More

Facebook, Google iyo Shirkado kale oo waa weyn oo Dacwad ka gudbiyay Madaxweyne Trump

Washington 08. February 2017 (SDN/QJ):- Shirkadaha ugu waa weyn dhinaca teknooligiyadda Mareykanka sida Apple, Facebook iyo Google ayaa maxkamadda geeyay dacwad ka dhan ah xayiraadda socdaalka ee Madaxweyne Trump. Waxay ku doodayaan in xayiraadaasi ay dhaawac adag gaarsiisay ganacsiga Mareykanka.   Ku dhawaad 100 shirkadood ayaa saxiixay dacwaddan oo la geeyay maxkamad racfaan oo ku…

Read More

Murashax Xasan Sheekh Maxamud oo Shalay Galab Muqdisho Ku Soo Bandhigay Tirada Xildhibaanada ee Codka Siin Doona & Nuxurka Dardaarankiisa DAAWO

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Soo dhamaaday Maalmo Olole Iyo Kaanbayn Lagu Kala Jiidanayay Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamanka Somalia Waxaa Maanta loo Balansan Yahay Doorashada Madaxweynaha Somalia ee Afarta Sanno ee Soo Socota. Hadaba madaxweynaha Wakhtigu ka dhamaaday ee Somalia ahna Murashax Mar Labaad raba in la doorto Xilkan Mudane Xasan Sheekh maxamuud…

Read More

Maxkamada Racfaanka ee Federaalka Maraykanka oo Dhageysaneysa Kiiska Amarka Trump

Washington 08. February 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda racfaanka ee federaaliga Mareykanka ayaa Bilowday ineey dhageysato doodo ku saabsan dacwad laga gudbiyey amarka madaxweyne Donald Trump ee dalkaan ka mamnuucayey inay soo galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta 7 wadan oo Muslim ah.   Maxkamadda ayaa dhageysan doonto qareenada labada dhinac ee kiiskan isku heysta.   Gobolada Washington iyo…

Read More

Murashax Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Cadeeyay In Doorashada Maanta uu Ka Dareemayo Musuq Maasuq Balse Muujiyey Keni adayg Siyaasadeed

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka mid ah musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha Somalia oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha ee Maanta oo Arbaco ah ka dhaceysa caasimada dalka. Shiikh Shariif ayaa niyad wanaag ka muujiyey doorashadan oo ay ku tartamayaan 22 musharax…

Read More

Toban Murashax oo ka mid ah Siyaasiyiinta u Tartamaya Maanta Doorashada Madaxweyne oo Isku Biiraya & Sida ay Isbedel Ku samayn karaan DAAWO

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Muqdisho Ka Dhacaysa Maanta Doorashada Madaxweynaha Somalia,Hadaba Waxaa Shir Xalay Ku Yeeshay Magaaladda Muqdisho Ilaa Toban Murashax oo Ku Heshiiyey Si ay isbedel u dhaliyaan in Wareega 1aad Murashaxooda ugu Sareeya ay Codkooda Ku Biiriyaan. https://www.youtube.com/watch?v=K0aaV2IyHv0

Read More

Musharaxiin Madaxweyne oo Isbaheysi sameestay iyo Xog ku aadan qorshaha ay ku heshiiyeen

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Warar hoose aan helnay ayaa tilmaamaya in Musharaxiinta Madaxweyne qaar badan oo kamid ah ay sameesteen isbaheysi ay doonayaan in ay kula dagaalamaan Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Doorashada Maanta Ka Socota Magaaladda Muqdisho.   Musharaxiintan ayaa aaminsan hadii ay Isbaheysi sameestaan ayna si dhab ah isu taageeraan in ay ka…

Read More

Tirada Dadka Loo Qoondeeyay inay Ku Sugnaadaan Hoolka ay Ka Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Cusub ee 4-ta Sano ee Soo Socda Somalia Hogaamin doono & Halka ay Ka Kala Imanayaan DAAWO

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda Muqdisho ka Dhacaysa Doorashada Madaxweyne ee Somalia Waxaa Loo Qoondeeyay inay Hoolka ay Doorashadu ka dhacayso Soo Galaan 329 Xildhibaan golaha shacabka iyo aqalka sare,24ka Musharrax Madaxweyne iyo 24 kooda kaaliye, Inkasta oo Tirada Murashixiinta ay Laba Ka Mid ahi Tanaasuleen,Suxufiyiinta gudaha iyo dibadda oo ka kooban…

Read More

Maxaad kala socotaa musharaxiinta ay kala taageerayaan madaxda maamulka goboleedyada?

Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Inta badan madaxda maamul goboleedyada dalka oo shalay illaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa door weyn ka cayaaraya ololaha doorashada madaxweyne ee ka socda caasimada dalka. Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo Axaddii yimid Muqdisho ayaa ilo ku dhow sheegayaan inuu taageerayo Murashaxnimada Cumar C/rashiid. Gaas ayaa la…

Read More

Xildhibaan Sheegay inuu Wax Ku Dooran Doono Daraasad ay Siiyeen Bulshada uu Matalo si uu u Rumeeyo Rabitaankooda ee Doorashada Maanta ee Madaxweynaha Somalia DAAWO

Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay barnaamij uu ku aruurinayay aragtida dadka Soomaaliyeed uu matalo kuwaa uu ku weediinayay cida mudan in uu codkiisa siiyo.   Waxa uu sheegay Xildhibaanka in uu aruurinayay aftida dadka Soomaaliyeed uuna ku ogaanayay cida…

Read More

Madaweynaha Nigeria oo ka Dalbaday Baarlamanka Muddo-kordhinta Fasax Caafimaad oo ka dhammaaday

London 08. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo dalka Britain u jooga Safar caafimaad, ayaa Baarlamaanka dalkiisa ka dalbaday inay u kordhiyaan wakhtiga fasixiisa oo Isniintii ku dhammaaday, ka dib markii ay Dhakhaatiirtu u sheegeen in loo baahan yahay inuu sugo natiijooyinka baadhitaankiisa Caafimaad. Madaxweyne Buhari, ayaa dalka Nigeria ka tegay laba…

Read More