‘’Siilaanyo Sharciga Dalka Ma aha,Waxna kama Bedeli Karo,Muuse Biixi,Cirro iyo Faysal Midna Distoori ma aha,Maxkamad ayaa Xukuntay Doorashada oo Wax ka Bedeli Karta’’ Boqor Buur Madow
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in arinta Doorashada aanay awood u lahayn inay ka hadlaan ama wax ka bedelaan Madaxweynaha, Axsaabta Qaranka iyo Komishanka Doorashooyinku, waxaanu tilmaamay in Maxkamada sare ee Somaliland oo qudhi wax ka bedeli karto, marka loo eego sharci…
