Shaqadii Kowaad ee Madaxweynaha Cusub ee Dalka Maraykanku uu Durtaba Saxeexo
Washington 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Donald Trump ayaa qaaday tallaaabadii ugu horeysay isagoo ah madaxweyne, wuxuu saxeexay amar ah in is bedel lagu sameeyo ceymiska caafimaadkaa ee Obama uu aasaasay. Laamaha uu amray wuxuu u sheegay inay yaareeyaan dhaqaalaha dulsaaran ceymiska oo loo garanaayo Obamacare. Hadal uu shalay ka jeediyay xafladdii dhaarinta, wuxuu sheegay inuu “dadka Amerika…
