Webmaster

Wasiir Faratoon oo ka Hadlay Guddoomiyihii Sarriflayaasha Hargeysa oo Saldhigga Booliska ku Dhintay

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Ciir (Faratoon), ayaa ka hadlay geerida Guddoomiyihii Sarriflayaasha magaalada Hargeysa oo ka mid ahaa shan Ruux oo Sarriflayaal ah oo Ciidanka Ammaanku ku xidhay Saldhigga dhexe ee Booliska Hargeysa oo uu ku geeriyooday. Guddoomiyihii Sarrifleyaasha magaalada Hargeysa Cabdillaahi Cali Bare, ayaa Shalay ku geeriyooday Saldhigga…

Read More

Culimo Faysal Cali Waraabe ugu Bushaareeyey Riyo lagu tusay Isagoo Madaxweyne ah, Kitaabna Gacanta u saaray DAAWO

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):-Culimada Reesh Sheekh Maxamed Carab oo ah Culimo caan ah oo deegaan ku ah degmada Xaaji Saalax oo ka tirsan gobolka Daad-madheed (Oodweyne), ayaa Hargeysa ugu yimi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo ay sheegeen inay ku riyoodeen isaga oo Madaxweyne ka noqday Somaliland, isla markaana Cadaalad…

Read More

“Baanku wuxuu Caddaynayaa in Zaad-ku saamayn weyn ku leeyahay Sicir-bararka, Amarkuna wuu fulayaa ..” Baanka dhexe DAAWO

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey War-Saxaafadeed ay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom shalay soo saartay oo ay ku sheegtay inaan adeegga Lacagta Taleefannada gacanta la isugu diro ee Zaad wax saamayn ah ku lahayn Sicir-bararka iyo Sarrif-bararka Doollarka iyo qiimo-dhaca Lacagta Somaliland, isla markaana aanu suuragal farsamo…

Read More

Dawladda Kuwayd oo Dil Deldelaad ah ku fulisay Toddoba Qof oo Midkood Qoyska Boqortooyada ka tirsanaa

Kuwait 27. January 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Boqortooyada Kuwait, ayaa deldeshay Toddoba Maxbuus, waana markii u horraysay ee ay dawladdu dil fuliso tan iyo 2013-kii, Dadkaasna waxaa ka mid ahaa Qof Qoyska Boqortooyada ka tirsanaa. Waxaa lagu deldelay Xabsiga dhexe sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee dawladda Kuwayd ee Kuna. Qofka Qoyska Boqortooyada ka tirsan, ayaa lagu sheegay…

Read More

“Masuulka Telesom u hadlay wuxuu Caddeeyey Dhiig-miirad inay yihiin, Xadhiggiisana waan..” W/Ku-xigeenka Maaliyadda

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cali Dhagoole, ayaa sheegay in Masuul u hadlay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom markii ay soo baxeen go’aammada Xukuumaddu ku xallinayso Sicir-bararka iyo qiimaha Sarrifka Doollarka ee qiimo tiray lacagta dalka uu muujiyey inay Shirkad ahaan Dhiig-miirad yihiin, isla markaana aanay u tudhaynin Shacabka dhibaatooyinka Abaaraha…

Read More

Madaxweyne Adama Barrow oo dib ugu laabtay dalkiisa, si diirana loo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)

Gambia 27. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa dib ugu laabtay dalkiisa si uu awooda ula wareego. Shacab fara badan ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimadda Banjul, iyadoo Barrow lagu dhaariyay dalka Senegal todobaadkii hore. Madaxweyne Barrow waxaa safarkiisa ku wehliya ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan galbeedka Afrika Maxamed…

Read More

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhiga ciidanka Kenya ee Kulbiyow

Muqdisho 27. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerarkii saaka aroornimadii xoogaga Al-shabaab ku qaadeen degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose oo ay saldhig milateri ku leeyihiin ciidamada kenya. Boqolaal ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab ayaa la sheegay iney degaankaas weerar culus ku qaadeen, kaasoo ku bilowday gaadiid loo adeegsaday qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu…

Read More

Ninkii hogaaminayey weerarkii hotel Dayax oo la aqoonsaday (Magaciisa iyo sawirrkiisa)

Muqdisho 27. January 2017 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya oo ay baahinayaan qaar ka mid ah idaacadaha gudaha ayaa sheegaya in la aqoonsaday ninkii hogaaminayey weerarkii maalintii Arbacada lagu qaaday hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho. Nin magaciisa lagu soo koobay C/raxmaan Fatxi ayaa la sheegayaa inuu hogaaminayey weerarkaas oo galaaftay nolosha dad kor u dhaafaya 30 ruux…

Read More

Trump oo la soo baxay xeelad yaab leh oo dowlada Mexico looga qaadayo lacagta derbiga lagu dhisayo

Washington 27. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Mareykanka ayaa canshuur dheeraad ah ku soo rogay allaabta Mexico laga keno ee dalkiisa lagu iibiyo, si lacagtaas loogu bixiyo qarashka derbiga. Afhayeenka aqalka cad ayaa sheegay in Qorshahan uu soo baxay saacado ka dib markii madaxweynaha Mexico uu joojiyay booqasho uu ku tagi lahaa Washington, ka dib qilaaf ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Saaray Qorshe Degdeg Ah Oo Lagu Joojinayo Sixir Bararka Dalka Ka Jira,Hakin uu Ku Sameeyay Qaybo ka Mid ah Miisaaniyada 2017 & Awaamiir uu Siiyay Shirkadaha Ganacsi

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa soo saaray wareegto ujeedadeedu tahay qorshe degdeg ah oo lagu joojinayo sixir bararka dalka ka jira. Wareegtada Madaxweynaha ayaa waxay u dhigneyd sidan:- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/WM/222-4504/012017, ka saxeexay Qorshaha Deg-dega…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Dagaalo Dhawrkii Cisho ee u Danbeeyay Ka Socday Deegaan Ka Tirsan Buuhoodle oo u Dhexeeya Laba Ardaa oo Walaalo ah

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka golaha wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ka hadlay dagaal beelo walaalo ah ku dhexmaraya degmada Buuhoodle ee gobolka Cayn. Dagaalka oo dhaliyay khasaaro naf iyo maalba leh ayaa todobaadkan ka taagnaa degmadaas iyadoo ay ku dhinteen ilaa dhowr ruux oo katirsan dhinacyada dagaallamaya….

Read More

Boqortooyadda Sucuudiga oo Somaliland Soo Gaadhsiisay Raashin Loogu talo galay ilaa 30 Kun oo Qoys DAAWO

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Guddida Heerka Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somaliland oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Ka Degmada Berbera ayaa Ka Qayb galay Kulan Lagu Daahfurayay Raashin ay Boqortooyadda Sucuudigu ugu Talo Gashay Dadka Somaliland ee Ku tabaaloobay Xaalada abaareed ee dalka ka Jirta.

Read More

‘’Boqolkiiba kontan dhaqaalaha laga qaadayo Musharaxiinta waxaa lagu  taageerayaa Gurmadka abaaraha’’ Prof Jawaari DHAGAYSO

Muqdisho 25. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya labada aqal oo kulan kuyeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay isku raacayn in dhaqaalaha laga qaadayo musharxiinta u tagan qabashad Xilka Madaxweynaha Boqolkiiba kontan loogu Deeqo Shacaba Abaaraha ay saameeyeen.   Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed shiikh Cismaan Jawaari uu dhinac Fadhiyay Gudoomiyaha Xildhaibaanada Aqalka Sarae Cabdi…

Read More

Xarunta Xuquuqul insaanka Somaliland oo Sheegtay Tacadiyo inay Shacabka u gaystaan Booliska

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Hay,ada Madaxa Banaan ee Xuquuqul insaanka Soomaaliland Mudane Guulleed Axmed Jaamac ayaa sheegay inay hayaan cabasho badan oo ka timid shacabka Soomaaliland taas oo ay keentay Tacadiyo ay gaysteen ciidamada Booliska ee maamulkaasi.   Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu sheegay tacadiyadaasi inay qayb ka yihiin kuwo Bulshadu ay kala…

Read More

Gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la Wareegay  Hogaanka Dalka Somalia Mudada Marxalada Kala Guurka

Muqdisho 25. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari  ayaa xalay la wareegay hogaanka Dalka Kadib Kulan uu la qaatay Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare cabdi Xaashi  Cabdullaahi .   Gudoomiye Jawaari ayaa lawareegayo Ciidamada Sugidoono amaanka Doorashada maamulida ilaha dhaqaalaha  iyo dhamaan shaqadii uu qabanayay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan dhaxmaray…

Read More

“Haddii ay Xukuumadda Wax Ka Qaban Weydo Xaaladan Guryahooda Ayaa looggu Soo Daadan Doonaa.”.Siyaasi Cali Cantar DAAWO

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah mas’uuliyiinta hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI, ayaa si aada uga deyriyey xaaladda uu dalku marayao, waxaana uu Xukuumadda iyo wasiiraddeed ba uga digay in haddii aan wax laga qaban Sicir bararka la iskugu soo daada doono guryaha. https://www.youtube.com/watch?v=kZ67Yavz2CA

Read More

Wasiirka Madaxtooyada Oo Faahfaahiyey Waxa Lagaga Wada-hadlay Shir Deg-deg Ah Oo Golaha Wasiirradu Yeesheen

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sharaxaad ka bixiyey Ka bixiyey go’aamo ka soo baxay shir aan caadi ahayn oo ay shalay yeesheen Golaha Xukuumadda Somaliland. Shirkan oo uu isugu yeedhay xubnaha Golaha Wasiirada Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ku saabsanaa qiimo dhaca shillinka Somaliland, iyo sidii wax…

Read More

Xildhibaan Golaha Wakiilada Ah Oo Siba’an U Wareeray Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Kana Hadley Mudahraadkii Hargaysa ka Dhacay DAAWO

Hargaysa 25. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Maxamuud Cabdule Cali kana mida xildhibaanada golaha wakiilada ee gudida kheyraadka ayaa si adag u weeraray wasiirka macdanta iyo tamarta.   Sidoo kale waxaa uu xildhibaankani ka hadlay in sababta mudahraadka dhalisay ay tahay sixir bararka xoogan ee wadanka saameyey ee xadhaha goostay. https://www.youtube.com/watch?v=O5fpQHtISyI

Read More