Webmaster

“Warbixin Dhiiga ku kicisay Madaxweyne Donald Trump iyo Hanjabaad uu u diray Saxaafada dalka Mareeykanka DAAWO

Washington 25. January 2017 (SDN/QJ):- Inta badan Saxaafada Caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Mareeykanka ayaa dhiiga ku kiciyay madaxweynaha cusub ee dalka Mareeykanka Mr.Donald Trump kaas oo iminka hanjabaad cusub bilaabay . Telefishinada gudaha dalka Mareeykanka ayaa soo bandhigay cadeeynta Muuqaalo ay soo aruuriyeen xiligii la caleemo saarayay Madaxweyne Barack Obama taas oo eheed…

Read More

Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia oo si rasmi ah loo magacaabay (Akhriso Magacyada)

Muqdisho 25. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha Somalia.   Guddiga oo ka kooban 16 xubnood oo isugu jira labada aqal ee Baarlamanka ayaa wareegtada lagu sheegay in gudDoomiye Jawaari uu magacaabay guddIga ka dib wada tashi uu la yeeshay xubnaha labada…

Read More

Labada aqal ee Baarlamanka oo kulankoodii ugu horeeyey ku leh Muqdisho & Mooshin la horkeenay

Muqdisho 25. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada iyo gudoonka labada aqal ee baarlamanka Somalia ayaa magaalada Muqdisho waxaa uga furmay kulankoodii ugu horeeyey. Kulankan oo ay soo xaadireen ku dhowaad 250 xildhibaan ayaa waxaa ajendaha looga hadlayey uu ahaa magacaabida guddiga doorashooyinka madaxweynaha. Hase ahaatee mowshin ay ku saxiixan yihiin illaa 15 xildhibaan ayaa loo gacan…

Read More

Somaliland: Abaar Talo iyo Abaar Duunyo Qormo Xiise Leh Iyo Qalinka Suxufi Muuse Jaambiir

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Gaajo ma jirto/ Waa jirtaa. Abaari ma jirto/ Waa jirtaa. Doorashadu kuma dhici karto waqtigeedii/ Way ku dhici kartaa. Kaadhadhka halla qaybiyo/ Lama qaybin karro oo Abaartaa diidday. Dadka halloo gurmado, doorashaduna waqtigeeddii ha dhacdo/ Suuragal maaha taasi ee marka hore codbixiyaha halloo gurmado, doorashadanna dib halloo dhigo. Dadka reer…

Read More

Dekeda Magaaladda Berbera oo Weli u Xidhan Sicir Bararka Somaliland Ka Taagan iyo Baanka Dhexe oo Lagu eedeeyay inuu Suuqa soo Geliyey Lacag Shilling Somaliland ah

Berbera 25. January 2017 (SDN/QJ):- Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa ganacsatadu waxay gebi ahaanba albaabada u laabeen maalintii labaad meheradihii ganacsiga iyagoo ka cabanaya sicirbarar beryahanba saameeyay nolosha guud ee dadweynaha Somaliland. Shiliinka somaliland ayaa qiimo dhac weyni ku yimid labadii bilood ee ugu danbeeyay. Xuseen Cawil Cabdillaahi oo ah nin ka ganacsada magaalada…

Read More

Obama Mushahar Intee Leeg Ayuu Qaadan Doonaa, Isaga Oo Shicib Ah?

Washington 25. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Dalka Maraykanka Obama ayaa waxa uu qaadan doona kala badh Mushaharkii uu qaadan jiray. Waxaana la cadeeyay in inta noloshiisa ka hadhay ay ilaalin doonaan ciidamo gaara, waxa kale oo Obama loo fududayn doonaa arrimaha la xidhiidha dhinaca Caafimaadka iyo safarada uu u baahdo sida aanu ka…

Read More

Lammaane Ka Soo Kala Jeeda Qoysaska Boqortooyada Cumaan Iyo Japan Oo Is Guursaday

Cuman 25. January 2017 (SDN/QJ):- Amiir ka mid ah Amiirada Dalka Cumaan oo la dhashay Boqorka Dalka Cumaan ee Boqor Suldaan Qaabuus ayaa waxa uu guursaday gabadh uu dhalay mid ka mid ah Amiirada Dalka Japan oo magaciisa la yidhaa Masahiko Vakuda, arrintan ayaa noqotay mid aad u soo jiidatay warbaahinta Caalamka maadaama oo lammaanaha is guursaday…

Read More

Suuqyada Hargaysa oo uu Mar Qudha Hoos u Dhacay Qiimaha Sarifka Dollarka & Waxa Sababay

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Sarifka Suuqyada Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa ayaa maanta saacado kooban isku bedelay ka dib markii ay maanta go,aamo saamayn ku yeeshey sarifka Lacagta Doolarka ku dhawaaqdey Xukumada Somaliland. Sarifka Doolarka ayaa Caawa ilaa Galabta wax wayn iska bedelay waxaana Boqolkii Doolar 100$ oo saaka lagu sarifeeyey 850,000 ilaa 820.000 kun…

Read More

Qaybo Ka Mid ah Bulshada Caasimada oo Maanta Dhigay Bannaan Bax ay Dareenkooda ku Muujinayeen Xaalada Sicir Bararka DAAWO

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Dhacay Mudaharaad ay ka qayb qaadanayeen Qaybaha Bulshadu Isla Markaana ay ku Soo Bandhigayeen Heerka adag ee uu Marayo Sicir Bararka ka Taagan Dalka oo Saamayn ku Yeeshay Nolosha Bulshada. Suuqa Gobanimo oo ah kan labaad ee ugu weyn magaalada Hargeysa ayaa Meherada Badankooda Saaka…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Awaamiir Adag Ka Soo Saartay Sicir Bararka & Adeega Zaad iyo E-Dahab oo Go’aamo laga soo Saaray DAAWO

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Fadhi aan Caadi ahayn oo Golaha Wasiirada Somaliland uu Maanta Yeeshay oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Goluhu ka Soo Saaray Awaamiir adag oo ku Saabsan Sidii Hoos Loogu dhigi lahaa Sicir Bararka. https://www.youtube.com/watch?v=9KHk_C09S4E

Read More

Qodobo xasaasi ah oo laga soo saaray kulanka xildhibaanada labada aqal uga socda Muqdisho

Muqdisho 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka oo kulankoodii ugu horeeyey ku leh magaalada Muqdisho ayaa soo saaray illaa lix qodob oo ku saabsan doorashada Madaxweynaha Somalia. Qodobada ay soo saareen Xildhibaanada labada aqal ayaa waxa la sheegay in lagu maamuli doono doorashada Madaxweynaha, waxay kala yihiin sidan:- 1-In guddiga doorashada heer federaal…

Read More

Gudoomiye Faysal Iyo Cirro oo Lix Bilood Soo Jeediyey in Xukuumadda Loo Kordhiyo,Muuse Biixi oo aan Go’aan laga Hayn,Madaxweynaha oo Ka Aamusay Iyo Gudoomiye Saleebaan oo Dalka Yimid

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Saddexda xisbi qaran ayaan weli heshiis ka gaadhin mudada ay tahay in loo kordhiyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa, mar haddii la isla qaatay inaanay doorashadu qabsoomi karin March 2017, abaaraha adag ee dalka ka jirta dartood. Labada xisbi mucaarad ayaa si midaysan u soo jeediyay in la sameeyo muddo kordhin…

Read More

Tirada Guud ee Somaliland Iska Diiwaangelisay Codaynta Doorashada oo la Baahiyey,Tirada Rasmiga ah & Cida soo Saartay

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobey ayaa shaaciysay tiradda dadwaynaha isu diiwaangaliyey codbixinta doorashooyinka  Somaliland ee soo socda,iyada oo sidaasna lagu sheegay warbixin loo gudbiyey golaha amaanka qaramada Midoobey.   Xoghayaha guud ee qaramada Midoobey Mr.Antonio Guterres oo soo saaray warbixintiisii u danbaysay oo uu kaga hadlay arrimaha somaliya ,waxa uu qayb kamid ah…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘‘Muran Meel Laguma Gaadho ”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Hoggaamiyaha WADDANI oo soo Bandhigay Afar Kooxood oo iskugu soo Hadhi doona Xisbul-xaakimka KULMIYE

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo bandhigay  afar kooxood oo uu sheegay inay   iskugu soo hadhi doonaan xisbal-xaakimka KULMIYE, dadka intiisa kalena ay iskugu tagi doonto xisbiga WADDANI. Hoggaamiye Xirsi waxa uu xisbiga KULMIYE noqon doono mid la isku khasbo, waxa kaloo sheegay inay…

Read More

“Haddii Muuse naga diido Lixda Bilood Arbacadaan Guurtida odhanayaa Heshiin weynaye Kordhiya..” Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay haddii Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbigiisu la qaadan waayaan in muddo-kordhin la sameyo wakhtiga lixda bilood ah ee ay soo jeediyeen labada Xisbi Mucaarad ama wax ku dhaw oo laga doodo la…

Read More

“Saleebaan Iyo Xaaji Cabdi-na Iyo Kooxdaasi Shaqo Kaleba May Qaban intii Dalka Lagu Soo Noqdey Waa Muddo Kordhin Waxay Goor Walba Ka Shaqeeyaan,Sicir Bararkana…..”Ex-Wasiir Maxamed Xaashi

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ex-wasiir Maxamed Xaashi Cilmi,oo qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa waxaa uu eedeymo Cul-culus u jeediyey golaha guurtida Somaliland waxaana uu ku sifeeyey shakhsiyaad aan aheyn qaar xishoonaya isla markaana shaqadoodii ku soo koobay muddo kordhin. Ex-wasiir Maxamed Xaashi Cilmi,ayaa eedeymo aan kala go’ahayn ku garaacey…

Read More

Awaamiir Midowga Yurub Fareen Madaxweyne Axmed Siilaanyo inuu Dabaqo & Nuxurka Fariimahaas oo uu Ka Warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibadu DAAWO

Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka warbixiyay wafti balaadhaan oo ay hogaamineyso safiirka midowga Yurub oo kulan kula qaatay madaxweynaha qasriga madaxtooyada. Waxaanu sheegay in ujeedada socdaalkoodu ay aheyd xog ogaal u noqoshada xaalada abaareed iyo ta doorashada. Waxaanu wasiirku sheegay in waftigan ay kala hadleen…

Read More

“Muuse Kursigaa U muuqde Uma Muuqdan Dadka Abaaraysani,Xisbigii KULMIYE Wuxuu Noqdey Xisbi Jeel Majnuun Ah” DAAWO

Burco 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad ballaadhan oo degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer loogu qabtey garabkii aqlabiyadda ee ka soo go’ay xisbiga UCID. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka soo qayb galey saraakiisha sar-sare ee xisbiga WADDANI. Guddoomiyaha haweenka ee xibiga WADDANI ee gobolka Togdheer Marwo Laki…

Read More

Xarun Lagu Xannaaneeyo Harima-Cadka oo Laga Furay Mid Ka Mid ah Magaalooyinka Somaliland + Dareenada ay Dadweynuhu ka Bixiyeen DAAWO

Boorama 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Midka ka mida magaalooyinka ugu caansan Somaliland ayaa waxaa laga sameeyay xero lagu xanaaneeyo Harima-cadka. Dadweynaha ku dhaqan magaaladaasi ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay, arintan Harimacadka goobtani lagu xanaaneynaayo iyaga oo dadka intooda badani aragtida ay qabeen ay tahay inuu ahaa Shabeel.   Magaaladan laga furay madashan lagu xanaaneeyo Harimacadka…

Read More