Hogaamiyihii ugu horeeyey ee Carbeed oo kulan la qaadanaya Madaxweyne Donald Trump
Washington 29. January 2017 (SDN/QJ):- Boqorka dalka Urdun, C/llaahi Bin Xuseen Bin Talaal ayaa la filayaa inuu maalinta Isniinta ee beri booqasho uga bilaabato dalka Maraykanka. Waxaa uu noqon doonaa hogaamiyihii ugu horeeyey Carabta ee la kulma Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump. Booqashadiisa ayaa ku soo beegantay iyadoo Donald Trump uu saxiixay…
